Goobo Labs

44 posts

Goobo Labs banner
Goobo Labs

Goobo Labs

@goobolabs

Engineering Reliable Digital Infrastructure.

Mogadishu, Somalia Katılım Nisan 2022
2 Takip Edilen190 Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
Soplang: General‑Purpose Programming Language — Bilowgeennu Waa Backend! Soplang waa general‑purpose programming language oo si buuxda ugu qoran Af‑Somali. Hadafkeennu waa in aan awood siino developer‑rada si ay u dhisaan wax kasta — laga bilaabo website‑yo, mobile apps, data tools, ilaa iyo native software — iyagoo adeegsanaya afkooda hooyo. Wajiga Koowaad: Backend / Server-Side: Waxaan diiradda saarnay backend‑ka (server-side), soplang ayaa awood u yeelan doonta: 1. Taageerida databases kala duwan (SQL & NoSQL) 2. ORM fudud, xooggan kuna qoran Af‑Somali 3. Naqshad nadiif ah oo fududaynaysa APIs, scripts, iyo services 4. Agab horumarineed oo dhammaystiran: CLI, REPL, VS Code extension, iwm. Diiraddan “backend‑first” waxay Soplang ka dhigaysaa mid isla markiiba faa’iido u leh mashaariicda dhabta ah, iyadoo la dhisayo aasaas awood u yeelan doona ballaarinta frontend‑ka, AI, iyo wixii lamid ah. Hadafkeenna: “Dhis Software Adigoo Adeegsanaya Afkaaga Hooyo!” Raac oo nagu soo biir si aad qayb uga noqoto dhaqdhaqaaqan. Soplang ma aha oo kaliya programming language — waa dhaqdhaqaaq! Website: soplang.org GitHub: github.com/soplang Baraha Bulshada: @soplangorg #soplang
Goobo Labs tweet media
Filipino
0
5
17
847
Mohamud Osman
Mohamud Osman@mchamoudadev·
"Hey Anthropic I'm a developer from Somalia. Our community — developers, students, young people who want to build with AI — we can't access Claude. Not because we don't want to. Not because we're not ready. Just because of where we're from. We're learning. We're building. We're motivated. We just don't have access to the tools. Please Anthropic — enable Claude for Somalia." @AnthropicAI @claudeai @DarioAmodei @bcherny @trq212 #ClaudeForSomalia #Anthropic #Claude
English
168
365
1.2K
57.3K
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
Ciid Mubarak dhammaan umadda islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo barako xambaarsan. Farxad ku ciida meel kasta oo aad joogtaan. #Goobolabs #CiidWanaagsan #EidMubarak
Goobo Labs tweet media
Eesti
0
2
6
181
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
Soplang Compiler waa diyaar! Shaqo, tijaabo, iyo sixid muddo dheer socotay kadib, Soplang waxay gaartay heer cusub. Waxaan waqti badan ku bixiyay naqshadaynta iyo dhismaha compiler-ka Soplang. Hadafkeennu wuxuu ahaa mid cad. Waxaan rabnaa inaan dhisno luqad awood leh oo leh compiler hufan. Sidoo kale, waxaan rabnaa inaysan isticmaalin memory badan marka ay shaqaynayso. Bilowgii mashruuca, waxaan is weydiinay hal su’aal. Sidee loo heli karaa xawaare turjumid oo sare iyo xawaare fulin oo sare isku mar (compilation and running)? Si aan taas u gaarno, waxaan go’aansannay inaan ka faa’iideysanno awoodda Cranelift iyo LLVM. Cranelift waxay na siisaa compilation