Rooble

1.9K posts

Rooble banner
Rooble

Rooble

@Rooble001

Somalia Katılım Şubat 2014
53 Takip Edilen107 Takipçiler
Rooble
Rooble@Rooble001·
@ahm_ibrahima Baajuun Soomaaliland maba dagtee kan goormuu SNM member ahaa? 😂😂😂 USC ama SPM member card hadaad soo sameysan kaheyd wax la fahmikaro ayay ahaan laheyd.
Eesti
0
0
0
0
Ahmed Ibrahim
Ahmed Ibrahim@ahm_ibrahima·
As I was the secretary for finance of SNM ( UAE ) branch. I am proud to salute here to all my comrades in arms. Mission accomplished. Praise be to Allah.
Ahmed Ibrahim tweet media
English
67
43
327
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@HussienM12 @HamzaAbdiBarre Xiritaa kaliya ma’aha ee in la dilo ayay istaahilaan. Hadaad xuriyatul qowl rabto dhulka al-shabaab ay heystaan aad oo kasoo dir war dowlada lagu taageerayo ama lagu buunbuuniyo kadibna aan aragno in qoortaa yar ay kugu sii taalo. Qiyaaliga ah “freedom of speech” ayaad barateen.
Filipino
0
0
0
0
Hussein Mohamed
Hussein Mohamed@HussienM12·
SOMALIA:PM @HamzaAbdiBarre vows his government will arrest journalists who cover Al Shabab news. He added journalists who want to cover those news should go to Al Shabab territories. “ You can’t stay Mogadishu and report such news stories,” he said.
English
10
10
35
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@EngNaaji Waa madaxweynaha madaxweynaha Puntland.
Català
0
0
0
0
Naaji
Naaji@EngNaaji·
Askariga Ethiopia ah ee safka Madaxweynaha Iyo Ku xugeenkisa ag Taagan Talow Shaqadisa Ya isheegi Karo ??
Naaji tweet mediaNaaji tweet media
Indonesia
9
1
10
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@PowerUSAID @CrisisGroup From massacring Native Americans, slaving black Americans, rounding up Japanese Americans, nuking Japan, Invading Vietnam, many Latin American states, Iraq 2x, Yugoslavia, Somalia, Afghanistan, Syria, Yemen, & many others, the Yankees can stay in peace without killing others.
English
0
0
0
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@KFosterFCDO @UKinSomalia In other words, “do you want to be a spy under the pay of @UKinSomalia against the interest of your own people and country.” The west, specially their embassies, don’t pay free lunch. If you get something from them, you will give them something else in return. Don’t be fooled.
English
0
0
1
0
Kate Foster
Kate Foster@KFosterFCDO·
Do you want to contribute to #Somalia’s development and have an 💡how? You may be eligible for a fully funded scholarship to study for a master’s degree at a top 🇬🇧 university! To find out more, join @UKinSomalia and our brilliant alumni twitter space 👇
UK in Somalia🇬🇧🇸🇴@UKinSomalia

Do you have any questions on applying for a @CheveningFCDO scholarship? Join us tomorrow for a Q&A session where we will answer all your questions! ⏲️Time: 08:00 PM EAT 🗓️Date: 22 October 2022 10 days till application close. Apply: chevening.org/apply/

