Gen. JD

7.6K posts

Gen. JD banner
Gen. JD

Gen. JD

@Raganimo8

life begins at the end of your comfort zone

Godinlabe, Galmudug , Somalia Katılım Nisan 2022
833 Takip Edilen2.5K Takipçiler
Gen. JD retweetledi
Bahdo Online
Bahdo Online@Baxdo_Online·
Tomorrow, April 1, 2026, will mark the official inauguration of the Sheikh Ali Sufi Main Road, which connects the KPP and Al-Baraka intersections. The ribbon-cutting ceremony will be led by the Governor of Benadir Region and Mayor of Mogadishu, Honorable Hassan Mohamed Muungaab.
Bahdo Online tweet mediaBahdo Online tweet mediaBahdo Online tweet mediaBahdo Online tweet media
English
2
2
37
874
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
Calanka Ethopia oo 10-Sano kadib laga dajiyey Xarunta Madaxtooyada K/Galbeed.
Eesti
2
13
52
2.1K
Gen. JD retweetledi
NISA
NISA@HSNQ_NISA·
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, March 31, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay Khawaarijtu u adeegsan jirtay farsameynta qaraxyada, dayactirka hubka iyo abaabulka maleeshiyaadka, kuwaas oo ku kala yaallay Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Howlgalladan ayaa sidoo kale lagu dilay Injineero iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda. Howlgalka koowaad, oo maanta ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa lagu beegsaday xarumo qarsoodi ah oo kooxdu u adeegsan jirtay farsameynta qaraxyada iyo dayactirka hubka. Howlgalkan ayaa lagu burburiyay qalabkii farsamada, keydkii ku jiray xarumahaasi iyo labo gaari oo ay u diyaarinayeen walxaha qarxa, waxaana la dilay toddobo dhagarqabe oo ka kala tirsanaa qeybaha Injineerada qaraxyada iyo Maleeshiyaadka kooxda. Howlgalka labaad, oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Laba-garas ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad loo diyaarinayay in ay weerar argagixiso fuliyaan. Howlgalkaas wajigiisa koowaad waxaa lagu dilay 12 dhagarqabe, halka wajiga labaad lagu soo afjaray sagaal dhagarqabe, kuwaas oo qaarkood ka firxaday weerarkii hore balse mar kale lagu beegsaday goob ay gabaad ka dhiganayeen. Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu wiiqayo awoodda Argagixisada iyo burburinta xarumaha muhiimka u ah falalka argagixiso. Fadlan muwaadin, wixii khatar amni ah ama macluumaad la xiriira Al-Shabaab/Daacish la wadaag NISA: 199 / 0770747474 / 0620545454. DHAMMAAD
NISA tweet media
Indonesia
6
14
69
3.2K
Sir Wardi
Sir Wardi@wardisom4·
Deni rag yaqaan mahan🔥
Sir Wardi tweet media
Indonesia
12
0
21
3.4K
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
Geerashyadii magalada mogadishu oo isku badalay Dabaqyo dheer dheer
हिन्दी
2
8
98
3.2K
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
This is an excellent article by my friend. @saabi
Bahdo Online@Baxdo_Online

"Furashada baydhabo iyo furashadii makka". Makka iyo baydhabo waxay wadaagan inay ahaayen laba magaalo oo dulmi iyo kibir reer gaar ah uu kajiro, Quureysh waxay makka kudhibaaten jireen qof kaste oo kahor yimaado dhaqankooda iyo diimahooda, Sidoo kale beesha hariin ee uu hogaaminayay laftagaren waxay dulmi iyo cadaalad darro baahsan kaga hana qaaday nidaamka maamulka iyo ciidankana, halkaas oo awooddii dowladda loo rogay hanti gaar loo leeyahay. Hal-ku-dhihiigi caanka noqday ee “herin erti" hariin waxay dhahday wuxuu noqday sharci iyo nidaam lagu maamulo beydhabo Ilaha dhaqaalaha ee ummadda ka dhaxeeya laga bilaabo kastamyada Afgooye iyo Wanlaweyn ilaa mashaariicda malaayiinta dollar lagu bixiyo ee ay maalgeliso World Bank waxaa si cad loogu leexiyay qoyska laftagaren ah. Magaalada Baydhabo waxa laga dhisay dhowr xero barakacayaal kuwaas maamulan odayasha jifada laftagareen iyado lagu leexsan jiray gargarka bani adanimo dhismayaasha wasaaradaha laamiyada, iyo mashaariicda horumarineed dhammaantood lagu naas nuuji qoyskisa waxaa sii dheer dhul-ballaarsi si qorsheysan loo wado, iyadoo xoog iyo ciidan ku heeb ah lagu fidinayo deegaanno ay ka mid yihiin Barawe, Wanlaweyn iyo Qoryooley. "Furashadii makka" Nabiga NNKH wuxuu hogaamiyay 10kun oo ciidan mu'miniin ah wuxuuna ujiheestay makka siduu gacantiisa ugu soo celiyo dhulkaas barakeesan iyadoo aan dhiig badan kudaadan, sababihii ugu weynaa ee nabiga NNKH kuqasabtay inuu dagaal kufurto makka waxay aheeyd "heshiis jabin" Qureysh waxay kabaxeen heshiisyadii nabada iyo farsamada siyaasada ay lagaleen nabiga NNKH, sidaasna ugu dambeeyn magaalada gacanta nabiga NNKH ugusoo dhacday. "Furashada baydhabo" Mw xassan sh wuxuu isku aadistay ciidan kudhow 5kun oo katirsan CXD iyo maleeshiyo deeganka oo kahor yimid xukunka laftagaren iyo beeshiisa hariin, xassan duulankiisa wuxuu kasoo bilaabay xamar ilaa buurhakaba ilaa baydhabo wuxuu cagta soo mariyay wax kaste oo kahor yimid argagixiso ilaa ciidanki laftagaren asagoo gudaha ugalay magaalada baydhabo, xassan waxaa soo galbiyay diyaaradaha CXD iyo walaalahis turkiga oo katagaareyay dhanka hawada, sababta ugu weyn ee xassan uu duulankan uqaaday waxay aheyd inuu laftagaren jabiyay heshiiskii iyo saxiixyadii uu kugalay golaha wadatashiga qaran ee uu kamid ahaa, ugu dambeyn laftagaren markuu kabaxay heshiisyadi asna waxaa lagu qaaday duulaan barakeesan oo guulesatay. W/Q @saabir26

