Raadreeb

94 posts

Raadreeb banner
Raadreeb

Raadreeb

@raadreebWeb

Raadreeb waxay utaagan tahay horumarinta aqoonta iyo kobcinta afSoomaaliga, iyada oo loo marayo qoris, tarjumaad, cilmibaaris & hirgelinta barnaamijyo aqooneed.

Somalia Katılım Nisan 2017
5 Takip Edilen1.2K Takipçiler
Raadreeb
Raadreeb@raadreebWeb·
Madasha Raadreeb wacay sanadkaan si rasmi ah kaga qayb gashay Shirweynaha ACSOS2025 oo ay soo agaasimeen Machadka ISOS ee Jaamacadda Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayay (Dibu)qaabaynta Bulshada: Kaalinta Baraha Bulshada, Waxbarashada & Siyaasadda. #ACSOS2025 #SomaliStudies
Raadreeb tweet mediaRaadreeb tweet mediaRaadreeb tweet mediaRaadreeb tweet media
Indonesia
0
1
3
65
Raadreeb
Raadreeb@raadreebWeb·
Raadreeb waxay sii daysay barnaamij “Sanduuqa Boostada صندوق بريد” ee uu Carabi ahaan hore usii daayay wariye @Assaadtaha. Taxanahaan oo uu soo tarjumay Cabdiraxmaan Caqiil ayaa xalqadiisa koowaad waxaad ka helaysaa barteenna Youtube! youtu.be/O8HtzKVF2V0?si…
YouTube video
YouTube
Eesti
0
0
4
130