JJ

35.6K posts

JJ

JJ

@alijira

Katılım Haziran 2010
1.4K Takip Edilen29.1K Takipçiler
JJ
JJ@alijira·
@cunayee Waa qalad in immigration Visa dal ku gal bixiyo waa shaqadii wasaarada arimaha dibada iDecember 1990 ayuu nidaamkan istaagey Marka Absolutely waa qalad visa Safaaradaha ka bixiyaan haddiiba aad haysato passport ajnibiya
Indonesia
0
0
0
28
Villa Somalia
Villa Somalia@TheVillaSomalia·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo maanta loo doortay hoggaaminta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Villa Somalia tweet media
Suomi
26
95
340
16.7K
Somali Embassy-Saudi Arabia Riyadh 🇸🇴
Ambassador Aweis Haji Yusuf. @hagiahmrd has ended his tenure as the Ambassador of Somalia to the Kingdom of Saudi Arabia. Diplomats and staff at the mission wished him success in his next role as the Senior National Security Advisor to the President. @HassanSMohamud The Ambassador thanked the diplomats and staff for their warm farewell and support during his service.
Somali Embassy-Saudi Arabia Riyadh 🇸🇴 tweet mediaSomali Embassy-Saudi Arabia Riyadh 🇸🇴 tweet media
English
3
9
29
4.7K
JJ
JJ@alijira·
Madaama Rajadii aheyd shacabka somaaliyeed iney iyaga doortaan madaxweynahii hogaamin lahaa ay meesha ka baxdey laakiin waxaa kale oo Rajo weyn ah in Xildhibaanada Shacabka soo doortaan Nidaamka Xisbiyada ku salaysan sidii maaarso 1969 oo kale “Parliamentarian System”.
Suomi
0
0
0
323
JJ
JJ@alijira·
Doorasho Dadban waxaa ka faaiida Koox yar oo dantooda ka hormariya danta guud, Doorasho Qof iyo Cod na waxaa ka Faaiida dhinac walba shacabka somaaliyeed oo Dhan. #CQ2026Somaaliya
Indonesia
0
0
0
236
Hassan Sheikh Mohamud
Hassan Sheikh Mohamud@HassanSMohamud·
Today, I proudly received my voter registration card,a milestone reaffirming my unwavering belief that direct elections are the way forward for 🇸🇴.This is not just a card; it’s a symbol of our shared commitment to building a democratic country where every citizen’s voice matters.
Hassan Sheikh Mohamud tweet mediaHassan Sheikh Mohamud tweet mediaHassan Sheikh Mohamud tweet mediaHassan Sheikh Mohamud tweet media
English
237
138
791
83.2K
JJ
JJ@alijira·
#Poll, Yaa ku Awood badan Barlamaanka Xikdhibaanada Pro-Government ama Muxaafidka iyo Xildhibaanada Mucaaradka
0
0
0
181
Villa Somalia
Villa Somalia@TheVillaSomalia·
H.E. President @HassanSMohamud appointed Ambassador Awes Hagi Yusuf Ahmed as the new National Security Adviser. The President thanked former National Security Adviser, Mr. Hussein Moallim Mohamud, for his services to the nation.
Villa Somalia tweet media
English
25
23
150
43.4K
JJ retweetledi
Ali Omar
Ali Omar@AliOmarMP·
Waxaan soo dhawaynayaa diiwaangelinta codbixiyayaashaa maanta ka bilaabatay degmada Jowhar ee maamulka HirShabeelle, waa talaabo dhinax sax loo qaaday in dadka fursad loo siiyo in ay ku doortaan hugaankooda.
Ali Omar tweet media
Filipino
2
6
27
1.6K
JJ retweetledi
Ali Omar
Ali Omar@AliOmarMP·
President HSM today hosted a high-level consultative meeting at Villa Somalia with former Presidents, Prime Ministers, Speakers of Parliament, and other national leaders. This is part of his ongoing call for national consultations launched earlier this year. 🇸🇴 #Somalia #Gogol
Ali Omar tweet media
English
4
13
55
2.8K
JJ
