BREAKING: Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia has officially announced from Laascaanood that the SSC-Khatumo administration will attend the National Consultative Council meeting set for May 1-2, 2025, in Mogadishu.
Qabanqaabada aaska qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana galinka dambe ee maanta lagu aasayaa xabaalaha Sheekh Suufi ee Degmada Warta Nabadda.