Inaad naftaada badasha waxay imaanaysa markaa la noolaatid xaalad aan raali ku ahayn
Hadii aad goaansato inaad maalinkasta gym ka aado naftaadu raali kunoqonmayso se hadii aan adkaysi consistency la timaado mudayar kadib natiijo qurux badan helaysa cilimiguna wa sidaaso kle
if you are serious about change you have to go through uncomfortable situation stop trying to dodge the process it is the only way to grow.
#trust the progress.