Mohamed Baldho

9.6K posts

Mohamed Baldho banner
Mohamed Baldho

Mohamed Baldho

@Mobaldho

Public Policy, Security & Governance Expert | Dual MAs in Public Administration & International Relations.

Nairobi, Kenya Katılım Nisan 2010
679 Takip Edilen4.7K Takipçiler
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
DAAHFURNAAN Daahfurnaantu waa tiirka ugu weyn ee dowlad wanaagga. Waxay xaqiijisaa in habraacyada dowladda, go’aammada, iyo xogtuba ay u furnaadaan shacabka, loona heli karo si fudud. Furfurnaantani waxay muhiim u tahay dhowr sababood oo asaasi ah: 1. Waxay ka hortagtaa musuqmaasuqa Marka wax walba bannaanka yaallaan, way adkaanaysaa in masuuliyiintu ku dhaqaaqaan tallaabooyin sharci darro ah, kuwo tuhun dhalin kara iyo in ay awoodda dowladnimada si khaldan u adeegsadaan. Sidoo kale way adag tahay in ay qariyaan laaluush, eex, ama ku takrifal hanti dadweyne. 2. Waxay dhistaa kalsoonida shacabka Dadku waxay si sahlan u taageeraan sharciga isla markaasna u hoggaansamaan marka ay hubaan in madaxdu si daacad ah ugu shaqaynayaan sharciga. 3. Waxay xoojisaa Isla xisaabtanka: Go’aan qaadayaashada masuuliyiintu waxay si macno leh u fushaa marka ay shacabku ogyihiin in ficilladooda iyo natiijooyinka ka dhasha la dabagalayo oo ay indhaha ku hayaan. Intaa iyo waxyaabo kale oo sal u ah marka la waayo, waxaa meesha ka baxaysa daahfurnaanta oo gundhig u ah dowlad wanaagga. Dadweynow imisa safar oo idinka qarsoon ayaa dhacday? Imisa ayaa ogtihiin in ay dhaceen balse aydnaan war u hayn waxa lagu gorfeeyey iyo go’aamada masiirkiina ku saabsan ee lagu gaaray? Ugu danbayn, waxaa isweydiin leh, aaway saxaafaddii wax baari lahayd, ogaan lahayd, falanqayn lahayd, dabadeedna dadweynaha la wadaagi lahayd ficilada masuuliyiintu ku kacaan.
Filipino
0
0
0
86
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Masha’Allah Mansuur Ahmed, guulayso adeer. Brilliant!
Eesti
0
0
2
142
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Margaret Thatcher (the Iron Lady), the former British Prime Minister, once made a profound observation that remains highly relevant today. Russia, for instance, possesses immense natural resources, yet natural wealth alone does not make a nation truly prosperous. Nations achieve lasting prosperity through free enterprise, innovation, strong institutions, hard work and economic liberty. Wealth is ultimately created by people, not merely extracted from the ground. For Somalia to advance economically and improve the quality of life for its citizens, it is essential to establish security, political stability and a coherent economic strategy capable of delivering meaningful and lasting change for ordinary people.
English
0
0
1
61
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Waxay oran jireen ma kitaab buu ka akhristay! Is he reading from history books?
English
0
0
0
40
Mohamed Baldho retweetledi
Kassim Gabowduale
Kassim Gabowduale@gabowduale·
A beautiful rainy evening in Mogadishu, the sound of the maqrib prayers echoes across the city and you know that this city gave a lot to many people and it is time to make responsible choices and protect the city and the people from any further suffering.
English
5
15
146
6K
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Aduunyo waa taas! “Lacaadamaay aduunyood lumiyaay fogeeyaay”. Si walba oo aad dhalinyaro u tahay, si walba oo aad xoog u leedahay, si walba oo aad awood u leedahay oo amarkaagu u fuli, aakhirka xaalku waa gabow ay geeriyi ka danbayso. Madaxweyne Carter marbuu dunida u sarreeyey. Warka maanta warbaa xigin.
Mohamed Baldho tweet media
Filipino
0
0
0
64
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Knowledge transfer is vital for Somali youth, addressing a crisis where 60-70% are unemployed. Many graduates lack the practical skills needed for the economy. TVET programmes bridge this gap, providing hands-on experience in ICT, fisheries and agriculture to unlock real job opportunities. Well done ustaad Ali H Warsame👏.
Ali H. Warsame@alihwarsame