degdeg ah oo ku habboon JIT. LLVM waxay caan ku tahay waxqabad sare marka barnaamijku socdo. Sidaas ayaan ku doorannay qaab isku daraya faa’iidada labada dhinac. Tani waxay noo ogolaatay inaan helno dheelitirnaan u dhexeysa dhisid degdeg ah iyo fulin hufan. Intii horumarintu socotay, waxaan la kulannay caqabado badan. Halmar ayaan la kulanay 127 cilad. Qaar waxay la xiriireen noocyada xogta. Qaarna waxay ku jireen isku xirnaanta backend-ka iyo runtime-ka. Si tartiib ah ayaan u xallinnay mid mid. Dadaal iyo dulqaad kadib, waxaa noo suurtagashay inaan dhisno compiler shaqeynaya, xasiloon, oo la isku halayn karo. Qaab-dhismeedka Compiler-ka Soplang Compiler wuxuu leeyahay qaab-dhismeed cad. Wuxuu kala saaraa marxalad kasta oo uu maro koodhku. Tani waxay fududeynaysaa fahamka gudaha iyo in mustaqbalka lagu daro astaamo cusub. Marka hore, koodhka .sop waxaa la mariyaa Lexer. Wuxuu qoraalka u kala jebiyaa tokens. Kadib waxaa xiga Parser. Wuxuu ka dhigaa tokens-ka qaab geed ah oo loo yaqaan AST. Marka la helo AST, waxaa bilaabmaya Semantic Analysis. Halkan waxaa lagu hubiyaa magacyada, noocyada xogta, iyo saxnaanta guud ee barnaamijka. Waxaa la dhisaa symbol table si loo maareeyo scope-yada iyo slot-yada doorsoomayaasha. Intaas kadib, AST-ga waxaa loo rogaa HIR. Kani waa qaab dhexe oo backend-yadu si sahlan ula shaqeyn karaan. HIR wuxuu adeegsadaa slots iyo labels si loo maareeyo xisaabinta iyo socodka barnaamijka. Marka la gaaro backend-ka, Soplang wuxuu leeyahay laba qaab fulin: * JIT oo adeegsada Cranelift si HIR loogu beddelo koodh native ah oo isla markiiba la fuliyo. * AOT oo ku dhisan LLVM. Halkan waxaa lagu dhisaa binary gaar ah oo si madaxbannaan u shaqeyn kara. Labada backend waxay wadaagaan runtime isku mid ah. Runtime-ku wuxuu maareeyaa qiimaha xogta, xusuusta, builtins, iyo isku xirnaanta C ABI. Sababta Farsamo ee Go’aamada Waaweyn Markaan dhisaynay Soplang, ma dooran go’aanno fudud oo keliya. Waxaan doorannay go’aanno leh sabab farsamo oo cad. Mid ka mid ah go’aamada muhiimka ah waa isticmaalka slot-based HIR. Ma isticmaalin SSA si toos ah gudaha IR-ka. Sababta ayaa ah in HIR uu noqdo mid fudud oo la fahmi karo. Backend-ka sida Cranelift ayaa isagu u sameeya SSA gudaha. Tani waxay yaraysay kakanaanta marxaladda dhexe. Go’aan kale oo muhiim ah waa in la sameeyo C ABI boundary. Kani wuxuu u dhexeeyaa koodhka la soo saaro iyo runtime-ka. Koodhka JIT ama AOT ma taabto qaab-dhismeedka gudaha ee Rust sida Rc ama HashMap. Wuxuu la macaamilaa oo keliya SoplangValue iyo extern "C" functions. Tani waxay ka dhigeysaa nidaamka mid nadiif ah, la kala soocay, oo ammaan badan. Sidoo kale, waxaan doorannay thread-local heaps. Ma isticmaalin global shared memory. Tani waxay fududeysay maaraynta xusuusta. Sidoo kale, waxay ka hortagtay isku dhac marka mustaqbalka la taageero threads badan. Go’aamadan farsamo waxay ka dhigayaan Soplang mid la ballaarin karo oo leh aasaas adag. Benchmarks iyo Waxqabadka Si aan u xaqiijinno waxqabadka, waxaan