Dayah Omar

15 posts

Dayah Omar banner
Dayah Omar

Dayah Omar

@dayahaomar

Official Twitter Account Of Dayah Omar |Member of the Federal Parliament of Somalia.

Mogadishu, Somalia Katılım Haziran 2022
5 Takip Edilen209 Takipçiler
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Eid mubaarak
Dayah Omar tweet media
Eesti
0
0
1
50
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐜𝐮𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧.
Dayah Omar tweet media
Indonesia
0
0
1
146
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Isha Sirdoonka ee #Sabanka Khaarijta Xamar ka dhexrideyso arki waayey. Oo howdka kasoo warameysa la yaabay.!
Filipino
1
0
2
621
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Qof kasta oo masuuliyad haya, leh damiir islaamnimo iyo mid Soomaalinimo waa waajib inuu ka danqadaa, kana hadlaa shacabka dhibaataysan ee reer #laascaanood.
हिन्दी
4
1
17
1.8K
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Bismillahi, Waxaan tacsi u dirayaa ehelka dadkii ku naf waayay weerarka Villa Rose. Inti ku dhimatay Allah SWT ha u naxariisto, kuwa ku dhaawacmay Rabbi ha siiyo caafimaad deg deg ah. Koxaha argagaxisada aan dagalka adag kula jirno malmahoodii ugu danbese ayay ku jiraan.!
City of London, London 🇬🇧 Indonesia
0
0
3
0
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Mahad saladka NISA hada maxow na dhihi donaa xayaysiis ayan amniga kusugayaa iyo shabab diyarad ku dile cajiib. !
Hillingdon, London 🇬🇧 Filipino
0
0
3
0
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Dagaalka Alshabaab qof walba oo Bani’aadam ah ayuu wajib ku yahay!
Indonesia
0
0
2
0
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Dagaalka Argagaxisada lagula jiro waa waajib inan mid ka ahaano Anagoo Dhowrena sharafka ,Diinta Dalka iyo Dadkeena Ilalinayna jiritaanka Qarankeena!
Indonesia
1
0
6
0
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Waxaan Alle ka baryayaa in Ciidan Ciideeda kale uu nagu gaarsiiyo barwaaqo, midnimo, horumar, caafimaad, iyo amni.
Dayah Omar tweet media
Indonesia
0
0
9
0
Dayah Omar
Dayah Omar@dayahaomar·
Bismillah. Kani waa bogayga rasmiga ee an ku leyahay Twitter. Mahadsanidiin
Indonesia
7
2
19
0