English
0
0
2
132
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
😂😂😂👇👇
Gen. JD tweet media
QME
0
1
5
369
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
The residents of Baidoa have been freed from the oppressive actions of those who subjected them to undue pressure and hardship. They express a profound sense of renewed liberty.
English
1
7
56
2.3K
Hassan Dhimbil
Hassan Dhimbil@hassandhimbil·
My Prediction: Someone is gonna Make a deal with HSM.
Hassan Dhimbil tweet media
English
9
2
48
4.5K
Naaji
Naaji@EngNaaji·
Trainkaan Hadaa Ka Dagtid Xitaa Xoog Aa Laguugu So Saaraa 😀😀.
Naaji tweet media
Filipino
12
6
76
3.3K
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
@saabir26 Waliba markaan from mogadishu to kismaayo oo jidka dheer ah jilib lasii maridoono
Indonesia
0
0
2
105
Indhayare
Indhayare@saabir26·
Birmadaha mar sadaxaad ayuu weerar kuqaadi doona Ahmed geedo naar, markaan mafakan doona seefta wiilka cali gaaf. Birmadaha ayaantan form fiican uu heestaa seeftisa gasha wakala baxay.
Indhayare tweet media
Indonesia
1
1
21
586
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
The Somali Air Force has demonstrably enhanced its capabilities, playing a pivotal role in the successful reopening of the Mogadishu-Baidoa road. This achievement has significantly impacted Al-Shabaab and other entities impeding Somali state-building efforts. This augmented strength has facilitated Ethiopia's disengagement from the affairs of the South West State, where they previously maintained a consistent presence. Consequently, the Somali National Army has assumed sole responsibility for the security of Baidoa, establishing complete control.
Gen. JD tweet media
English
1
9
37
1.4K
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
The Somali National Army has undertaken a decisive action concerning national symbols by removing the Ethiopian flag from both the South West Presidential Palace and Baidoa Airport, where it had been displayed. Furthermore, the forces conveyed a clear message to Ethiopian representatives, stipulating that their flag is not permitted to be flown anywhere outside of their embassy, thereby safeguarding the sovereignty and dignity of the Somali nation. This initiative underscores a commitment to upholding national symbols and adhering to international diplomatic protocols.
Gen. JD tweet media
English
1
9
40
1.7K
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
@certifiedamk23 Ciidanka xoogga waxay wadaan inay isku furaan jidka xeebta from marka via Baraawe to Kismaayo insha Allah
Indonesia
1
0
1
173
Haji Abdimalik (Qanyare)
Haji Abdimalik (Qanyare)@certifiedamk23·
The masses had grown tired of Laftagareen’s tyranny. Guul Soomaaliya. Next is Madoobe.
English
7
11
56
4.1K
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
@DifaacaSomalia Sxb waa kuu sheegay laftagareen inuu tabar laheyn oo uu ahaa maskiin ciilqabaa , midna ogoow Baydhabo marnaba kama hor imaa karto dowlada dhexe same goes Dhusamareeb and Jowahar
Eesti
1
0
0
206
Saad
Saad@DifaacaSomalia·
Somalia maanta waxaa u bilowday waji cusub.
Saad tweet media
Indonesia
10
1
12
2.1K
Gen. JD
Gen. JD@Raganimo8·
This photo is from December 19, 2018, when Laftagareen became the President of South West State. ​4 legal years plus 3 years and 3 months of illegal tenure = after 7 years, 3 months, and 11 days, his era of leadership in South West has come to an end.
Gen. JD tweet media
English
0
8
34
3.5K