Somali International University - SIU
727 posts

Somali International University - SIU
@SIU_UNIVERSITY
Somali International University (SIU) is a non-profit higher education institution accredited by the Federal Ministry of Education and culture.
Mogadishu - Somalia Katılım Ağustos 2018
1 Takip Edilen1.1K Takipçiler

Dhammaan xarumaha Jaamacadda SIU waxaa saaka si rasmi ah uga billowday Imtixaanka Dhexe (Midterm Exam) semester-ka labaad ee sannad waxbarasheedka 2024 - 2025.
Waxaan idiin rajeyneynaa guul dhammaantiinba.
#Knowledge
#Skills
#Morality




Suomi
Somali International University - SIU retweetledi


Bandhigga Toddobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda SIU sannadkiisii 11-aad ayaa maanta noo billowday.
Maanta waxaa bandhig wanaagsan sameysay Kooxda Horseed oo ka mid ah kooxaha dhaqanka ee Jaamacadda SIU.
#SIUCW2024




Eesti

𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐞𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲!
Maanta oo Isniin ah 15/07/2024 Jaamacadda SIU waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeysaa in ay furantahay diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad waxbarasheedka 2024 - 2025.
#Admissions_Open_2024_2025

Indonesia

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta muxaadaro (Public Lecture) u jeediyay qeybo ka mid ah ardayda Jaamacadda SIU.
#Knowledge
#Skills
#Morality




Eesti

Dhammaan xarumaha Jaamacadda SIU waxaa ka qabsoontay doorashada hoggaanka xukuumadda 9-aad ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.
#siusuelection2024




Eesti


















































