Supreme Court | Republic of Somaliland

459 posts

Supreme Court | Republic of Somaliland banner
Supreme Court | Republic of Somaliland

Supreme Court | Republic of Somaliland

@SLSupremeCourt

The official Twitter account of the Supreme Court of Somaliland, and This is official channel to follow the latest updates from Somaliland's highest court.

Somaliland Katılım Haziran 2021
1 Takip Edilen3.8K Takipçiler
Supreme Court | Republic of Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25/05/2026, dhaariyey Dr. Ciise Cabdiraxmaan Kayd Maxamuud, kaas oo buuxinaya xubintii ka bannaanaatay Golaha Wakiillada ee uu hore u baneeyey Barkhad Jaamac Batuun,
Supreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet media
Eesti
1
0
3
123
Supreme Court | Republic of Somaliland
Gudoomiyaha Maxkmadda Sare ee JSl Aadan Xaaji Cali ayaa ka qayb galay Munaasibad u Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) uu ku daah-furay Machadka Caalamiga ah ee Madaxbannaanida iyo Aqoonsiga Somaliland (deed oo heer Caalami ah
Supreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet media
Filipino
0
2
4
217
Supreme Court | Republic of Somaliland
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa ka qayb galay munaasibadda qaran ee xuska 18 May oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Somaliland.
Supreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet media
Suomi
0
1
3
104
Supreme Court | Republic of Somaliland
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare JSL , Aadan Xaaji Cali ayaa ka qayb galay munaasibadda xuska 18 May ee sannad-guurada 35-aad oo maanta si weyn looga xusay guud ahaan Somaliland. Waxaanu Guddoomiyuhu dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan shacabka Somaliland iyo bahda garsoorka.
Filipino
0
1
1
105
Supreme Court | Republic of Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ka mid ahaa madaxda Golayaasha Qaranka oo lagu martiqaaday xuska munaasibaddaasi. 2/2.
Eesti
0
0
2
168
Supreme Court | Republic of Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo maanta ka qayb galay munaasibada xuska sannad guurada 32aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska JSL oo lagu qabtay magaalada Hargeysa. 1/2
Supreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet media
Eesti
3
2
5
547
Supreme Court | Republic of Somaliland
The Chief Justice of the Supreme Court, Mr. Aadam H. Ali Ahmed, briefed on a meeting held on October 27th between President Abdirahman Mohamed Abdilahi (Irro) and the heads of the three branches of government. Watch the video in the link below: facebook.com/share/v/1BT6YL…
English
0
1
2
414
Supreme Court | Republic of Somaliland
CJ thanked the President for his constructive leadership, noting that recent tensions related to the justice and judiciary conferences were resolved, and preparations for the upcoming Judicial Conference are now underway. 4/4
English
0
0
0
141
Supreme Court | Republic of Somaliland
CJ stated that two separate conferences will be held — one on Justice, led by the Minister of Justice, and another on the Judiciary, chaired by the Chief Justice — reaffirming the independence of both institutions. 3/4
English
1
0
0
156
Supreme Court | Republic of Somaliland
The Chief Justice of the Supreme Court, Mr. Aadam H. Ali Ahmed, briefed on a meeting held on October 27th between President Abdirahman Mohamed Abdilahi (Irro) and the heads of the three branches of government. 1/4
Supreme Court | Republic of Somaliland tweet media
English
5
2
15
2K
Supreme Court | Republic of Somaliland
Shir-guddoonka labada Gole Qaran, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyay hannaanka la-tashiga, xog-warranka joogtada ah & daah-furnaanta dawladnimo iyaga oo tilmaamay in wadashaqaynta noocan ahi ay kor u qaadayso kalsoonida ka dhaxaysa Hay’adaha Qaranka.
Filipino
0
0
0
78
Supreme Court | Republic of Somaliland
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐗𝐨𝐠-𝐰𝐚𝐫𝐫𝐚𝐧 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞.
Supreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet media
Filipino
5
5
9
2K
Supreme Court | Republic of Somaliland
Madaxweynuhu waxa uu Madaxda sare ee Laamaha Dawladda ku bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin ilaalinta sharciga, dimoqraadiyadda iyo habsami u socodka Hay’adaha uu Qaranka JSL ku dhisan yahay. 1/2
Filipino
0
0
2
90
Supreme Court | Republic of Somaliland
Waxa kale oo uu ka warbixiyey Safarradii Shaqo ee uu ku tagay Imaaraadka Carabta & Itoobiya, ujeeddada & guulaha diblomaasiyadeed ee ay safaradiisu xambaarsanaayeen, isaga oo tilmaamay in labadan safar ay ahaayeen kuwo kor u qaaday xidhiidhka Somaliland la leedahay dalalkaas 1/3
Filipino
0
0
2
78
Supreme Court | Republic of Somaliland
Kulanka oo ahaa wada-tashi Qaran, ayaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro waxa uu si guud uga xog warramay sida ay Xukuumaddu u wado qorshayaasha nabadda, amniga, horumarinta bulshada, dedaallada ictiraafka iyo kuwa diblumaasiyadeed, kuwaasi oo dhammaantood u socda si wacan. 1/4
Filipino
0
0
1
88
Supreme Court | Republic of Somaliland
Madaxweynuhu waxa uu Madaxda sare ee Laamaha Dawladda uga xog-warramay xaaladaha guud ee dalka iyo hannaanka ay u socdaan hawlaha Qaranku, gaar ahaan dhinacyada amniga, xasiloonida, arrimaha bulshada, horumarka iyo hab-sami-u-socodka Siyaasadda Arrimaha Dibedda. 1/5
Filipino
0
0
1
137
Supreme Court | Republic of Somaliland
Maktabadda iyo Hoolka shirarka Maxkamadda Sare oo maanta xadhiga laga jaray. Maktabadda ayay ku kaydsan yihiin kutub badan oo qayb ka noqon doona sare-u-qaadida cilmiga, daraasaadka iyo maan-dhiska bahda Garsoorka JSL.
Supreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet mediaSupreme Court | Republic of Somaliland tweet media
Filipino
0
5
11
603