Wacyi

22 posts

Wacyi banner
Wacyi

Wacyi

@wacyiplatform

Katılım Nisan 2025
19 Takip Edilen3K Takipçiler
Wacyi
Wacyi@wacyiplatform·
Madasha Wacyi waxa ay caawa qaban doontaa dood muhiim ah oo ku saabsan dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan iyo saameynta uu ku yeelan karo dunida. Dooddan waxaa marti noogu ah Xildhibaan @AAbdishakur , Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir. 🕘 Caawa 📍 Madasha Wacyi
Wacyi tweet media
Filipino
0
2
9
584
Wacyi
Wacyi@wacyiplatform·
Waxaan , caawa 10:00PM , qaban doonnaa barnaamij doodeed la xiriira ; Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland : Saameynta ee ku yeelan karto madax-bannaanida Soomaaliya , Xasilloonida gobolka iyo Amniga Badda Cas. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Hoggaamiye XIL. @AAbdishakur
Wacyi tweet media
Eesti
6
9
43
9.7K
Wacyi
Wacyi@wacyiplatform·
Caawa, 8:30 Fiidnimo, waxaan qaban doonnaa barnaamij doodeed, kaasoo Ciwaankiisu yahay: "Sidee ayuu isbeddelka juqraafi-siyaasadeedku u saameynayaa Dunida?" Waxaa barnaamijka marti noogu ah Hoggaamiye @AAbdishakur.
Wacyi tweet media
Eesti
0
1
35
2.8K
Wacyi retweetledi
Iman Jama
Iman Jama@ImanJaamac·
Isbeddelka joqraafi ee dunidda ayaa sare maray, iyadoo dib loo arkayo dagaalkii qaboobaa oo dunidda dib ay u gashay.Haddaba si fahan looga helo isbeddelada joqraafi ee dhacaya , madasha @wacyiplatform ayaa caawa marka ay tahay 8:30 fiidnimo, waxaa ay X Space ku qabanaysa barnaamij arrimahaa la xiriira oo aan xiriirin doono, waxaana marti ku ah guddoomiyaha xisbiga Wadajir , @AAbdishakur oo si dhow ula socda isbeddelada joqraafi siyaasadeed ee caalamka. Waxaan rajeynayaa waqtigaa qof walba oo arrimahan daneynaya inuu ka soo qeybgalo.
Iman Jama tweet media
Indonesia
4
9
88
3K
Wacyi
Wacyi@wacyiplatform·
Barnaamijka Wacyi waxaa looga hadli doonaa abaabulka awoodda shacabka, gaar ahaan dhallinyarada. Waxaa inoo marti ah xildhibaan @AAbdishakur. Nagu soo biir habeen dambe abaarre 9ka fiidnimo. x.com/i/spaces/1yoKM…
Wacyi tweet media
Suomi
1
7
28
3.3K