diyaarinay benchmarks cabbiraya: * Wicitaannada hawlaha sida fib(25) oo abuuraya boqolaal kun oo calls ah * Loop-yada 100,000 wareeg * Nested loops 200×200 * Isku darista xarfo 1,000 jeer * Hawlaha liisaska iyo walxaha Natiijooyinku waxay muujinayaan in hawlaha, loop-yada, iyo builtins-ku ku socdaan xawaare compiled ah. Marxaladaha hore sida lex iyo parse waxay ku dhammaadaan microseconds. Taas waxay muujinaysaa in waqtiga intiisa badan lagu bixiyo compilation iyo execution. Faahfaahin dheeraad ah waxaad ka arki kartaa: github.com/soplang/soplan… Saamaynta Bulshada iyo Af-Soomaaliga Soplang ma aha oo kaliya mashruuc farsamo. Waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca horumarinta tiknoolajiyada Af-Soomaaliga. Luqadaha barnaamijyada badankood waxay ku qoran yihiin Ingiriis. Tani waxay mararka qaar ku adkaysaa ardayda Soomaaliyeed inay si fudud u fahmaan fikradaha aasaasiga ah. Soplang waxay bixisaa fursad cusub oo ardaygu ku barto programming isagoo isticmaalaya afkiisa hooyo. Sidoo kale, Soplang waxay dhisi kartaa saldhig u noqda ecosystem Af-Soomaali ku dhisan. Waxaa ka mid ah documentation, casharro, iyo qalab waxbarasho. Tani waxay dhiirrigelin kartaa jiil cusub oo horumariyeyaal (developers) Soomaaliyeed ah. Mashruucu waa mid furan. Waxaa lagu soo dhoweynayaa cid kasta oo rabta inay ka qayb qaadato horumarintiisa. Mustaqbalka Soplang Shaqadu halkaan kuma eka. Qorshaha mustaqbalka waxaa ka mid ah: * Optimization dheeraad ah * Taageero noocyo xog oo ka ballaaran * IDE support * Qalab fududeynaya horumarinta * Iyo in Soplang noqoto luqad si dhab ah loogu isticmaalo mashaariic waaweyn Ugu dambeyn, Soplang Compiler waa mid dhisan oo tijaabo maray. Wuxuu leeyahay qaab-dhismeed cad iyo go’aanno farsamo oo la qorsheeyay. Sidoo kale, wuxuu leeyahay aragti bulsho oo fog. Waa bilow safar dheer, laakiin waa bilow adag oo leh aasaas sax ah. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qaab-dhismeedka gudaha waxaad ka akhrisan kartaa halkan: github.com/soplang/soplan… Dhis Software Adigoo Adeegsanaya Afkaaga Hooyo!
Goobo Labs tweet media
Indonesia
0
2
6
146
Goobo Labs retweetledi
Mr Sharafdin
Mr Sharafdin@isasharafdin·
Everywhere you look, there are vibe coders writing code, but what really matters is quality and security. That’s why YoAuditor is here. YoAuditor is an AI-powered code auditor that runs fully locally with Ollama. It reviews your code line by line and spots bugs, security risks, design flaws, and performance issues, so your code is solid. What it can do: - Audit any GitHub repo or local folder. - Two modes: fast single-call scans or agentic mode where AI explores and reports autonomously. - Detailed reports with line numbers in Markdown or JSON. - Configurable for CI pipelines so risky code can fail builds. Try it here: github.com/sharafdin/yoau… See testing results: github.com/sharafdin/yoau… If you care about clean, secure, high-quality code, YoAuditor is your new best friend. Code the vibe but keep it safe.
