Hassan shegow🇸🇴🇩🇪

11.4K posts

Hassan shegow🇸🇴🇩🇪 banner
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪

Hassan shegow🇸🇴🇩🇪

@sheegow99

Soomalia waa midqura haddi aanla rabin waxmuran ah☝

Deutschland Katılım Ocak 2015
8.2K Takip Edilen52.9K Takipçiler
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Ma anaga waalan mise cadan baa laga Heesaya 15 may 2026 sow maanta ma ahan madaxwaynihi hore oo afkiisa kama sheegin in mudda xilaadkiisa manta ayku egtahay mise odayga Wuu booday Balan waa war aan maqlijiray! Bal adba???
Filipino
1
0
3
364
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Madaxwayne Ruto mar uu kahadlay aya wuxuu shegey ciidanki qaranka soomalia oo xadkisa soogalayn diyaradona kasoo daabulayn Cajib Wana sawirkaan Ciidanki soomaaliyed ee isku dhiibay ciidanka kenya, madaxweyhihi hore waxyaabaha Taariikh xumada ah ee lagu xasusan doono ayey noqotay!
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪 tweet media
Eesti
0
1
4
124
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Damiir & dadnimo xishood midkooda malahan @HassanSMohamud waa nin maafiya ah Eebbe ummada dhinac ha' udhaafiyo waa masiibo lagusoosaliday dalkayna .
Kassel, Germany 🇩🇪 Indonesia
0
0
2
186
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Madaxwayne ka beenbadan wali dalkaan masoomarin waa nin Hadalkiisa & ficilkiisa aan islahayn maanta bishu waa 19/4/2026 , waqtigaagi laguu doortay ee 15,may/2022,waxaa ka dhiman 24 maalmood bal adigu is daawo hadii dadka kale been sheegayaan @HassanSMohamud
Filipino
0
1
11
720
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
@HassanSMohamud maskaxdiisa & macalimkiisa wuxuu noqday kaligiis taliyaha Gelle sida hada wax kusocdan ma ahan mid qurux badan dalkana meeahii shalay laga sookaxeeyey ayaa dib looga celin rabaa..
Eesti
0
0
2
155
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Siyaasiyuntu wax kabeen badan Waligey ma arkin siyaasadu ma ahan been kashegid hadda Bal ufiirsada odaygan wuxu shalay laha maanta oo 30 cisho uhartay dariiqii doorashada xita mahayo 4 sano wuxuu kusooqaban wayey ayuu halsano bilaa dhaar ah kushaqeyn raba cajib @HassanSMohamud 🤔
Niederwerrn, Deutschland 🇩🇪 Indonesia
1
3
11
1.1K
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Afrikaya daya Geelle waxa urooneyd inuusanba kaanbeyn galin qarashkii doorashada iska heesto wayo Jabuuti waligedba doorasho xur & xalaal kama dhicin ee waa isku caanashub...
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪 tweet media
Filipino
0
2
4
423
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Maraxow maamul waligeyd ayaa labadali jiray tiimki farmajo waxuushnimadan umma dhaqmin
Filipino
0
0
0
45
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Maafiyadii ciilanayd ayaa magaladii Baydhabo jannay gacanta u gashay halkaas waxaa ku Saqiiray Qabkii & Dadnimadii Maamulka koonfur galbeyd magaladii waxay kadhigeyn meel shabaab heestay oo lagaxureeyey Cajiib...
Eesti
3
1
6
1.4K
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
War shacabow odayga maxaad u dhibaysaan oo matirahdaan iska naso afrika waxaa laga hella oday aan kaadida ceshin karayn inuu umadd dhan masiirkooda hogaamiyo waa meel cajiib ah shacabka jabuuti odaygaan ayaa u afduuban Eebbe haka horlexjiyo...
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪 tweet media
Eesti
0
0
1
173
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Wuxuu yidhi ' Berriyaan heshiin doonnaa oon is gacma qaadi doonnaaye, xabaalaha korkooda yeynaan isku gacan qaadin" @HassanSMohamud Cajib odaygan laba mid unbu kusugun yahay Calamadaha munaafaqa ama maskaxiyan ayuu u xanuun sanyahay ficladiisa & hadaladiisa waa kaf & kala dheri🤔
Schweinfurt, Germany 🇩🇪 Indonesia
0
3
7
1.2K
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Qori haddi laqato yaanbo ma ahan miyuu yidhi odaygan 80 jirka ah oo khatumo xumo ku dhamaysan rabo khiyamaha marqaati umma bahna asiga isku marqaati fur ah @HassanSMohamud
Indonesia
0
6
12
988
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Idrispepe Waa nin aan saxiibo nahay intabadan aragtidiiisa wanka wada simanahay Waxaa xaqiiqo ah kuwa Calooshooda u shaqeystiyaalka @HassanSMohamud ku shaqeysanaya eeyo aan waxba dhamin awooda oo @Laftagareen lagu sooqabanayo aan Ahmed madobe & dani looheyn yaa inoo micneyn karo?
Filipino
0
3
12
1.4K
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Lataliyaha madaxwayne @HassanSMohamud wuxuu sheegay ahmed madoobe Kismaayo inu awood ku heesto dowlada tabar umahayso Cajib lakinse Baydhabo awood ay kuqabsato wayheesa sow ma ahan ??
Filipino
1
8
24
5.5K
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪
Maanta waxaa shaki lagaliyey dowladnimadi taliye shub mooriyaan ayaa gurigaas la dul dhigay taasna ma ahan wax la aqbali karo waxan rabna shacab & siyaasiyin inay kasoo furtaan mooriyaanta taliyaha xabsi guri kadhigeyn Rajiimka waqtigiisa wuu rafashadi ugu danbeso ayu kujira...
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪 tweet media
Indonesia
0
1
3
392