Somaliland Turkish Maarif Schools
2K posts

Somaliland Turkish Maarif Schools
@TMFHargeisa
Somaliland Maarif Schools For More İnfo: 525633 For WhatsApp : 0636514433
Ex halane behind İNJİ A.Dagah Katılım Mart 2019
46 Takip Edilen597 Takipçiler
Somaliland Turkish Maarif Schools retweetledi

Bastığın yerleri ‘toprak’ diyerek geçme, tanı! 🇹🇷
18 Mart #ÇanakkaleZaferi, bir milletin en zor şartlar altında bile neleri başarabileceğinin destansı kanıtıdır.
Sarsılmaz bir inanç ve fedakarlıkla kazanılan bu zafer, Türk milletinin eğilmez iradesinin ve bağımsızlık sevdasının ölümsüz bir mühürdür.
Bu anlamlı günde; bizlere bu toprakları vatan kılan tüm şehitlerimizi rahmetle anıyor, onların azminden aldığımız ilhamla geleceğe yürümeye devam ediyoruz. 🇹🇷

Türkçe

Somaliland - Hargeisa Campus Maarife Entrance Exam Application Form
forms.cloud.microsoft/r/4ENjakEWrv
English

📢 Diiwaan-gelinta Imtixaanka Deeqda Waxbarasho ee MAGIS ayaa bilaabatay!
Waxaa lala socodsiinayaa dhammaan ardayda fasallada 8, 9, 10 & 11 in diiwaan-gelinta imtixaanka deeqda waxbarasho ee MAGIS ay si rasmi ah u bilaabatay.
Si aad isku diiwaan geliso guji linkigan:
forms.cloud.microsoft/r/4ENjakEWrv
📍 Goobta: Xarunta TMF – HARGEİSA
📅 Taariikhda Imtixaanka: 09.04.2026
📢 Registration for the MAGIS Scholarship Exam Has Started!
All students in Grades 8, 9, 10 & 11 are hereby informed that registration for the MAGIS Scholarship Exam has officially begun.
📍 Venue: TMF – HARGEİSA Campus
📅 Exam Date: 09.04.2026
Cilick this link to register:
forms.cloud.microsoft/r/4ENjakEWrv

Filipino

Waxaan ku qabanay xaruntayada barnaamijka "Afur wadareedka Maarif". Waxaan midnimada, wadajirka, iyo fadliga bisha Ramadaan la wadaagnay martidii sharafta lahayd ee nagal soo qaybgashay afurka.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan martidii soo aqbashay inay nala qayb galaan barnaamijka afurka.
Ramadaan wanagsan… 🌙
We held the "Traditional Education Iftar" program on our campus. We shared the unity, solidarity and peace of Ramadan with our valued guests at our iftar table.
We would like to thank all our guests who participated in our iftar program.
Happy Ramadan…🌙



Indonesia

Waxaan ku qabanay xaruntayada barnaamijka "Afur wadareedka Maarif". Waxaan midnimada, wadajirka, iyo fadliga bisha Ramadaan la wadaagnay martidii sharafta lahayd ee nagal soo qaybgashay afurka.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan martidii soo aqbashay inay nala qayb galaan barnaamijka afurka.
Ramadaan wanagsan… 🌙
We held the "Traditional Education Iftar" program on our campus. We shared the unity, solidarity and peace of Ramadan with our valued guests at our iftar table.
We would like to thank all our guests who participated in our iftar program.
Happy Ramadan…🌙




Indonesia

Kooxdayadu waxay ka qaybgashay tartan doodeed ay soo qabanqaabisay hay'addeennu. Waxay ahayd geedi socod wax soo saar leh oo xiiso leh halkaas oo ardaydeenu ay si xor ah ugu soo bandhigeen fikradahooda oo ay ku difaaceen fikradahooda doodo adag. Waxaan u mahadcelineynaa cid kasta oo gacan ka geysatay. 🎤📚
We participated with our team in the debate competition organized by our foundation. It was a productive and exciting process in which our students expressed their ideas freely and defended their thoughts based on them. Thank you to everyone who contributed. 🎤📚

Filipino

🏫 Waxaa maanta xarunta İskuulka nagu soo boodayday Guddoomiyaha Ururka Qalinjebiyaasha Somaliland-Türkiye ahna madaxa Jaamacadda Osman Guelleh Farah (OGF), Prof. Dr. Mohamed Osman Guudle, iyo wefdi uu hogaaminayo.
Waxaannu ka wada hadalnay -hawlaha maalinlaha ah ee İskuulka.
-İmtixaanka MAGİS, (imtixaan loogu tala galay ardayda dhammaysay 8, iyo from 1,2,3).
-Iyo wada tashi ku aadan hawlaha aannu wada qaban karno.
Waan u mahadcelinaynaa Prof. Dr. Mohamed Osman Guudle iyo wafdiga uu hogaaminayay booqashadooda.
🏫 Somaliland-Türkiye Alumni Association President and Osman Guelleh Farah (OGF) University Rector Prof. Dr. Mohamed Osman Guudle and his accompanying delegation visited our campus.
Within the scope of the visit, consultations were held about the activities of our school, MAGİS exam and possible joint activities.
Prof for their kind visit. Dr. Many thanks to Mohamed Osman Guudle.



Suomi

🌙 Ramadaan Wacan!
Waxaan u mahadcelineynaa ardaydeena qaaliga ah ee qurxiyay dugsigeena bisha Ramadaan.
Waad ku mahadsan tihiin dadaalkiina iyo hal-abuurkiinaba, dugsigeennu wuxuu ka tarjumayaa farxadda iyo raynraynta bishan barakeysan. Qurxinta kasta waxa ay ina xasuusinaysaa midnimada, wax wada qaybsiga, iyo dareenka quruxda badan ee Ramadaan.
🌙 Have a blessed month of Ramadan!
We would like to thank our dear students who equipped our school with the spirit of Ramadan.
Thanks to your efforts and creativity, our school reflects the enthusiasm and warmth of this holy month. Each decoration reminds us of the unity, sharing and beautiful feelings of Ramadan.




