Sabitlenmiş Tweet
Najma A. Bulale
11K posts

Najma A. Bulale
@NujuumBullaale
I’m Soft where I’m Safe at……
Cairo, Egypt Katılım Haziran 2020
1.3K Takip Edilen21.8K Takipçiler

@OGAA_NSHO Wll goboladii aad u dhalatay baa xal kaaga baahan ee iyaga aakhiradooda iyo aduunkooda ka tali. Waxa masaakiinta lagu hayo la wada ogyahee🙌🥹
Filipino
Najma A. Bulale retweetledi
Najma A. Bulale retweetledi
Najma A. Bulale retweetledi

Itoobiya ugu yaraan 30 saldhig ayay ku leedahay koonfurta soomaaliya gobolka gedo kaliye ugu yaraan 6 saldhig ayay ku leedahay !
- yaa bixiyo qarashka ku baxaayo kumanaankaas ciidan iyo tobaneeyadaas saldhig !
- arrinka ugu muhiimsan
- ciidanka itoobiya ee soomaaliya joogo ma adeegsan karo dhinaca dhulka - tusaale ciidanka ku sugan baardheere daafaha gobolka gedo waa in diyaarad wax loogu geeyaa .
yaa bixinaayo ? siday dowlad sabool ah mashaakil gudaha ah wajahayso u awoodaysaa dusha inay u ridato qarshkaas aadka u badan mudadaas aadka u dheer
umada soomaaliyeed waa inay su'aalahaas is weydiisaa marwlaba .

Filipino
Najma A. Bulale retweetledi
Najma A. Bulale retweetledi
Najma A. Bulale retweetledi

@LibanIyow Lacag maku heloonaa igaarka samaroon basadiisa🫣
Filipino

@EidJawhar @SaabariinOmar @nafiisaNafiisa3 @Cabdifa70831468 @naimaahned @NuurAdam7 @IShraah5855822 @Sumayabishar @KaafiyaNajma @maxamed_naadiya @MaxamuudShamsa @Suhaybgmm Dhamaantood alle ha xiftiyo🤲❤️
Filipino

Marka aad ogtahay in irsiqii Alle kuugu talo galay ayna cidkale qaadanayn, hubaal waxaa ah inuu qalbigaagu xasilayo.
Sheekh Xuseen Cali.
Anu shekhdeydu wa kuwane adigana @JamalNuur5 @SaabariinOmar @nafiisaNafiisa3 @MaxamadMuaf5 @nafiisaNafiisa3 @Cabdifa70831468 @NujuumBullaale


Suomi
Najma A. Bulale retweetledi
Najma A. Bulale retweetledi
Najma A. Bulale retweetledi


@alihwarsame Hadii maanta lagu magacaabi lahaa iyaga uun baad noqon lahyd. Eather you are with us or against us🙌
Indonesia

Maxaa ka khaldan madaxda dalka?
👇
Miyeysan garan karin inta qof kasta oo #Soomaali ah uu garan karo?
Miyeysan Illaahey aqoon, ummaddana ka xishooneyn?
Miyeysan #Soomaaliba aheyn oo dadka ehel la aheyn?
Miyeysan eegeyn mustaqbalka dambe iyo meesha ay dambeyn doonaan?
Waa meeshii Abwaan Aadan Carab (AHUN) ka lahaa:
👇
Kun nin baa martabadii u hadhay, ama muluugtiiye,
Inta kale mus ood laga rogtey, meerayaan dibade,
Sidii baan u macaluushanahay, oo mud dhuubanahay,
Sidii baan minjaha ugu socdaa, moodhar li’idiiye,
Sidii baan tacliin uga madhnahay, machadkii diimeede,
Bal muxuu micneeyoo na taray, ministarkaan doortay?
Filipino
Najma A. Bulale retweetledi

Naagta wax caqli dhaamaa kama agwadha miyaa💔
Mukhtar Alaska@MukhtarAlaska
wiilkan waa ogaadeen reer cabdille, wuxuu kuxidhan yahay gaalkacyo. gabadh majeerteen ah ayaa meher u xidhatey, runtii waa bahdil foolxun in nin ogaadeena sidaas gaalkacyo loogu fadeexeeyo oo katiinad lagu seeteeyo qunfullana lasaaro. W/Q Abdirisak sarhaye.
Filipino
Najma A. Bulale retweetledi





