Leading a 2-day interactive training in developing skills through Technical and Vocational Education and Training #TVET, emphasising the importance of Public Private Partnerships and the role of the PL Ministry of Education & Higher Education. The programme was funded by @iom_somalia and facilitated @MOEHEPuntland. The participants were fully engaged in serious discussions on empowering youth with labour market-responsive tools to secure employment and to make #TVET centres effective and efficient in creating the right skills needed by the labour market.

English
0
1
1
566
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
DUUBABKA IYO SIYAASADDA Waxaa wanaagsan in odayaasha dhaqanku siyaasadda ka dhowrsadaan oo xoogga saaraan hawlihii loo igmaday sida hoggaaminta beelaha, xallinta khilaafaadka iyo shaqaaqooyinka sida gaarka ah u taabanaya, ka shaqaynta nabdda, bixinta magaha iyo maasaalixda reerahooda iyo u xaqsoorka iyo u garqaadka ummadaha ay odayaasha u yihiin. Odayaasha uma wanaagsana in ay siyaasadda dhexboodaan ayna dayacaan masuuliyaddii lagu ogaa, oo aanay cidna ku soo dhaafin in loo dhaafana aanay ogolayn. Haddii oday dhaqameedyadu masuuliyaddooda ka soo dhalaalaan, taasu waxay qeyb weyn oo macno leh ka qaadanaysaa jiritaanka bulsho xasiloon, nabd ah, oo horumarka iyo aqoonta ku tartanta. Haddii odayaashu siyaasadda ku milmaan, waxay keenaysaa dhibaato weyn oo ka dhalata masuuliyaddii ay dayaceen; qabyaaladda oo xoogaysata iyo in ay eex iyo xaqdarro ka shaqeeyaan, oo marwalba ay garab u noqdaan cidda ay filayaan in ay ka helayaan dano gaar ah oo gaaban. Waxaa dhulka ku dhacaysa xushmaddii iyo karaamayntii loo hayey, waxaana bilaabanaysa oo caado noqonaysa in ciddii ay dulmiyeen ay iska dhiciso. Hadab waxaan kula talinayaa in odayaashu siyaasadda u daayaan dadka ka shaqeeya, oo ay gacan ku siiyaan, talo wanaagsan siiyaan, gefafka iyo khaladaadka dhacaya ay marjac u noqdaan, balse ayagu aanay noqon kuwo horbooda hawl aan weli u bislaan, oo aan baahideedu soo gaarin. Odayaashu waa in ay noqdaan geedfadhi marjac loogu yimaado sidii ay ahaan jirtay. Waa in ay ka dheeraadaan curinta hawlo aan u ool, caddaalad darro iyo eex aan dhib mooyee dheef u keenayn. Mohamed Baldho @highlight
Indonesia
0
0
0
53
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Warbixin kooban oo aan ka diyaariyey safarkaygii dalka Norway. Waxaan si gaar ah u dul istaagay Nobel Peace Prize, oo aan booqday xarunteed oo ku taal magaalda caasimadda ah ee Oslo.
Filipino
0
0
0
44
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Gobanimadii oo qof ah Dr Bashir Ali Bihi. At most respect🙏.
Mohamed Baldho tweet media
Indonesia
0
0
2
74
Mohamed Baldho retweetledi
Ali H. Warsame
Ali H. Warsame@alihwarsame·
Where it began & where it stands now. Does history repeat itself? 🤔
Ali H. Warsame tweet mediaAli H. Warsame tweet mediaAli H. Warsame tweet media
English
12
6
83
5.3K
Mohamed Baldho
Mohamed Baldho@Mobaldho·
Mid ka mida hadaladii ugu saamaynta badnaa ee laga jeediyey caleema saarkii Ugaas Faracadde. Mahadsanid Suldaan Cabdisalaam.
Eesti
0
0
0
73