Mohammed.M
10.2K posts

Mohammed.M
@moha_m101
Bringing global markets & crypto news closer to the Somali community


diyaarado drones oo laga leeyahay Iran ayaa weerarro ku qaadeen maraakiib la sheegay inay xiriir la leeyihiin Mareykanka, 🥱🔥

BREAKING: The US exported over 5 million barrels of oil per day last week, a record high, amid the Iran War. In aggregate, the US exported a record 12.7 million barrels of crude oil and refined products per day last week. As the Iran War leads to one of the largest energy disruptions in history, the US is capitalizing. Total exports will likely exceed 13 million barrels per day soon.


Trump wuxuu sheegay inuu Iran ku go'doomin doono dhinaca badda, taas oo macnaheedu yahay inuusan oggolaan doonin wax doon ah inay ka baxaan Iran, arrintaasna waxay sababi doontaa dhibaato ku timaadda Shiinaha ka hor inta aysan Iran lafteedu si weyn u saameyn.













