Radio One Somalia

37 posts

Radio One Somalia banner
Radio One Somalia

Radio One Somalia

@RadioOneSomalia

Radio One Somalia, Are you interested in what's happening in Somalia? Follow us to become an insider!

4 John Street Katılım Kasım 2009
122 Takip Edilen142 Takipçiler
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Dalka Amnigiisa waxaa loo igmaday dowlad, Shacab iyo mucaarad hub wataa way kadaashay ummadda Soomaaliyeed.
Filipino
0
0
2
197
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Mucaaradka oo ku fashilmay iskudaygii inqilaab iyo qalqal gelinta amniga caasimada Somalia!
Indonesia
0
3
4
87
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Aqoonsiga Somalia ee Mareykanka ma mid shaki kujiraa oo laraadinayo?
Eesti
0
0
2
65
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Ethiopia oo ay doorasho kadheceyso, Soomalida degaankana aysan kuraas badan kulahayn degaanadooda, noqdayna qowmiyada ugu kuraasta yar, maadama la federaaleeyay degaanadooda inta badan.
Eesti
0
0
1
87
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Masjidul Aqsa oo lagu wado in laga dhigo xarunta Abrahamiyada (Abraham Accord), loona cibaado tago sida Xajka(Xaramka) sanadkiiba mar.
Filipino
0
0
1
91
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
KGS waxay kujitaa Doorasho, Laftagareena Jabhadeyn, Waa calaamadaha waalida iyo Calaamadihii Sadex alifle Samwildo.
Filipino
0
0
0
25
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Maxaa lagudboon Mucaaradka markii ay Shacabka kalsoonida ay kala noqdeen
Filipino
1
0
4
131
Dr. Abdi Ulusso,
Dr. Abdi Ulusso,@AbdiDr·
Ra’yi ururin fudud — fadlan si daacad ah uga jawaab: Ilaa maanta, intee le’eg ayaad weli ku kalsoon tahay Xasan Sheekh Maxamuud? A. 100% B. 75% C. 50% D. 25% E. 0%
Dr. Abdi Ulusso, tweet media
Filipino
3
0
0
86
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Mucaarakii oo halbeel isugu soo ururay!
Eesti
1
1
9
234
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Qorshaha Doorashooyinka 2026
Radio One Somalia tweet media
Indonesia
0
0
5
311
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Doorashada Dowladda Federalka oo la soo saaray goorta ay dhacayso.
Filipino
0
0
3
68
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Somalia oo heshay Diyaarado casri ah JF-17, nooci ugu dambeeyay, sida ay qortay wargayska Rauters.
Filipino
0
0
2
154
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Mudo xileedka Golaha Shacabka waa uu dhamaaday, malaga yaaba iney iscasilaan!
Indonesia
0
0
0
68
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Ciidanka XDS, oo wacdaro balaaran soo bandhigay sanadguuradoodii 66aad!
Eesti
0
0
0
64
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Waamaxay cabsida haysaa Siciid Deni, oo uu la harsan layahay!
Indonesia
0
0
2
131
Dr. Abdi Ulusso,
Dr. Abdi Ulusso,@AbdiDr·
Prof. Cali Jimcaale Axmed (AUN). Wuxuu ahaa qoraa caalami ah, wax badan ka qoray Soomaaliya. Waxaan, ahayn saaxib ka soo wada baxay 15 May Secondary School, isku Xalane ka soo shaqeeyay abaarihi. Waxaan, tacsi u diraa qoyskiisi, carruurtiisi, asaxaabtiisi & Qaranka Soomaaliyeed.
Dr. Abdi Ulusso, tweet media
Suomi
6
1
4
338
Radio One Somalia
Radio One Somalia@RadioOneSomalia·
Laftagareen oo gebi ahaan isagana baxay dalka xilkiina wareejiyay.
Filipino
0
0
0
121