English
21
18
54
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@MJugyare @abdisalamisma1 Inta aadan caayin, miyaadan si xilkasnimo ah hadalka uu dhahay oga jawaab celin karin?
Indonesia
0
0
0
0
Abdisalam Yusuf
Abdisalam Yusuf@abdisalamisma1·
Durba waa bilaabatay bililiqadii khayraad ka #Somalia aynu ka nasanay 2017-2022. #CoastlineExploration waa shirkad cusub oo dilaal ah oo bedeshay (#SomaOilandGas) lana diiwaan geliyey 2018. Ma ku aamini karnaa oil ka 🇸🇴 7 block ah (7 X 5,000) sq mile ah? Maxay kula tahay?
Abdisalam Yusuf tweet media
Filipino
6
29
47
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@hon_khadija @HassanSMohamud Afartiisa sano marka uu dhameysto adigoo haddana mid kale ka daba laalaado yaan lagu arkin oo ku haayo dal xoreeye kale. Koley siyaasada muufaysiga khabiir wen ayaad ku tahay.
Filipino
0
0
1
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@leilasiyad There is no unukaa leh in those other countries.
English
0
0
1
0
Dhameystiran
Dhameystiran@LeilaSiyad·
Fun facts ; When Somalia 🇸🇴 got independence . UAE 🇦🇪, Bahrain 🇧🇭, Qatar 🇶🇦 & Ukraine 🇺🇦 didn’t exist at all & all these countries have been able to transform from a 3rd world 🌎 countries to a 1st world 🌎 countries, why can’t Somalia 🇸🇴 do the same?
English
40
17
107
0
Rooble retweetledi
Independent.mind
Independent.mind@Independentmi20·
Guled everyday promotes tribalism in 🇸🇴 but lives with his children in the 🇺🇸 where they enjoy the same rights as whites, and where if there would be tribalism he would be classed amongst the lowest in society‼️ HYPOCRITES ARE THE WORST OF THE WORST‼️ #somalia #mogadishu
Independent.mind tweet media
English
7
33
99
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@TerraAbdirizak Koobkii oo labadiisa dheg leh ayay ciyaartoydii iyo tababarahoodii ka qaadeen kadibna wakaa ay Damshabaab dheg ka jabiyeen. Kaga yaabaa in ay dahab u moodeen oo ay dhahaan dhegta waa la iibinayaa oo qarashka @TheVillaSomalia ayaa lagu kabayaa. Wax kasta kafilo qoloyinkaa.
Rooble tweet media
Indonesia
0
1
1
0
Abdirizak Terra
Abdirizak Terra@TerraAbdirizak·
Koobkii oo saaka ka degay Caasimada Dalka Muqdisho.
Abdirizak Terra tweet media
Eesti
6
9
113
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@hoodo_muhibo Afartii baa roonayd ee waxaa la arki doonaa sacuudiga oo laga fadwoon doono oo la dhihi doono war raggow sideed ayaad gaarsiin kartaan 😂😂😂
Eesti
0
0
0
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@UgasKoshin Hadii aydan wiilkaa iyo qoyskiisa dilin nasiib ayay leeyihiin. Allow maxaad u hadashay oo xaqdarada lagugu sameeyay darteed afka u kala qaaday yaan laguu dilin. Milishiyaadka Ethiopian-ka iyo Kenyatiga ah ee heysta Kismaayo Allaha ka badbaadiyo wiilkaa.
Indonesia
1
0
1
0
Kolbiyow
Kolbiyow@kolbiyow·
Jubalander
Kolbiyow tweet media
Norsk
10
4
53
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@UgasKoshin Markuu guul keenay ayuu hadda Jubbalander noqday markiisii horena baajuun baad tahay darteed ayaa isagoo waliba Jubbalander asal ah Axmed Madoobe maamulkiisa uu uga hor istaagay inuu Jubbaland u ciyaaro oo mid kaloo cagdheer ah oo qabribayax ka imaaday lagu badalay.
Eesti
4
0
5
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
@mizzyyym When haliimo gets to this point is when she is about to hit the wall, getting close to her 30s if not late 30s and no proposals are coming along and the family such as eedo, ayeeyo, habaryar are telling her, “naa goormaad fadhiga ka kaceysaa oo intaadan qalalin guursanaysaa.” 😂
English
1
0
1
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
Ee ciyaarahaa geel raacida ah reerka ha nagu matalaan. Tusaale ahaan, dadka orodka dheer ku matala Ethiopia & Kenyaba gobolo qaar ah ayay ka yimaadaan. Sidaa si la mid ah ayay Ogaadeenkana ciyaaraha geel raacida ee dalalka khaliijka ka dhaca Soomaaliya ku matali karaan. 😂😂😂
हिन्दी
0
0
0
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
Nin baajuun ah oo fir ka fir baloon ciyaarida waligii ku fiicnaa oo dadkiisa ay soo saari jireen ciyaartowda ugu fiican dalka, gaar ahaa kubada cagta, ayaa la leeyahay hala badalo oo afka hore hala geeyo nin Ogaadeen ah oo jilbaha baloonta ku qaadanaayo.
Rooble tweet media
Indonesia
2
0
0
0
Rooble
Rooble@Rooble001·
Ugu yaraana 10 jeer inuu baloonta gacanta ku qabsado inta ciyaarta socota isagoo qadka dhexe taagan laga yaabaa. War yaynan isku ciyaarin ee qofkastaba waxa uu aqaan oo uu ku wanaagsanyahay haloo daayo. Ciyaaro geela la raaco oo dalalka Khaliijka ka dhaca ayaa jira ee kuwaa…….
Indonesia
0
0
0
0