Permanent Secretary Office for Foreign Affairs🇸🇴 retweetledi

Waxaan shalay booqasho ugu tagnay aniga oo wehliya, Ugaaska Beesha Gaaljecel, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo qaar ka mid ah nabadoonada beesha, Prof. Cusman Dufle, oo aan ugu tacsiyadeeynay Geerida Hooyo AUN Xaajiya Maceey Abiikar Xaaji oo dhowaan ku xijaabatay Muqdisho. Janatul fardowsa Allah ka waraabiyo, qoyska & ehelkana samir iyo imaan Allah ka siiyo.




Filipino
























