Filipino
Somaliland Turkish Maarif Schools retweetledi

📢 Diiwaan-gelinta Imtixaanka Deeqda Waxbarasho ee MAGIS ayaa bilaabatay!
Waxaa lala socodsiinayaa dhammaan ardayda fasallada 8, 9, 10 & 11 in diiwaan-gelinta imtixaanka deeqda waxbarasho ee MAGIS ay si rasmi ah u bilaabatay.
Si aad isku diiwaan geliso guji linkigan:
forms.cloud.microsoft/r/4ENjakEWrv
📍 Goobta: Xarunta TMF – HARGEİSA
📅 Taariikhda Imtixaanka: 09.04.2026
📢 Registration for the MAGIS Scholarship Exam Has Started!
All students in Grades 8, 9, 10 & 11 are hereby informed that registration for the MAGIS Scholarship Exam has officially begun.
📍 Venue: TMF – HARGEİSA Campus
📅 Exam Date: 09.04.2026
Cilick this link to register:
forms.cloud.microsoft/r/4ENjakEWrv

Filipino

Taaburkii subaxnimo ee dugsigeena waxa aanu marti galinay SH. Shabcaan Cabdillaahi.
SH. Shabcaan ayaa ardaydeenna u jeediyay khudbad ku saabsan bisha Ramadaan ee fooda inagu soo haysa. Waxa uu ka hadlay cibaadada ay tahay in la guto bisha Ramadaan,xikmada bishan barakeysan iyo muhimada ay leedahay.
Aad iyo aad ayaanu uga mahad celinaynaa ka soo qayb galkiisa iyo dardaarankiisa qiimaha leh
illahay miisanka xasanaadka ha ugu daro inagana ha inaga dhigo kuwii ku camal fala oo weeleya wacdiga shiika. 🌙✨
SH within the scope of battalion activities in our school. We hosted SHABCAAN CABAILLAHI.
SH. SHABCAAN gave a meaningful speech to our students about the upcoming month of Ramadan. He talked about the prayers that should be performed during Ramadan, the wisdom of this holy month and its spiritual importance.
We thank him very much for his participation and valuable shares. 🌙✨




Filipino

Alle mahddii, waxaa noo qabsoomay kulan loogu talagalay waalidiinta ardaydoodu ay fasalka FORM 4-ka yihiin, sannadkanna qalin jabindoona insha Allahu. Kulanka waxaa waalidiinta xog dhammays tiran laga siiyey YTB (Deeqaha Waxbarasho ee Turkiga) iyo imtixaanka caalamiga ah ee TR-YÖS.
Kulanka waxaan waalidiinta lagula wadaagay faahfaahinta lagama maarmaanka u ah deeqda waxbarasho iyo imtixaanka, waxaanna u sharaxnay fursadaha iyo suurtagalnimada jirta. Sidoo kale, waxaan ka wada hadalnay adeegyada HAGIDDA iyo la talinta dhanka tacliinta ah ee iskuulku u fidiyo ardayda.
Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardaydayada insha Allahu kariim....
We held an information meeting for the parents of our 12th grade students about YTB (Türkiye Scholarships) and TR-YÖS.
At the meeting, we gave our parents the necessary details about scholarships and exams and explained the opportunities and opportunities. We also talked about the guidance services we provide to our students as a school.
We hope that the process will be beneficial for our parents and students, and we wish great success to all our students.




Filipino

📽️ Applications for the "Family" themed short film competition have started.
Check out the terms 🔎
Prepare your movie 📹
Apply for the competition…
Application Deadline: 20 May 2026 🗓️
📽️ Waxaa furmay tartanka MUUQAAL gaaban ee mawduuca "Qoyska".
Baadh oo dib u eeg xeerarka qoyska.
Diyaari filimkaaga gaaban
Xarayso oo gudbi shaqada aad soo qabatay ee ku saabsan tartanka…
Waqtiga kama dambaysta ah ee codsiga ama gudbinta shaqada aad soo qabandoontaa waa:
*20.05.2026*🗓️
-MAHADSANIDIIN.
KA QAYB QAADASHO WANAAGSAN, dhammaan ardaydayadana guul ayaan u rajaynaynaa.


English

Kaqayb galayaasha aan awoodin inay codsadaan ama wakhtigu ka dhacay imtixaanka 2026 TR-YÖS/1 waxay codsan karaan oo jaanis loo siiyay marlabaad inta lagu jiro xilliga dib udhaca.
Diyaari dukumeentigaaga hana iloobin inaad codsato inta u dhaxaysa February 9-keeda ilaa February 11keeda…
Taariikhda Imtixaanka: Abriil 12, 2026
Taariikhda Codsiga labaad aad samayn karto: February 9-11, 2026
Fadlan Qaad tallaabada ugu horreysa ee barnaamijkaaga riyada adiga oo hadda codsanaya! 🚀
🔗 Faahfaahinta: tryos.osym.gov.tr
Our candidates who cannot apply for 2026 TR-YÖS/1 can apply at late application dates.
Prepare your documents and don't forget to apply between February 9th and February 11th...
Exam Date: April 12, 2026
Late Application Date: 9 February - 11 February 2026
Apply now to take the first step on your way to your dream department! 🚀
🔗 Details: tryos.osym.gov.tr

Eesti








