CAAFiSOM

344 posts

CAAFiSOM banner
CAAFiSOM

CAAFiSOM

@caafisom

CAAFiSOM was founded on a simple yet revolutionary idea: that everyone should have access to the best healthcare available on their terms.

Somalia / Somaliland Katılım Ocak 2021
2 Takip Edilen112 Takipçiler
CAAFiSOM
CAAFiSOM@caafisom·
Fursad Wayn! Ma doonaysaa in aad caafimaad u tagto dalka Turkiga? 5000$ Bukaanku wuxu ku helayaa baadhitaan iyo daawayn dhamaystiran! Sida: Viisaha, Turjubaanka , Daawaynta xanuunada noocyadooda kala duwan tusaale:Qaliimada,daawaynta kansarka iwl. →naga soo wac +252 63 7552002
CAAFiSOM tweet media
Filipino
0
0
0
50
CAAFiSOM
CAAFiSOM@caafisom·
Waa Maxay 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐩𝐨𝐱? Mpox waa cudur uu keeno infekshan wata fayras, loona yaqaan Monkey Pox ama Furuqa daanyeerka. Fayraskani waxa uu katirsanyahay qoyska fayrasyo ee laysku yiraahdo POXVIRIDAE FAMILY gaar ahaana genus-ka loo yaqaano ORTHOPOXVIRUS. #mpox #MonkeyPox
CAAFiSOM tweet mediaCAAFiSOM tweet media
Suomi
0
0
1
203
CAAFiSOM
CAAFiSOM@caafisom·
Hal Taabasho ku hel 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 Sida; 👨🏾‍⚕ Qabsashada Balamaha Dhakhaatiirta 📲 Kaydinta Xogtaada Caafimaad 🚑 Dalbashada Ambulanceka "Hadaba si aad u hesho adeegyadan lasoo Dag Appka CAAFiSOM Halkan kala soo dag : onelink.to/2c885a
CAAFiSOM tweet media
Indonesia
0
0
1
20
CAAFiSOM
CAAFiSOM@caafisom·
𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 -Xumad aad usaraysa -Madax xanuun -Xanuun indhaha godkooda ah -Daal badan -Dhaxan badan oo uu qofku dareemo -Murqo iyo lafa xanuun -Matag, yalaalugo iyo dibiro -Finan Kasoo baxa jidhka Soo Wac #3883 Si aad u hesho talo caafimaad #xumad
CAAFiSOM tweet media
Filipino
0
0
1
13
CAAFiSOM
CAAFiSOM@caafisom·
Subax Wanaagsan Dhamaan Macaamiisha CAAFiSOM أَصْـبَحْنا وَأَصْـبَحَ المُـلْكُ لله وَالحَمدُ لله ، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير #Subax_Wanaagsan #goodmorning #ambulance #appointments #MedicalRecords
CAAFiSOM tweet media
العربية
0
0
1
26