Xisbiga UCID

602 posts

Xisbiga UCID banner
Xisbiga UCID

Xisbiga UCID

@XisbigaU

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Xisbiga UCID political party Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة

Hargeisa Katılım Mart 2019
193 Takip Edilen4.2K Takipçiler
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Guddida fulinta iyo Taageerayaasha xisbiga UCID Ee Laanta Sweden Oo Munaasabad Balaadhan Ku Maamusay Musharaxiinta Xisbiga UCID Ee Doorashada Kaabig xisbigaucid.com/guddida-fulint…
Xisbiga UCID tweet media
Filipino
0
1
4
622
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Bismillaah "Labadan Xisbi way ina soo mareen ma dib ayay u dhalanayaan..," "Waan bogaadinayaa, Reer Gedo, Reer Baydhabo, Reer Puntland, waxaan leeyahay.." "Labadan xisbi 14 sanno ayay dalka Xukumayeen ma maanta caqli kusoo dagayaa..,"youtu.be/KTWtwpab6p8?si…
YouTube video
YouTube
Filipino
0
3
8
2.4K
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Waxaa layla sugayey maalinta ay Somaliland ugu liidato, Maanta maalin ay ka liidataa inma soo marin, Musharaxiinta Maantana Ka Ka saari kara xaaladan waa Aniga
Filipino
1
3
5
326
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiisyo cusub oo xisbigu ka furtay Degmooyinka Maxamed Mooge iyo Maxamuud Haybe.
Filipino
1
2
5
310
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Xisbiga Ucid oo war-saxaafadeed kasoo saaray xaaladda Laascanood. Ujeeddo: War-saxaafadeed Shirkii guddida fullinta ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 13/02/2023 ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Ucid "kaa dhimay oo kugu dhimay."
Xisbiga UCID tweet mediaXisbiga UCID tweet media
Filipino
3
1
9
1.3K
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. | Xibiga Ucid xisbigaucid.com/13-november-wi…
Xisbiga UCID tweet media
Filipino
2
1
3
0
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Munaasibad Qalin jabinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco | Xibiga Ucid xisbigaucid.com/guddoomiyaha-x…
Xisbiga UCID tweet mediaXisbiga UCID tweet media
Filipino
0
5
4
0
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub ku xidhan Xabsiga Degmada Baki Ee Awdal | Xibiga Ucid xisbigaucid.com/guddoomiye-fay…
Xisbiga UCID tweet media
Filipino
0
1
2
0
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha, Haddii sharciga iyo kala dambayntu ay burburaan dilalku way dhacayaan Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe | Xibiga Ucid xisbigaucid.com/dilalka-xalay-…
Xisbiga UCID tweet media
Filipino
2
2
4
0
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga, ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay banaan-baxyadii xisbiyada mucaaradku shalay ka dhigeen Dalka. | Xibiga Ucid xisbigaucid.com/gudoomiyaha-xi…
Xisbiga UCID tweet mediaXisbiga UCID tweet mediaXisbiga UCID tweet mediaXisbiga UCID tweet media
Filipino
0
2
2
0
Xisbiga UCID
Xisbiga UCID@XisbigaU·
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga, ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay banaan-baxyadii xisbiyada mucaaradku shalay ka dhigeen Dalka.
Filipino
2
2
4
0