illuminati🔺️👁

7 posts

illuminati🔺️👁

illuminati🔺️👁

@Josea143

Katılım Şubat 2019
265 Takip Edilen5 Takipçiler
illuminati🔺️👁
illuminati🔺️👁@Josea143·
@AAbdishakur Tuuga bada gatay hadana leh shacabka somaliyeed ha i cawwiyaan inuu hadlo umaba banaana tuug baa thy doonaya inuu dalkana iibsado sh, mohamed cabdi umal ayaaba warkaga soo afjaray tuug qaa,inal wadan inaa thy allow kusoo qabay
हिन्दी
0
0
0
0
Abdirahman Abdishakur
Abdirahman Abdishakur@AAbdishakur·
Maxay dawladu uga cararaysaa su’aalaha la xariira waalidiinta wiilashooda Eretria loo diray? Madaxweyne ismaahiskii ha ku derin ismashquulin ee wiilasha maqan meel ku sheeg.
Eesti
98
39
223
0
Mohamed Hassan Cashara
Mohamed Hassan Cashara@CasharaHassan·
@AAbdishakur Farmaajo iska dhacin moyee malahan wadahadal waxuu aminsanahy inuu wadankan ku cawinyaaan Elataria iyo Ithobiya balse waxuu Hilmaamay inuu somaliya Qadanen waxuu aminsanahy xaqiiqda ayuu wajahayaa taas ayana ah mida uu ku Qanci donaa insha allah ♥
Indonesia
1
0
0
0
Abdirahman Abdishakur
Abdirahman Abdishakur@AAbdishakur·
Guddiga doorashada ee la doonayo in ay dadka u dhexeeyaan waxay boggooda Facebook ku aflagaadeeyaan mid ka mid ah murashaxiinta xilka madaxtinimada u taagan. Waa in ay degdeg isku casilaan
Filipino
80
45
201
0
Villa Somalia
Villa Somalia@TheVillaSomalia·
Alle ha u naxariisto Abwaan Cabdullaahi Xersi Baarleex oo ku geeriyooday Hayderabad, Hindiya. Wuxuu ahaa abwaan gole-ka-fuul ah oo af iyo addinba ku difaacay dalka iyo dadka. Qoyskiisa iyo qarankaba Eebe sabar iyo iimaan haka siiyo, isagana jannadii Firdawsa Alle haka waraabiyo.
Filipino
74
45
259
0