JJ@alijira·
Do you remember when you joined X? I do! #MyXAnniversary 15 years ago MashaAllah Delighted!
JJ tweet media
English
0
0
0
216
JJ retweetledi
Ali Omar
Ali Omar@AliOmarMP·
Somalia’s future depends on political maturity. Moving from informal coalitions to a structured multiparty system is not optional—it’s necessary. This transition will bring balance, responsible governance, and trust in democratic processes. #Somalia #StateBuilding
English
4
12
31
1.9K
JJ
JJ@alijira·
In sanadka u danbeeyo xiligga xil haynta madaxwayne u muran siyaasadeed bilowdo dan uma aha dalka “ back to square one” shacabka somaaliyeed waxay doonayaan in Awoodda gacantooda lagu soo celiyo si Demoqradiya kuna saleysan Sinaan iyo Cadaalad.
Filipino
0
0
0
223
JJ retweetledi
Ali Omar
Ali Omar@AliOmarMP·
It is unfortunate when former or aspiring leaders damage the image of the very nation they led — or hope to lead. Leadership means protecting Somalia’s dignity at all times. Criticism is part of democracy, but it must never come at the expense of national unity and security.
English
8
10
41
2.8K
JJ
JJ@alijira·
@DrBaadiyow 10% is better than nothing Historically: 1950 xornimada ka hor 1960 - 1969 Somali republic 1969 - 1990 SRC kacaanka Betrool ayaa la raadinaayey sidii lagu soo saari lahaa Companyo kala Duwan
Filipino
0
0
0
258
Dr. Abdurahman Baadiyow
Dr. Abdurahman Baadiyow@DrBaadiyow·
In recent days, a lot of attention has been paid to the 5% royalty rate in Somalia's Turkish oil agreement, where Turkey would supposedly get 90% in the initial phase in the Somali social media, where the deal has been portrayed in a negative light and used as smear propaganda against the Turkish and Somali governments. However, the point to consider here is that a 5% royalty is normal for countries at the exploration startup stage of oil, especially those with high investment risk. The rate is typically limited to the cost recovery period, during which the investor is paid back costs related to exploration, development, and security. Once this phase is over, profit-sharing terms are renegotiated in the host country's favor, in line with international practice. Somalia is not on its own; the same or even lower rates have been established by other African countries such as Kenya (5%), Ghana (10–12.5%), Uganda (8–12%), Mozambique (2–10%), and South Sudan (2–5%) to attract investors. As Somalia opens the door to the energy sector, the deliberate distortion of Turkey’s role in Somalia threatens the strong partnership between the two nations.
English
33
19
82
11.4K
JJ
JJ@alijira·
@DrBaadiyow Allaha u naxariisto Amiin
Suomi
0
0
1
60
Dr. Abdurahman Baadiyow
Dr. Abdurahman Baadiyow@DrBaadiyow·
Inna Li Allah wa inna Ilayhi Raajicuun. Waxaa Xamar ku geeriyooday bisha April 12keeda abtigey Geesey Geedi Shadoor oo ku dhashay degmada Ceeldheer 1928. Waxaan la wadaagayaa tacsi tiiraanyo leh walaalkiis Boqor Cabdullahi Geedi, dhamaan ehelka, qaraabada, saaxibada iyo nabadoonnada Soomaaliyeed. Nabadoon Geeseey wuxuu muddo ka badan 70 sano ka shaqaynay arimaha nabadda iyo dib uheshiisiinta. Ilaahey jannada haka waraabiyo, qabrigana ha uwaasiciyo, annagana nama fidneeyo geeridiisa ka dib Aamiin.
Dr. Abdurahman Baadiyow tweet media
Indonesia
18
3
25
3.2K