Somali National Armed Forces

621 posts

Somali National Armed Forces banner
Somali National Armed Forces

Somali National Armed Forces

@SNAForce

TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED قيادة القوات المسلحة الصومالية

Somalia Katılım Haziran 2018
0 Takip Edilen62.8K Takipçiler
Somali National Armed Forces
Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu furay Dufcadda 12-aad ee Kumaandooska Danab, kuwaasi oo lagu tababarayo Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
0
4
35
997
Somali National Armed Forces
DHUUSAMAREB—TALIAYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED , S/GUUTO IBRAAHIM MAXAMED MAXAMUUD AYAA MAANTA KORMEER UGU TAGAY CUTUBYO KATIRSAN CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED. Oo tababar uga socda Dugsiga Tababarka Xanan Buure ee degmada Caabudwaaq.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
7
68
2.1K
Somali National Armed Forces
TALIYAHA CIIDANKA XDS S/GUUTO IBRAAHIM MAXAMED MAXAMUUD AYAA GUDDOOMIYAY SHIR AMNI OO LOOGA HADLAY XAAALADDA GUUD EE AMNIGA DALKA
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Filipino
1
8
29
1.7K
Somali National Armed Forces
TALIYAHA CIIDANKA XDS S/GUUTO IBRAAHIM MAXAMED MAXAMUUD AYAA FURAY SHIRKA TALIYAYAASHA TALISYADA SIRDOONKA WADAMADA KU MIDEYSAN URURKA BULSHADA BARIGA AFRIKA (EAC).
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Filipino
0
2
15
840
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Magaalada waajid ee Gobolka Bakool.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
0
3
12
668
Somali National Armed Forces
Madaxweynaha JFS DR Xasan Sheikh Maxamud ayaa ka qeyb Galay Munaasabada Xuska 12 April
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Indonesia
4
25
127
5.6K
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii 66 aad ee Kasoo wareegatay Aas aaskoodii
Somali National Armed Forces tweet media
Eesti
2
21
102
3.3K
Somali National Armed Forces
Taliyaha CXDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyaan Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Baydhabo.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Filipino
2
13
83
8.8K
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Filipino
2
5
52
2.7K
Somali National Armed Forces
The Commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, held an important meeting with the Commander of the U.S. Special Operations Command Africa (SOCAF), Major General Claude K. Tudor.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
English
2
9
74
5.4K
Somali National Armed Forces
Madaxweynaha JFS DrXasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin tirsan XFS ,Taliyaha Ciidanka XDS Gen Ibraahin Maxamed Maxamuud Ayaa maalinta koowaad ee Ciidul-Fidriga la qaatay carruurta agoonta ah ee ay ka tageen shuhadada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
8
25
1.5K
Somali National Armed Forces
The Commander of the Somali National Army Ground Forces (SNA), General Sahal Abdullahi Omar, accompanied by the Commander of the 1st Gorgor Commando Division, Colonel Saahid Jareere, today paid a working visit to the Gandarshe area in the Lower Shabelle region
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
English
0
7
39
2.3K
Somali National Armed Forces
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciida u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira isbitaalka Xoogga kuwaa ey wax yeelo Kala duwan Ka soo gaartay dhagaraha Argagixisada
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Indonesia
0
5
27
1.3K
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Kuliyadda Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee TURKSOM,
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
16
132
6.2K
Somali National Armed Forces
Fariinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee geesiyaasha ku jira jihaadka.
Somali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
4
28
1.1K
Somali National Armed Forces
Ciidamada Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa howlgalo culus Ka wado Deegaano dhaca Gobalka Shabellaha dhaxe Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo qorsheysan Ka fuliyay Koofurta Deegaanka Masaale Gobalka Sh dhaxe
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
20
79
5.2K
Somali National Armed Forces
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa maanta si Buuxda gudaha ugu galay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib howlgal qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasiloonida deegaanka.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Indonesia
1
12
71
2.8K
Somali National Armed Forces
Golaha Wasiirrada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Aasaasidda Hay’adda Daryeelka Agoonta Shuhadada, Naafada iyo Hawlgabka Ciidanka XDS

751