Fatima-Ayan

507 posts

Fatima-Ayan banner
Fatima-Ayan

Fatima-Ayan

@one_ayan

still student🎓📚

Éthiopie, djidjiga Katılım Ekim 2020
949 Takip Edilen8.4K Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
It was not easy but finally i did it Alhamdoulilah🥰🎓
Fatima-Ayan tweet media
English
49
15
254
13.7K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Balaneey qurxoonidaa markii lagu oofiyo❣😍
Fatima-Ayan tweet media
Eesti
0
1
4
1K
Farxiyo Lama-filaan
Farxiyo Lama-filaan@LamaFarxiyo·
Badanaa ninkasta riyadiisa waa gabar qurxoon, sida hablo qaarkoodba isaga rabaan xariif jeeb buuran, se midkoodna ma oga halka uu nasiibku gayn doono. U niyeysta, koleey naftu waxey diiddaa iska yare.🙈
Eesti
1
3
64
6.4K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Gabadh dagan ayaa waydiisay jeceylkeeda:waa maxay riyadaadu? Isagoon ka fikirin ayuu ku dhahy:Adiga! Si fudud ayey u dhoolocadeysay markaas ayay ku tidhi:yacni waa maxay doonistaada ayaa kawaday Wuxuu ugu jawaabay: inaan adiga ku guursado! Wajigeedi ayaa u iftiimay sida qoraxda❤
Fatima-Ayan tweet media
Filipino
0
2
7
993
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Dhirta waxa lagu warabiyaa biyo sidoo kale dadka qalbigodana waxa lagu warabiya hadalada wanagsan iyo habdhaqanka fiican😊 Haa la ilaaliyo qalbiyada kaleh❤
Fatima-Ayan tweet media
Filipino
0
2
13
1.1K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Ma taabogalo cishqigu Hadaan la isu tudheyno Lala tacaalayn murugte Yaanu tasoobin xiisuhu Taariikh xun ku dhamaan❤ Anonyme
Fatima-Ayan tweet media
Eesti
5
3
28
1.7K
Farxiyo Lama-filaan
Farxiyo Lama-filaan@LamaFarxiyo·
Xaas aan minyaro laheyn waa dowlad aan xisbi ka soo horjeedo oo mucaarad ah laheyn, Keligii taliye (Dictator ) ma ahaan karo waa inaay democracy -yad jirtaa . Lol @RM Rawaahu: Sacdiya Shaacir
Filipino
27
4
112
12.2K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Dharaaraha aad cidlooto Ma heshay wehelaad ku dhaafto? Cawaysyada yaa ku dheegta? Kawaran noloshaad dhex joogto? ❤️‍🩹 Nafta kawaran wll waa lays waraystaa ee?😊
Fatima-Ayan tweet media
Indonesia
5
1
25
1.4K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Hadii magaaladu kayn noqotay Shardi maaha inaa adna xayawaan noqotaa Tarjumaad Micnaha hadii dhaqanka magaalku is bedelo qasab maaha inaa ka weecato kaagi(dhankaagi) suubana maaha.😊 Salaan sare dhamaantiin
Fatima-Ayan tweet media
Indonesia
1
3
16
1.3K
Fatima-Ayan retweetledi
Khadar abdi
Khadar abdi@Khaderabdi9·
Eebe ma kala saaro labada Qalbi Ee iskuniyada ah, quluubtuna waxay ku kulmaan siday niyada u yihiin ❤️
Khadar abdi tweet media
Filipino
0
1
8
1.5K
Farxiyo Lama-filaan
Farxiyo Lama-filaan@LamaFarxiyo·
Yaraanta ku guursada, haddiiba aad heshaan kanshahaas.👈 Talo.
Filipino
11
4
110
11.7K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
رَبَّنَا لَا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِن لَّدُنكَ رَحْمَةً ۚ إِنَّكَ أَنتَ الْوَهَّابُ Eebow ha iilin Quluubtannada intaad hanuunisay ka dib. nagana sii agtaada Naxariis, adiga unbaa bixinbadane. Ramadan mubarak Day 11😊mashallah
Fatima-Ayan tweet media
2
1
21
1.1K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Maa lays xasuustaa tolow? After one month waykan 👸🥰 Waxay idiintahay oo wanaagsan jalayaal😊
Fatima-Ayan tweet media
Filipino
12
8
96
3.5K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
Saddex Dadku way Kugu Nacaan: 1) Been baddan 2) Baryo baddan 3) Iyo Bukaan baddan Ka koobaad waa ficil khaldan ood adu barato, ka xigana waa imaan yari aad Allah dhinaciisa ka qabtid kan u danbeeyana waa xaal aduun.
Fatima-Ayan tweet media
Indonesia
2
5
21
1.4K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
"Laba qof kaliya ayaa ku fahmi doona markaa xaalad adag ku haysato 1. Kow Waa mid soo maray xaalka aad ku sugantahay 2. Kan kaleh waa mid aad ku jecel oo kula dareema dhibta ku haysata
Fatima-Ayan tweet media
Indonesia
4
8
55
2.5K
Fatima-Ayan retweetledi
Abdiaziz Mo'alim Omar
Abdiaziz Mo'alim Omar@Abdiaziz_M_Omar·
" The Road To Success is Always Under Construction. " Jumah Mubarak ❤️🙏
Abdiaziz Mo'alim Omar tweet media
English
2
10
21
1.6K
Fatima-Ayan retweetledi
Khadar abdi
Khadar abdi@Khaderabdi9·
Iskaba daa Bini'aadame Nolosha dhan ayaa ka Hinaasta markan kugu yeedho Noloshaydii 😍🌍
Khadar abdi tweet media
Ethiopia 🇪🇹 हिन्दी
0
2
7
1.7K
Fatima-Ayan
Fatima-Ayan@one_ayan·
@Kader_K_ Il vous faut youtube pour montrer au monde entier que notre pays a ses propres richesse😊🔥keep going guys
Français
0
0
4
365
Kader K
Kader K@Kader_K_·
Ce week-end, nous avons entrepris un périple vers le nord, et laissez-moi vous dire, c’était une expérience qui a éveillé nos âmes à la beauté inexplorée de notre pays 🇩🇯. Nous avons découvert Randa avec ses montagnes imposantes, sa verdure et ses panoramas à couper les souffles. Nous avons découvert Boli, ses autruches sauvages, son climat doux et ses admirables toukouls touristiques. Nous avons campé à la plage de Rasayli, et dans la douce lueur des flammes, nous avons partagé des histoires, des rires et des rêves. Nous avons découvert un paysage sorti d’un conte de fée, où la mer rencontrait une vallée verdoyante avec des montagnes majestueuses. Au nord du pays, chaque coin semble être une invitation à la détente et à l'émerveillement. Dans cette aventure, on a découvert que Djibouti nous a montré qu'elle était bien plus qu'un simple pays, c'était une œuvre d'art en perpétuelle création. Les Briseurs de routine stimulent le tourisme local, nous créons des souvenirs dans notre propre pays, nous soutenons nos petites communautés locales. Et, nous invitons nos compatriotes à explorer ces merveilles. #Djibouti #BR
Kader K tweet mediaKader K tweet media
Kader K tweet media
Français
16
15
136
10K
Keise Aden
Keise Aden@keiseaden·
Maha Moroccan ee waa Somali Hargeisa 2011 Ka hor filterka iyo dianonada
Keise Aden tweet media
Indonesia
1
0
1
288