Star FM

44K posts

Star FM banner
Star FM

Star FM

@RadioStar__FM

The Leading Somali Radio Station with reliable news. Stream online and on App. [email protected] Instagram: radiostar_fm

Nairobi|Mogadishu Katılım Mayıs 2014
63 Takip Edilen1.3K Takipçiler
Star FM
Star FM@RadioStar__FM·
DHAGEYSO:Wasiirka Caafimaadka dalka Aadan Ducaale ayaa sheegay in dowladda Kenya ay xoojisay baaritaannada iyo heeganka cudurka Ebola starfm.co.ke/dhageysowasiir…
Indonesia
0
0
0
48
Star FM
Star FM@RadioStar__FM·
Hawl-wadeennada matatu-da ayaa joojiyay shaqo-joojintii qaran kadib wadahadallo ay la yeesheen Madaxweynaha dalk, iyadoo dowladda ay ballanqaadday wax ka qabashada cabashooyinkooda. starfm.co.ke/hawl-wadeennad…
Indonesia
0
0
0
4
Star FM
Star FM@RadioStar__FM·
DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka Kithure Kindiki ayaa sheegay inuu si buuxda uga qayb qaatay xalinta dhibaatada shidaalka, isagoo beeniyay wararka sheegaya inuu ka maqnaa wada-hadalladii arrintaas starfm.co.ke/madaxweyne-ku-…
Eesti
0
0
0
8
Star FM
Star FM@RadioStar__FM·
Rigathi Gachagua ayaa 8-da June ogaan doona go’aanka maxkamadda ee la xiriira dacwadda ka dhanka ah xil ka qaadistiisa starfm.co.ke/rigathi-gachag…
Suomi
0
0
0
9
Star FM
Star FM@RadioStar__FM·
Mareykanka oo cunaqabateyn saaray ku xigeenka taliyaha booliiska Tanzania ka dib jirdil loo geystay Boniface Mwangi iyo Agather Atuhaire starfm.co.ke/mareykanka-oo-…
Eesti
0
0
0
6