
Kulanka 60aad ee @SomaliaFGC ayaa waxaa lagu soo bandhigay qoraal ku saabsan guulaha uu @CentralBankSo ku talaabsaday 10 sano ee tagay. Xubnaha ayaa ka dooday arrimaha batroolka, iyagoo soo dhaweeyay xeerka Ra’iisul Wasaaraha ee hufnaanta Maaliyadda: tinyurl.com/FGCSOM

Filipino


































