IKOCHAIN

5 posts

IKOCHAIN banner
IKOCHAIN

IKOCHAIN

@IKOCHAIN

Iko is a cutting-edge blockchain technology company at the forefront of innovation in the decentralized ledger space. Established in 2024

Katılım Şubat 2024
33 Takip Edilen7 Takipçiler
IKOCHAIN
IKOCHAIN@IKOCHAIN·
@Whalepump J3y8ELSg91Db9CCvjcYgyDgzZArggLV8C38ampu5221g
Français
0
0
0
1
IKOCHAIN
IKOCHAIN@IKOCHAIN·
@OGAA_NSHO Yaa salaam halyeey fartaada ha koreyso waligeed intaan dhabahaan ku taagan tahay
हिन्दी
0
0
0
0
Ogaansho
Ogaansho@OGAA_NSHO·
Soomaaliya waxaa imaan doono 🔹jiil aanan rumaysnayn xuduud beenaad shisheeyuhu dhigay 🔹jiil aanan rumaysnayn ciidan shisheeye iyo karaamo xumo 🔹jiil aanan rumaysnayn caabudida ninka cad 🔹jiil duugi doono dhamaan marxaladaan wasaqda iyo karaamo la,aanta ah 🔹Jiil aanan rumaysnayn dhamaan wixii dhacay laga soo bilaabo maalinkuu gumaysiga yurub imaaday dhulkeena , jiil aanan rumaysnayn waxa lagy magacaabo maalinta xoriyada bugta ah iyo maalinta waxaas iyo waxaas jiil ilaahay kaliye rumaysan cid kale oo banii aadam ahna aanan waxba ka sugaynin inta ka horayso waa uun maalmo imtixaan ah
Ogaansho tweet media
Suomi
131
54
1K
37.8K
IKOCHAIN
IKOCHAIN@IKOCHAIN·
@HalganDahir @OGAA_NSHO kaliya aamiin ii dheh. Allaah maalinka aakhiro isku meel idinka soo saaro adiga iyo ciidamada mareykanka
Indonesia
0
0
0
4
Festo🇸🇴
Festo🇸🇴@HalganDahir·
@OGAA_NSHO Mabaxayaan America wa wadanka Naga saacida ladagalanka argagaxisad nuucaaga oo kale Wana walaleheen guul Libaaxyada America🇺🇲
Filipino
19
0
6
1.9K
Ogaansho
Ogaansho@OGAA_NSHO·
Sidaan oo kale Xassan shiikh iyo baarlamaankiisa ma ku dhiiran karaan in ay ciidanka abi axmed ka saaraan Soomaaliya sida xukuumada ciraaq u amrayso ameerikaanka in ay dalka uga baxaan !! Jawaabtu waa NOOOO . Dowlada federaalka waxaa ku soo dagsan Software ayna ciidan shisheeye la'aantii noolaan karin .
Ogaansho tweet media
Suomi
50
23
442
25.7K