Mohamud Aidid Dirir

136 posts

Mohamud Aidid Dirir banner
Mohamud Aidid Dirir

Mohamud Aidid Dirir

@Mo_Dirir

Minister of Youth, Sports and Tourism - Puntland. @MOYSTPuntland

Garowe Katılım Eylül 2015
45 Takip Edilen1.5K Takipçiler
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
facebook.com/share/p/18M9s3… Maroodigu takarta saaran ma arko ee kakale ta saaran buu arkaa, Goorma ayey aragti qaran yeesheen kooxda cali ka tirsanyahay ee xasan dal xaraashe hogaamiyo ummadii soomaaliyeed mid ay xabaalaha kala soo baxaan iyo mid ay ifka ku barakiciyeen bay kadhigeen
Filipino
2
0
4
310
Mohamud Aidid Dirir retweetledi
Puntland Ministry of Youth, Sports and Tourism
Garowe, April 7, 2025: #Puntland’s Minister of Youth, Sports & Tourism, Mahmoud Aidid Dirir, officially assumed office after taking over from former Minister Hodan Said Hassan. Deputy Minister Mohamed Mahmoud Daad also assumed office from former Deputy Minister Said Salax Seed.
Puntland Ministry of Youth, Sports and Tourism tweet mediaPuntland Ministry of Youth, Sports and Tourism tweet mediaPuntland Ministry of Youth, Sports and Tourism tweet mediaPuntland Ministry of Youth, Sports and Tourism tweet media
English
0
2
0
112
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
facebook.com/share/v/1GhNkW… the situation in Somalia’s Southwest State has indeed became very tense and concerning. This is a serious escalation between the federal government of Somalia in Mogadishu and Southwest State of Somalia.
English
0
0
0
157
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
Waxaan u hanbalyeynayaa Madaxwaynaha Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Laftagareen go’aanka geesinimada leh ee uu qaatay in uu qabto doorashada Dastuuriga ah ee Koonfur galbeed iyo magacaabida gudigii doorashada qabanlahaa.
Mohamud Aidid Dirir tweet media
Indonesia
1
7
17
1.2K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
Xildhibaanadii Dawladda federaalka ku metelayey Puntland ayaa caawa xasan sheekh ku weeraray Hotel Airport.
Indonesia
12
5
21
4.3K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
facebook.com/share/p/17GuLw… fiqi Waa alshabaab, khilaafka siyaasaddeed isaga iyo xukuumadiisa ayaa asal u ah hasha geela cunta ee cabaada weeye, Waa ninkii ku shirbayey abey Ahmed waa igaar Abgaal, dhamaan logo dhaqaalaha ee dalka xasan isagaa shisheeye u saxeexay latashila’aan,
Indonesia
4
2
8
1.5K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
facebook.com/share/r/1C4pRr… xasanow ma awoodaa in aad ciidan kartidaa leh abaabusho oo aad xero ciidan kula hoyato oo ay kula qaataan qorshahaaga kuna dhaqaaqaan. Soomaaliyey dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa, Puntland waa badbaadada soomaaliya.
Indonesia
7
2
14
2K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
Subax wanaagsan arooryo Suuban Madaxwaynihii Soomaali Sugaysay Soo Saaka Xamar Ma joogo. Way ku mahadsanyihiin xildhibaanada senetarada, siyaasiyiinta, dadwaynaha, barbaarta Gaashaaman, warbaahinta, isu soobixii ay ku soo dhoweeyeen Madaxwaynaha mustaqbalka Soomaaliya Deni.
Suomi
13
6
38
3.3K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
@jihansomali Adiga iyo aabahaaba taladiinu way soo urtay, sawir waxba idin tarimaayo, Soomaali kuwii dhintayna aakhiro baad kaga Dabatagteen, ifka kuwii joogayna mid aad barakiciseen, mid aad disheen iyo mid aad gaajayseen bay noqdeen.
Filipino
18
1
7
3.6K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
facebook.com/share/r/1C2kVH…. Difaacii 1aad ee xasan isku halaynayey inta aanu furmin shirka wadatashiga wuxuu ahaa shir gudoonka baarlamaanka isna waa la jebiyey. Waa u shidan cakuye hawl adduun caraway iigu darantee xaggee baan cuskadaa!!!!!!
Indonesia
4
1
7
1.2K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
Ninkii tiisa daryeela ayaa tukale ku dara, xasan sheekh amaankiisa ayuu damaanad qaadiwaayey oo villa Somalia horteeda ayaa lagu diligaadhay dadkii la socdayna qaar lagu dilay yuu amaankiisa damaanad qaadikaraa?
Filipino
16
9
38
4K
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
@IssaDhollowaa Qabyaaladu markay ku indha tirto oo aad Qoys Hoose ku meeraysato waa sidan oo kale ayaamihii khayrka ayaa lagu jiraa in aad cibaadaysato baa kuu fiicnaanlahayd. Cimrigaaga iyo aragtidaadu way Kala hooseeyaan.
हिन्दी
4
2
9
372
Mohamud Aidid Dirir
Mohamud Aidid Dirir@Mo_Dirir·
facebook.com/share/r/1BSmJv…. Ilhan Omar waxay muujisay geesinimo, kartideeda iyo isku kalsooni qofnimo iyadoo aan sugin waardiyeheeda ayey si kalsooni leh u difaacday nafteeda iyo sharafteeda. Hanbalyo cadowgeedii wuu jabay
Filipino
1
3
11
1.4K