NIA
68 posts

NIA
@SomalilandNIA
National Intelligence Agency of Somaliland. Protecting the nation through clandestine efforts.
Hargeisa Katılım Ekim 2019
0 Takip Edilen5.3K Takipçiler

DHAMBAAL TACSI AH: 29/05/2025
INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUN
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka JSL, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo Ciidanka Sirdoonka JSL ee uu ka baxay, AHN G/sare Maxamed aw maxamuud maxamed, oo ku geeriyootay magaalada hargaysa.
Agaasimaha Guud waxa uu marxuunka Ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo, ciidanka sirdoonka, qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Suomi

The National Intelligence Agency of the Republic of Somaliland urges the public to refrain from sharing unverified information regarding the Intelligence Agency and other security institutions in Somaliland. Individuals found to be disseminating such information will face legal consequences.
“The Law Does Not Help Fool"
English

In response to this misinformation, the Somaliland Intelligence Agency has initiated an investigation to determine the source of the false statements and the individuals responsible for their dissemination. Legal action will be pursued against anyone involved in spreading this false information, both domestically and internationally.
English

**Press Release**
**Date:** 14 March 2025
The National Intelligence Agency of the Republic of Somaliland wishes to inform the public and all relevant stakeholders that the claims regarding "intelligence members transfers," which were circulated on social media, are entirely unfounded and did not originate from this agency.
English

War Saxaafadeed:
14/03/2025
Hay’adda Sirdoonka Qaranka waxay bulshada Somalilland iyo cid kasta oo ay khuseyso u caddeynaysaa in xogaha ku saabsan “Bedel Ciidan” ee lagu baahiyey baraha bulshadu gebi ahaanba tahay mid been-abuur ah, isla markaana aan ka soo bixin Hay’adda Sirdoonka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Indonesia

@Checkmatedsl @umutcagrisari @HassanSMohamud master manipulator somalia is spreading another false information
English

@umutcagrisari @HassanSMohamud Incorrect.. actually Ethiopia always respected the Somalian territorial.. Republic of Somaliland is another country., they always been clear about this..
Same old thing.. never changed.

English

We should congratulate Hassan Sheikh Mohamud. Ethiopia has now recognized Somalia's sovereignty and territorial integrity, which means Abiy Ahmed has backtracked on the MoU. In other words, the MoU is now null and void. Thank you Reis! @HassanSMohamud
Ragıp Soylu@ragipsoylu
BREAKING — Somalia and Ethiopia formally commit to each other’s territorial unity and sovereignty in a joint declaration.
English

Hayada sirdoonka qaranka ayaa xalay qabatay dhalinyaro iibsanaya kaadhka codbixinta oo sharci daro ah kaadhadhkii hayadu waxay kiiskaa ku wareejisay CID iyadoo baadhintaan lagu wado ilaa 8 qof hayada sirdoonka qaranku waxay ka digaysaa qof kasta oo ku kaca falkaa in sharciga la horkeeni doono.
Filipino






