SSTV

185 posts

SSTV banner
SSTV

SSTV

@SSTVSomali

SSTV| Covering Somalis news, Horn of Africa, and global updates | Stay informed with breaking news, politics, culture, and more

Katılım Mayıs 2023
10 Takip Edilen128 Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
SSTV
SSTV@SSTVSomali·
MP Ahmed Shahaado’s discussion on #Jigjiga’s political role in Ethiopia’s Somali Region highlights several critical issues related to Somali clans living in the #Jijiga capital should participate equally in the politics of the local council. #Jijiga #Jigjiga #SSTV
Noor Abdi@NoorSstv

Sidee u aragtaa doodda uu Xildhibaan Axmed #Shahaado kaga hadlay doorka siyaasadeed ee magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida? #Jijiga #Jigjiga #DDS #Ethiopia

English
0
0
1
513
SSTV
SSTV@SSTVSomali·
Askari Ciidamada Koonfur Galbeed kamid ah oo Sheegay In Wiil Aadan Yabaal ka yimid oo Qori wata uusan Baydhabo kaga dhex Adkaan karin, sidoo kalana waxa ay Ahmed Madoobe iyo Siciid Deni Ogolaan waayeen uusan Laftagareen Ogolaan doonin Intuu noolyahay. Muuqaalkani waxuu ka Turjumayaa meesha ay Marayso Xaraaradda ama Xamaasadda Shacabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. @SSTVSomali
Filipino
2
1
9
3.2K
SSTV
SSTV@SSTVSomali·
Madaxweyne Laftagareen oo Caawa Hadlay ayaa sidan yiri. @Laftagareen
SSTV tweet media
Eesti
0
0
1
44
SSTV
SSTV@SSTVSomali·
Wasiirka Dekadaha Iyo Gaadiidka Badda Somalia Abdikadir Mohamed Nur ayaa Caawa ku dhawaaqay Inay Berri Subax iiCiidamada DFS Magaalada Baydhabo Weerarayaan. youtube.com/watch?v=iuhxAN…
YouTube video
YouTube
Indonesia
0
1
1
239
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Tumekutana na Simba wa Pembe ya Afrika – Mheshimiwa Mbunge Farah Macalim Mohamed Ahmed (Dawara). Waxaan la kulannay Libaaxii Geeska Afrika – Mudane Xildhibaan Faarax Macallim Maxamed Axmed (Dawaara). @FarahMaalimM
Noor Abdi tweet mediaNoor Abdi tweet mediaNoor Abdi tweet media
Filipino
0
2
13
1.7K
SSTV
SSTV@SSTVSomali·
Maleeshiyada Gurmadka Degdegga ah (RSF) ee Dalka Suudaan ee uu taageero Imaaraadku ayaa ugu dambayn Xabsiga dhigay dhowr qof, oo uu ku jiro Jeneraal Al-Faatix Cabdalla Idriis, oo sidoo kale loo yaqaan “Ciise Abu Lulu,” oo ahaa Arxan laawe Dadcun ah.
Noor Abdi@NoorSstv

#BREAKING_NEWS The UAE-backed Rapid Support Forces #RSF said they arrested several individuals, including Brig. Gen. Al-Fatih Abdallah Idris, known as “Issa Abu Lulu,” for “violations” committed during the capture of El Fasher, where he and others were recorded executing dozens of civilians. The group claims that "legal committees" are investigating the cases. The statement from the Emirati-backed group stressed adherence to military discipline, human rights, and international law, rejecting "media exaggeration by the Islamic Movement" and reaffirming that all offenders will be held accountable. #GoodNews

Indonesia
0
0
0
109
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Abdisatar Hassan Ali "Dowlad Goboleedyada DFS la socda Mowqifkooda Doorashadu waa Shaki, way shakisan yahiin oo Hargab Siyaasadeed ayaa haya".
Indonesia
1
1
3
197
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Waa idinka raali gelinaynaa xadgudubkaas, xaqiiqduse waxay tahay waxa la isku hayo ma aha yaa Soomaali ah? - Siyaasi Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka falceliyay Hadalkii Madaxweyne Hassan Sh Mohamed ee "Kumaad tahay Waryaa? Who are you?" ayaa sidan yiri.
Noor Abdi tweet media
Eesti
0
3
5
531
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Ugu dambayn Xabsiga ayaa loo taxaabay qoftii Iyada ahayd ee muuqalka ka soo muuqatay iyadoo gacamaha u laaban yihiin oo qoslaysa xili saaxiibkeed la galgalsiinayo dhiiqada iyo biyaha dhexdooda. Qoftan ayaa daawade ka ahayd xili Askari Taraafig ah oo iyada la socday uu garaacayay wiil Bajaajle ah Gudaha Magaalada Jigjiga.📷
Noor Abdi tweet media
Filipino
9
3
8
1.8K
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Sida Qorshahu yahay 1 Maalin kadib waxaa Magaalada Laascaanood kasoo bixi doona Madaxweyne Dowlad Goboleed oo Rasmi ah kaas oo Hogaamin doona haddii Alle Idmo Maamul Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya oo la meeqaam ah Dowlad Goboleedyadii hore ee hoos tagayay Dowladda Federalka Somalia.
Noor Abdi tweet media
Eesti
3
4
17
640
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Soomaaliya haatana ah Musharax Madaxweyne Amb Jamaal Maxamed Xasan oo Haddii Alle Idmo Berri Subaxii ka qayb gali doona Tartanka Madaxtinimo ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Somalia ayaa Caawa Hadalkan yiri. Sideed u aragtaa Hadalka Musharax Jamaal?
Noor Abdi tweet media
Suomi
3
2
11
726
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Raisul Wasaarahii Hore ee JFS Mohamed Hussein Roble @MohamedHRoble, haatana kamid ah Madasha Mucaaradka Somalia ee Samatabixinta oo Dhaliilo waawayn usoo jeedinayay Madaxweyne Hassan Sh Mohamoud Iyo Xukuumadiisa ayaa sidan yiri. @SSTVSomali
Noor Abdi tweet media
Eesti
0
1
2
235
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
Haddii qabiil walba yeesho dal madax-bannaan, Afrika waxay yeelan lahayd in ka badan 500 dal. ayuu yiri Dr. C. Kani Torun Diblumaasi Turki ah oo hore Safiir uga soo noqday Somalia. @torunkani
Noor Abdi tweet media
Indonesia
0
1
4
216
SSTV retweetledi
Noor Abdi
Noor Abdi@NoorSstv·
DFS Ft Jubbaland.
Noor Abdi tweet mediaNoor Abdi tweet media
Deutsch
0
1
2
409
SSTV
SSTV@SSTVSomali·
Hogaamiyaha Macawisleeyda Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Maalmahan Booqasho ku joogay DDS ayaa Munaasabad soodhawayn ah loogu qabtay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda DDS.
SSTV tweet media
हिन्दी
0
0
3
92