bahdoon mire
3.1K posts

bahdoon mire
@bahdoonmire
ناشط سياسي وحقوقي، وعضو من حزب المعارض بونتلاند ) PPU History written in blood can’t be changed with Pen . ( PUNTLAND PEOPLE'S UNION PARTY, OPPOSITION PARTY)

DUBGUR SIYAASADEED Dadka baadiyaha ereygaan kuma cusba. Waxaa jiro Xaasid iyo dubgur. XAASIDKU qof kale wax uma rabo laakiin asagaa wax isla rabo, halka DUBGURKU asna wax isla rabin qofna wax la rabin. Dad aan dhihi karo waa dubgur siyaasadeed ayaa waxay leeyihiin Xasankii 2012 la doortey 2 shey bes ayuu qabtey mid sadaxaad oo aflagaada ahna wuu ku darey. Xasanka 2022 la doorteyna waxba ma qaban ayuu yiri. Hadde waa:- - Xassanka dalka intiisa badan khawaarij ka xoreeyey. - Xassanka deenta dalka in laga cafiyo sabbey. - Xassanka cunaqabateyntii Hubka sababey in la qaado. - Xassanka Suuqa Barika Afrika inaan ku biirno sababbey. - Xassanka Caasimadda iyo Magaalooyinka waaweyn ee dalka amniga ka dhigey oo ay iyagu qoryo waaween ugu baahneen iney isu ilaaliyaan. - Xassanka Shidaalka qodaayo oo ciqaalka iyo cabaaydaha loo tolanaayo. - Xassanka dekadda dayax gacmeedyada laga ganaayo dhisaayo. - Xassanka Xamar doorasho toos ah oo amni ah ka qabtey. - Xassanka boqolaalka Jid iyo tobanaanka Xaruumood ee dowladeed ka dhisey Xamar iyo caasimadaha maamul goboleedyada. - Xassanka Maamulka cusub ee Waqooyi Bari dhisey. - Xassanka mar labaad Baddeeenii oo la soo damcey difaacey. - Xassanka Gudiyadii qaran ee ugu muhiimsanaa dalka dhisey. - Xassanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika amnigeeda Soomaali fariisiyey - Xassanka dhalinyarii xabsiyada dibadaha ku dayacnaa soo daabulaaya. - Xassanka dhisey in ka badan 40,000 oo Ciidanka Qaranka ah, markii ugu horeysey burburkii kadibna Diyaarado ku qalabeeyey. Intaan iyo in ka badan oo aan lagu soo koobi karin qoraal in uu Xassan qabtey qofkii arki waayey waa DUBGUR SIYAASADEED.


#BREAKING🚨🚨 Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni @HESaidADeni Waxaan Rabaa inaad laysaan oo Maxkmaddani wada Toogato Kuwii Calmiskeed Ku beeray Argagixisada oo weli u shaqaynaaya oo u adeegaaya. Kuwaas waxaan rabaa inaad wada toogataan warku saw ma cadda.?

Haddii SNM laga saaray waayo cidda marka weli habeen kasta Laascanood dadka ku laynaysa.?!

Puntland ayaa shacabkeeda ugu baaqday in dagaal loo diyaargaroobo. Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa yidhi; “𝐐𝐨𝐟 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐪𝐨𝐫𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐢𝐢𝐝 𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐨…”

Wasiirka Qarjab’s speech aligns with the core principles of the Puntland Defense Codex: readiness for a limited-war posture to defend Puntland’s autonomy, resistance to any centralization project from Muqdisho that could destabilize Puntland, and a clear call for internal cohesion as a strategic necessity.





Haddii ay reer somaliyaha influencer ka ahi kusoo wada followgareeyaan ma wanaagbaa mise waa xumaan?

Clans in Puntland have begun to withdraw their support from Said Abdullahi Deni one by one. Elders of the Ismail Saleebaan clan held a press conference in Bosaso, where they stated that Said Abdullahi Deni had treated them unfairly and that they are considering their position regarding the Puntland, Somalia's administration.











