
Araweloo Digital Sister🌹
18.8K posts

Araweloo Digital Sister🌹
@RMuumin
Social Activist & development of Awdalstate Somalia. Interested a health lifestyle & the Nomad herbalist. Crypto currency enthusiast 🇸🇴🇩🇯🇨🇦💙🤍💙


Cidamada Madaniga ee Guban.



















Reer Jabuuti oo si adag uga falceliyey falkii naxdinta lahaa ee ka dhacay Boorama, halkaas oo wiil iyo gabadh u dhashay beesha Ciise lagu dhex mudiyeeyey. Gadabuursi colaadda meel aan wanaagsanayn ayuu u jiheeyey ee waa waxa uu ka macaasho




أوكلما عاهدوا عهدا نبذه فريق منهم بل أكثرهم لا يؤمنون (Ma mar kasta oo ballan aad gashaan, qayb idinka mid ah baa burinaysa; waxaad tihiin kuwo intooda badan iimaan lahayn.) 8-dii bishii January, beelaha ka soo duulay Ethiopia iyo Djibouti ee Ciise waxay u sheegeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland inay qaateen nabad. Waxa u joogay Caaqil Cismaan Cali Duule iyo Caaqil Xasan. 18-kii isla bishaas January, kaliya 10 cisho ka dib, waxay jidgooyo ka galeen laba nin oo musaafir ah, iyaga oo af-duubtay, kadibna ku dilay Riiga Indho-Biraale, amar ka soo baxay isla labadaas Caaqil ee nabada qaatay ee Caaqil Cismaan iyo Caaqil Xasan. 21-kii January, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa hawlgal ka fuliyay deegaanka Indho-Biraale, halkaas oo ay ku soo qabqabteen niman ka mid ah kooxdii jidgooyada gashay (inkastoo mar dambe la sii daayay). Hawlgalka wuxu markhaati iyo marag cida ka baxday ee burisay nabadi. 8-dii bishii February, waxay mar kale qaateen nabad oo ku saxeexeen dhawr goobood oo duurka ah oo ay ka sameysteen agaagag dagaal, kuwaas oo ay ka mid tahay Osoli. 12-kii bishii February, 4 cisho kaliya ka dib, waxay mar kale jidgooyo u galeen Caaqil Cismaan oo ku sugnaa dooxda Faahiye Horoosh ee Lughaya. Mar kasta nabad way ku dhawaqan, lkn waxay ku xijisiyan fal cawaanimo ah. Nimanka Somaliland gudaheeda jooga, nabad iyo colaad gacanta uguma jirto, meeshi lagaga dhawaaqay colaada umba nabadeedana leh.
























