
Tweet 2:
➡️ Munaasabaddan waxay xambaarsan tahay:
📚 Bandhig Buugaag & Dhaqan
🏪 Carwo Ganacsi & Ciyaaro Bulsho
🍲 Tartamo Cunto-karin
🕌 Khudbado Diini ah
🏛️ Xarig-jarka Akadeemiyada Maayga
🕊️ “Nebéda naas lé nuugé leh” | #PeaceForAll
Ministry of Interior &LG-SWSS@moi_swss
🕊️ TODOBAADKÉ NEBÉDDÉ (Peace Week 2025) 📍 Baydhabo | 📅 11–17 Sebteembar 2025 @moi_sws waxay ku dhawaaqday todobaadka Nabadda, Dhaqanka & Wada-Shaqeenta Koonfur Galbeed Soomaaliya. 📚 Dhaqan | 📖 Buugaag 🏪 Ganacsi | 🎮 Ciyaaro | 🍲 Cunto 🏛️ Xarig-jarka Akadeemiyada Maayga
Filipino





























































