Maxamed Cali Caadle

164 posts

Maxamed Cali Caadle banner
Maxamed Cali Caadle

Maxamed Cali Caadle

@XaaajiCaadle

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Hirshabeelle | Minister of Interior and Local Governments of Hirshabelle State

Jowhar, Somalia Katılım Şubat 2018
130 Takip Edilen314 Takipçiler
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxaan maanta booqday safaaradda aan ku leennahay magaalada Rooma ee caasimadda dalka Talyaaniga. Waxaan u mahadnaqayaa sii hayaha safiirka Marwo Culumo Cabdiraxmaan iyo diblumaasiyiinta kale ee sida diirran iisoo dhaweeyay. Waxaan bogaadinayaa shaqada ay qaranka u haayaan.
Maxamed Cali Caadle tweet mediaMaxamed Cali Caadle tweet media
Rome, Lazio 🇮🇹 Indonesia
0
0
3
42
Maxamed Cali Caadle retweetledi
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴
Grateful for AUPSC's affirmation to #AU member states' sovereignty. #Ethiopia signed an illegal MOU with the northern region (#Somaliland), in violation of #Somalia's sovereignty. No room for mediation unless Ethiopia corrects this by retracting the illegal MOU. #Somali
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 tweet media
English
57
175
403
69.3K
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxaan u hambalyaynayaa saaxibkeey Ilyaas Cusmaan @Lugatoor24 oo loo doortay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland. Waxaan Alle uga baryayaa in uu masuuliyadda culus u fududeeyo.
Maxamed Cali Caadle tweet media
Eesti
0
0
1
18
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxaan hambalyo u dirayaa madaxweyne @HESaidADeni oo mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland. Waxaan Alle uga baryayaa in uu masuuliyadda culus u fududeeyo.
Maxamed Cali Caadle tweet media
Eesti
0
0
2
23
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Tacsi waxaan dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geeridii xanuunka badneyd ee kutimid Abwaankii Qaranka (Abwaan Hadraawi) Sabar Allaha nagasiiyo isagane Janatul firdows Allaha geeyo Qoyskiisine sigaar ah sabar Allaha kasiiyo Aamiin
Filipino
0
0
3
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxaan halkaan Hambalyo iyo bogaadin ugadirayaa wiilkeyga Dr C/raxmaan Caadle oo difaacday Buugiisii qalinjebinta ee derejada 3aad PHD Hambalyo
Indonesia
0
0
1
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxaan u hambalyaynayaa Madaxweyne @HassanSMohamud oo mar kale caawa loo doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu u fududeeyo howlaha adag ee horyaalla.
Eesti
0
1
3
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Alle ha u naxariisto, jannatul firdawsana ha ka waraabiyo, inta dhaawaca ahna caafimaad degdeg ah Alle ha siiyo.
Indonesia
0
0
0
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
İnnaalillaahi Wa İnnaa İlayhi Raajicuun Waxaan u tacsiyaynayaa ehellada, asxaabta iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxeen dadka qiimaha badnaa ee ku dhintay weerarka argagaxiso ee fulaynimada ah ee maanta ka dhacay magaalada Beledweyne.
Suomi
2
0
3
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Alle ha u naxariisto, jannatul firdawsana ha ka waraabiyo, inta dhaawaca ahna caafimaad degdeg ah Alle ha siiyo.
Indonesia
0
0
0
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxaan geeridiisa uga tacsiyaynayaa qoyska iyo qaraabada, waxaana Alle uga baryayaa in uu jannatul firdawsa uga abaal mariyo howlihi wanaagsanaa ee ummadda usoo qabtay. 2/2
Somalia 🇸🇴 Filipino
0
0
0
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
İnnaalillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Alle ha u naxariisto nabaddoon Geeseey Cusmaan Cabdulle oo gacan ka xaq daran ay galabta ku dishay magaalada Muqdisho, xelli uu ka soo baxayay masjid uu salaadda casir ku tukaday. 1/2
Maxamed Cali Caadle tweet media
Somalia 🇸🇴 Suomi
1
2
0
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Tacsida geerida marxuum Cali Beesh iyo marxuum Sheekh Xuseen Cismaan oo Guddoomiye ku Xigeenno ka ahaa Maamullada Gobalka Shabeellaha Dhexe iyo Gobalka Hiiraan.
Somalia 🇸🇴 Filipino
1
0
2
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxaan marxuumka Alle uga baryayaa in uu jannatul firdawsa ka waraabiyo, reerka uu ka baxay iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo reer Hirshabeellaba samir iyo iimaan Eebbe ha ka siiyo.
Somalia 🇸🇴 Filipino
0
0
0
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Innaalillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Waxaan madaxweynihi hore ee Hirshabeelle mudane Ali Osoble uga tacsiyaynayaa geerida ku timid aabbihiis Cabdullaahi Cosoble Siyaad.
Maxamed Cali Caadle tweet media
Somalia 🇸🇴 Eesti
1
1
0
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
Waxan guud ahan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahanna qoyskiisa iyo boqortooyada reer imaam uga tacsiyaynayaa geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdi Imaam Cumar. Waxan Alle uga baryayaa in uu jannatul firdawsa ugu abaal gudo howlihi wanaagsanaa ee uu bulshada usoo qabtay.
Maxamed Cali Caadle tweet media
Suomi
1
1
0
0
Maxamed Cali Caadle
Maxamed Cali Caadle@XaaajiCaadle·
I am so saddened about what happened last night at Buulo Burto Airport, I extend my sincere prayers to the injured people, may Allah grant you quick recovery and also protect all Somali people. On behalf of the donors, we really apologize for the uncertainties that happened.
English
0
0
3
0
Maxamed Cali Caadle retweetledi
Nasra Bashir Ali
Nasra Bashir Ali@NasraBashiir·
The Committee assigned in June to come up with solutions to national elections in Gedo region today submitted their findings and recommendations to the Prime Minster Rooble following their visit to Kismayo and Garbaharey.
Nasra Bashir Ali tweet media
English
1
6
51
0
Maxamed Cali Caadle retweetledi
Mohamed Hussein Roble
Mohamed Hussein Roble@MohamedHRoble·
Waxaan u mahadcelinayaa Guddiga Dib u heshiisiinta Gobolka Gedo oo howl wanaagsan ka soo qabtay shaqadii aan u igmaday, iina soo gudbiyay warbixinta howshii dib u heshsiisiinta Gedo iyo talo soo jeedintooda. Waxaan rajeynayaa in howlaha yar ee dhiman ay dhaqso noogu dhammaadaan.
Filipino
26
30
204
0
Maxamed Cali Caadle retweetledi
Mahamed Abdirahman (Dhabancad)
Mahamed Abdirahman (Dhabancad)@M_Dhabancad·
Four Peace Ambassadors together with PM Rooble. We are all delighted that Gedo issue on elections is positive.
Mahamed Abdirahman (Dhabancad) tweet media
English
15
15
172
0