Mr Sharafdin tweet media
English
0
5
14
860
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
La kulan Omar Tood – DX Engineer ee kooxda Soplang. Omar waxa uu door muhiim ah ka qaataa dhisidda iyo hagaajinta tools-ka howsha u fududeenaayo developers-ka, taas oo fududeysa in Soplang si sahlan loo adeegsado. #soplang #SSF #coreteam
Goobo Labs tweet media
Filipino
0
0
4
179
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
La kulan Abdulfitah Abdulkadir – Web Developer ee kooxda Soplang. Abdulfitah waxa uu door muhiim ah ka qaataa horumarinta iyo dhisidda website-yada, taas oo ka caawisa Soplang in adeegyadeeda iyo hal-abuurkeeda loo gudbiyo bulshada si fudud, casri ah, isla markaana hufan. #soplang #SSF #coreteam
Goobo Labs tweet media
Indonesia
0
0
8
167
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
La kulan Adam Eid – Web Developer ee kooxda Soplang. Adam waxa uu door muhiim ah ka qaataa horumarinta iyo dhisidda website-yada Soplang, kuwaas oo ka caawiya in adeegyadeena iyo hal-abuurkeena loo gudbiyo bulshada si fudud, casri ah, isla markaana hufan. #soplang #SSF #coreteam
Goobo Labs tweet media
Filipino
0
0
5
134
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
La kulan Mohamed Jibriel – Media Specialist ee kooxda Soplang. Mohamed waxa uu door muhiim ah ka qaataa sameynta iyo horumarinta muuqaalada hal-abuurka leh, kuwaas oo gacan ka geysta in farriimaha Soplang si cad loogu gudbiyo bulshada. #soplang #SSF #coreteam
Goobo Labs tweet media
Filipino
0
0
10
301
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
01001000 01100001 01110000 01110000 01111001 00100000 01010000 01110010 01101111 01100111 01110010 01100001 01101101 01101101 01100101 01110010 00100111 01110011 00100000 01000100 01100001 01111001 00100000 01100110 01110010 01101111 01101101 00100000 01010011 01101111 01110000 01101100 01100001 01101110 01100111 00100001 🎊 ❤️
Goobo Labs tweet media
0
0
6
79
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
Muxuu noqon doonaa natiijada (OUTPUT-ka)?
Goobo Labs tweet media
Suomi
0
0
5
86
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
Documentation-ka rasmiga ah ee Soplang waa diyaar, waliba iyadoo af-Soomaali ku qoran. Hadda waxaad abuuri kartaa casharro (tutorials). Haddii aad rabto inaad casharro samayso waan ku soo dhoweynaynaa. Qof kasta oo abuura casharro ka hadlaya Soplang, fadlan nala wadaaga Insha’Allah! Booqo: soplang.org/docs
Goobo Labs tweet media
Filipino
0
2
8
377
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
Muuqaalkaan waxaan oga hadleynaa soplang iyo waxa ay tahay. Goordhow tutorials soplang ku saabsan ayeenu bilaabi Insha'Allah! youtu.be/5riMi6qLKP4
YouTube video
YouTube
Filipino
0
0
4
136
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
🕑 2:53 am Sleep said: “Come to bed.” But Soplang whispered: “Not yet, we’re building the future.” It’s funny how late-night coding feels like madness, but deep down—it’s passion for creating something Somalis can own.
Goobo Labs tweet media
English
1
2
15
717
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
ChatGPT waa mucaarad horumarkeena ka xun lol.
Goobo Labs tweet media
Filipino
2
2
11
392
Goobo Labs retweetledi
ISMAIL QASIM
ISMAIL QASIM@ismailainte·
Waxaan muddo ku fekerayay in aan ka gudubno farta Latin-ka oo aan sameysano far gaar ah. Waxaan qorsheynayaa in aan abuurno far cusub oo la yiraahdo Rooni, oo ah mid fudud, casri ah, kana turjumeysa Af-Soomaaliga — isla markaana la jaanqaadi karta qoraalka aan maanta adeegsanno.
Suomi
0
2
9
271
Goobo Labs
Goobo Labs@goobolabs·
Soplang 2.0 (Beta) Waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqeynaa in nooca beta ee Soplang 2.0 la sii deyn doono 26-ka May 2025. Waa marxalad cusub oo luqadda barnaamijyada ee af-Soomaaliga lagu dhisay gashay. Noocan wuxuu la imaanayaa typing cusub, OOP, structured error handling, maktabado dheeraad ah, iyo agab horumarin dhammaystiran. Ka mid noqo tijaabada, talo bixi, oo door ka qaado dhismaha jiilka labaad ee Soplang. #soplang #beta
Goobo Labs tweet media
Filipino
0
2
12
1.8K