WADDANI PARTY

3.8K posts

WADDANI PARTY banner
WADDANI PARTY

WADDANI PARTY

@WaddaniP

XISBIGA WADDANI (REJADA SHACABKA) - SINNAAN & CADDAALAD

Hargeisa, Somaliland Katılım Aralık 2018
4 Takip Edilen17.5K Takipçiler
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐑𝐚𝐲𝐬𝐚𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Eesti
2
3
25
1.2K
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐝𝐚𝐫 Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Qatar,kaddib markii uu Marti-qaad rasmi ah ka heley Dawladda Dalka Qatar
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Suomi
2
4
28
1.2K
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo Hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo umadda Muslimka ah munaasibadda Ciidul- Adxa awgeed.
WADDANI PARTY tweet media
Indonesia
0
1
9
625
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweyne Cirro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo maanta soo gabo gabeeyey safar shaqo oo ay ku joogeen dalka Kenya waxaa madaarka Nairobi ku soo sagootiyey Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Khayraadka badda ee dalka Kenya Hon. Hassal Ali Joho
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Indonesia
0
1
6
408
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro oo la kulmay Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya, Raila Amolo Odinga.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Suomi
0
2
11
478
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ku sugan safarkiisii rasmiga ahaa ee uu ku joogay dalka Kenya ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Eesti
0
3
16
626
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dalka Kenya (Speaker of the National Assembly), Mudane Moses Masika Wetangula.
WADDANI PARTY tweet media
Indonesia
0
2
13
512
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxwanaha JSL Cabdiraxmaan Cirro, oo la kulmay Madaxwayna dalka Kenya William Ruto.
WADDANI PARTY tweet media
Suomi
0
0
2
244
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xalay khudbad qiimo badan u jeediyey Jaaliyadda Somaliland ee reer Jabuuti.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Filipino
0
1
4
267
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyada dalkaas ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hogaaminaayey .
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Suomi
3
3
23
996
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
"Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro oo dalka Djibouti Si Weyan Loogu soo Dhowayey."
Suomi
0
0
5
229
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta safar shaqo oo qaadan doona muddo 3 cisho ah ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Djibouti.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Indonesia
0
0
6
355
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Sannad-guurada 34-aad ee munaasibadda 18-ka May.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
हिन्दी
1
5
20
839
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
“ Waxaanu u nimid Ceerigaabo in aanu qarameyno cid kasta oo qori sidata, Ciidamada Qaranka oo kaliya ayaa amniga masuul ka ah” Madaxweyne ku-xigeenka JSL .
Eesti
5
9
55
5.6K
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga dhismaha jidka Baki iyo Boorama.
Indonesia
2
9
57
2.4K
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐟𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚 𝐮 𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 & 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Eesti
1
0
7
639
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐉𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐞𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲.
WADDANI PARTY tweet media
Filipino
0
0
12
460
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
" Magaca Somaliland meel fog ayaanu gaadhsiinay, Shirkaas waxaa nalagu casuumay Magaca Jamhuuriyadda Somaliland, midhii ka soo baxayna dhawaan ayeynu arki doonaa ..." Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .
WADDANI PARTY tweet media
Suomi
0
7
29
967
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweyne Cirro, ayaa kulan la qaatay Madaxa Rugta Ganacsiga ee Dubai, 𝐒𝐮𝐥𝐭𝐚𝐧 𝐀𝐥 𝐌𝐚𝐧𝐬𝐨𝐨𝐫𝐢 isla markaana ka tirsan Guddiga Maamulka Bangiga Ganacsiga ee Dubai.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Filipino
1
6
44
1.4K
WADDANI PARTY
WADDANI PARTY@WaddaniP·
Madaxweyne Cirro oo la kulmay Agaasimaha Guud ee DP World Foundation "Sharaf weyn ayey noo ahayd in aanu la kulano Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro, intii lagu gudo jiray Shirweynihii Dawladda Adduunka" Agaasimaha Guud DP World Foundation.
WADDANI PARTY tweet mediaWADDANI PARTY tweet media
Suomi
0
0
12
343