Filan Institute of Technology

61 posts

Filan Institute of Technology banner
Filan Institute of Technology

Filan Institute of Technology

@filantechnology

We Exist to Unlock Everyone's Potential.

Mogadishu, Somalia Katılım Kasım 2021
0 Takip Edilen224 Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
Haddii aad doonaysid inaad wax ka ogaatid FilanTech Fellowship Web Development Program, ka bogo video-gaan hoose oo uu ka waramaayo Abdulkadir Sharif oo kamid ah dufcadda 1aad ee filantech Nagu soo biir oo soo buuxi foomka codsiga dufcada 2aad forms.gle/xEcq7hZoD8Ztbc… #FilanTech
Eesti
1
1
12
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
Inaad ledahay xirfad waxeey la micno tahay inaad leedahay; hanti ma guuraan ah. Haddaba machadka FilanTech wuxu ku siinayaa fursad aad ku baran karto xirfadda programming-ka, is qoristuna weey socotaa e is diiwan geli xilli hore si eeysan kaaga buxsamin. Mahadsanid #filantech
Filipino
0
3
6
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
Waxaan diyaar u nahay su'aal walbo oo aad qabtaan in aaan idin kaga jawaabno. Wixii su’aal aad qabtaan qaybta hoose ee comment-ga nagu waydiiya. #FilanTech
Filan Institute of Technology tweet media
Filipino
0
1
7
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
if you are still debating on whether it's worth pursuing a career in software engineer? Here are a few reasons why you should... 𝑭.𝑮: 𝑭𝒐𝒐𝒎𝒌𝒂 𝒄𝒐𝒅𝒔𝒊𝒈𝒂 𝒄𝒖𝒔𝒖𝒃 𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒇𝒖𝒓𝒎𝒊 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂 𝟐𝟒 𝒌𝒂 𝒃𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒏, 𝒇𝒆𝒆 𝒈𝒂𝒏𝒂 𝒘𝒂𝒂 $𝟏𝟎! #FilanTech
Filan Institute of Technology tweet media
English
0
2
6
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
The tech stacks you will learn In our comprehensive/intensive 6-month Full Stack Development Program are the following: - 𝐇𝐓𝐌𝐋 & 𝐂𝐒𝐒 - 𝐉𝐚𝐯𝐚𝐒𝐜𝐫𝐢𝐩𝐭 & 𝐏𝐲𝐭𝐡𝐨𝐧 - 𝐑𝐞𝐚𝐜𝐭 & 𝐑𝐞𝐝𝐮𝐱 - 𝐒𝐐𝐋 & 𝐍𝐨𝐝𝐞𝐣𝐬 #FIlanTech #LifeAtFilanTech #FilanTechTalent
Filan Institute of Technology tweet media
English
0
1
6
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
Xirfadaha aan ugu talagalnay in aan ku kabno ardayga inta ay koorsada socoto waxaa kamid ah, ku hadalka luqadda English-ka iyo qoristeeda. 𝑭.𝑮: 𝑳𝒖𝒒𝒂𝒅𝒅𝒂 𝑬𝒏𝒈𝒍𝒊𝒔𝒉-𝒌𝒂 𝒔𝒊 𝒈𝒂𝒂𝒓 𝒂𝒉 𝒖𝒎𝒂 𝒃𝒊𝒙𝒊𝒏𝒏𝒐❗ #FIlanTech #LifeAtFilanTech #FilanTechTalent #selfstudy
Filan Institute of Technology tweet media
Indonesia
0
2
7
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
Hadii aadan aqoonin, ma jeclaanin lahayd in aan kula wadaagno meel ka barato si aa isugu diyaarisid online bootcamp ka? 𝑭.𝑮 𝑭𝒐𝒐𝒎𝒌𝒂 𝒄𝒐𝒅𝒔𝒊𝒈𝒂 𝒄𝒖𝒔𝒖𝒃 𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒇𝒖𝒓𝒎𝒊 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂 𝟐𝟒 𝒌𝒂 𝒃𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒏, 𝒂𝒑𝒑𝒍𝒊𝒄𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏 𝒇𝒆𝒆 𝒘𝒂𝒂 $𝟏𝟎 3/3.
Eesti
0
0
2
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
Bisha Online coding bootcamp ka waxaa la idin ka rabi doonaa in aad koox ahaan u dhistaan real-wolrd projects adinka oo macalimiin idin hagi doonaan. Luqadaha aa ku dhisidoontaan bishaas waxaaa kamid ah (HTML, CSS, Javascript, & React). Ma taqanaa luqadahaas? 2/3.
Indonesia
1
0
2
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
𝐖𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐨. Waxbarashadeena waa self-study. Qaabka programming-ka ardaydeena u bartaan waa in ay real-world projects shirkado u dhisaan 1/3. #FilanTech
Filan Institute of Technology tweet media
Filipino
2
2
6
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐠𝐚𝐫𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐨 𝐝𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝟐𝟒-𝐤𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧. Ma jeclaan lahayd inaad nagu soo biirto? Makula wadaagnaa qaabka aad isugu diyaarin lahayd online bootcamp-ka inta uu codsiga furmin? #FilanTech
Filan Institute of Technology tweet media
Eesti
0
0
4
0
Filan Institute of Technology
Filan Institute of Technology@filantechnology·
𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐚𝐝𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐥𝐥𝐭𝐢𝐦𝐞 𝐚𝐡 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚? 𝑴𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒂 24 𝒔𝒂𝒂𝒄𝒂𝒅𝒐𝒐𝒅 -Haddii aad 8 saacadood oo kamid ah 24-ka saacadood hurudo -8 saacna aad shaqaysid ama aad waxbaratid 1/2
Filan Institute of Technology tweet media
Filipino
2
1
9
0