Yasmin Foundation

157 posts

Yasmin Foundation banner
Yasmin Foundation

Yasmin Foundation

@YasminForAll

Yasmin Foundation was established in 2010, founded by Ambassador Mohamed Ali Nur @AmbAmerico, and is non profit organisation that promote free education.

Mogadishu, Somalia Katılım Kasım 2024
8 Takip Edilen185 Takipçiler
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Ciid Wanaagsan Dhammaan Ummadda Muslimiinta Meelwalba Ay Dunida ka Joogaan, iyo Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan idinku Hamabalyeynaynaa Munaasabadda Ciidul Fidriga Sanadkan. Allah Naga Aqbalo Acmaasha Wanaagsan ❤️🕋✨ #EidMubarak #YasminFoundation
Yasmin Foundation tweet media
Filipino
0
1
2
247
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Hay'adda Yasmin waxay si diiran ugu mahad celineysaa Hay'adda Garab Istaaga Turkiga, dadaaladda aadka loo mahdiyo ay ka geysanaayaan garab istaaga bulshadeena.
Yasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet media
Filipino
0
0
0
5
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Hay'adda Garab Istaaga Turkiga iyo Yasmin Foundation ayaa waxay 55 Qoys iyo 3 ka mid ah iskuulada ay gacanta siiso Hayadda Yasmin Foundation ayaa gaarsiiyay deeq cunto ah, munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadan.
Yasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet media
Filipino
1
0
0
11
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Soonqaad Wanaagsan Guud Ahaan Ummadda Muslimiinta Meelwalba Ay Dunida ka Joogaan, iyo Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan idinku Hamabalyeynaynaa Bisha Barakeysan ee Ramadan. ❤️🕋✨ #Ramadan2026 #YasminFoundation
Yasmin Foundation tweet media
Filipino
0
1
2
101
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta ka qeybgalnay munaasabadda daahfurka ciyaaraha dadka aragga la’a ee Somali Blind Sports Federation (SBSF). Yaasmiin Foundation waxay xiriirka u rajeynaysaa inuu noqdo mid miro-dhal ah oo guulleysa. #YasminFoundation #HopeForAll
Yasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet mediaYasmin Foundation tweet media
Filipino
0
0
1
365
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Waxaan Mahad Celin Ballaran u direynaa dhamaan kasoo qeyb galyaasha ka kala socday qeybaha kala duban ee bulshadeena. Ku Mahadsanidiin Taageeradiina Garab Istaagiina Deeqdiina iyo waqtigiina qaaliga ah ee aad noo soo hurteen! ❤️ #YasminFoundation #HopeForSomalia #15thAnniversary
Filipino
0
0
1
45
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Waxaa si qurux badan inoogu soo idlaatay munaasabadda 15 Sano Guurada Yasmin Foundation. Waxaan Aad ugu faraxsannahay in dadaaladda hay'adda ay bulshadeena mahdisay, waxaanna rajeyneynaa sanado badan hadda kedib in aan sidaan u wada dabaaldagno oo dadaaladeena aan wada jibaarno.
Yasmin Foundation tweet media
Filipino
1
5
6
565
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
24-Saacadood kedib waxaa inoo furmi doona munaasabadda 15 Sano Guurada Yasmin Foundation. ⏳👀 Taariikhda munaasabadda: 8-da Janaayo, 2026. Hotel Jazeera, 7:00 PM. #YasminFoundation #15thAnniversary
Yasmin Foundation tweet media
Filipino
0
0
0
27