Bushra Business Bank

414 posts

Bushra Business Bank banner
Bushra Business Bank

Bushra Business Bank

@BBBankso

Bushra Business Bank (BBbank) is a commercial bank offering Islamic banking services in Somalia with Sharia guidelines and banking regulations.

Taleh Junction, Maka Road เข้าร่วม Mayıs 2020
6 กำลังติดตาม60 ผู้ติดตาม
Bushra Business Bank
Ma ogtahay inaad hada awoodid in si fudud lacag uga dir karto bangiyada dalka oo dhan kuna soo dirsan kartid akoonkaaga 𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸 adigoo adeegsanaya nidaamka 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗣𝗮𝘆𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗦𝘄𝗶𝘁𝗰𝗵 (𝗦𝗣𝗦)? Ku Dooro xawaare sare, amaano iyo adeeg casri ah. #BBBank #SPS
Bushra Business Bank tweet media
Filipino
0
0
1
24
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
Dhamaan 𝗵𝗼𝘄𝗹𝘄𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗻𝗴𝗶𝗴𝗮 waxay macaamiisha u dirayaan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗙𝗶𝘁𝗿𝗶𝗴𝗮. Ciid wanaagsan! Ilaahay ha naga wada aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan. #CiidWanaagsan #EidMubarak
Indonesia
0
1
1
38
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, Dhamaan bahda 𝐁𝐁 𝐁𝐚𝐧𝐤 waxay idiin ku hambalyeynayaan munaasabadda 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐭𝐫𝐢𝐠𝐚. 𝘄𝗮𝗮 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸 𝗼𝗼 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗲𝗵 𝗖𝗶𝗶𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 #BBBank #CiidMubarak #CiidWanaagsan #CustomerFirst #Somalia
Bushra Business Bank tweet media
Indonesia
0
0
0
4
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
kafaaideyso 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗦𝗪𝗜𝗙𝗧 𝗲𝗲 𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸, waxaa uu kuu fududeeyay in lacag lagaaga soo diri karo adigane aad udiri kartid 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 𝗱𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 . #SWIFT #bbbank #BushraBusinessBank
Bushra Business Bank tweet media
Eesti
0
0
1
4
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
Bangiga 𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸 ayaa sameeyay xaflad afurin ah oo loogu talagalay 𝗶𝘀-𝗱𝗵𝗲𝘅𝗴𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗻𝗴𝗶𝗴𝗮, taas oo ka mid ah dadaallada lagu xoojinayo wadajirka iyo is-dhexgalka weyn ee howlwadeenada BB Bank #BBBank #iftaar
Bushra Business Bank tweet mediaBushra Business Bank tweet mediaBushra Business Bank tweet mediaBushra Business Bank tweet media
Filipino
0
0
0
23
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
Gacanta ku maamul dhamaan adeegyadaada maaliyadeed 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮, 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮! 📱 lasoo deg 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽. 𝗵𝘁𝘁𝗽𝘀://𝘀𝗵𝗼𝗿𝘁𝘂𝗿𝗹.𝗮𝘁/𝗩𝘄𝗣𝘄𝟲 𝗵𝘁𝘁𝗽𝘀://𝘀𝗵𝗼𝗿𝘁𝘂𝗿𝗹.𝗮𝘁/𝗶𝗞𝗧𝗴𝟭 #BushraMobileApp #BBBank #DigitalBanking
Bushra Business Bank tweet media
Filipino
0
0
1
3
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺 dhammaan Ummadda Soomaaliyeed. U dir lacagtaada si fudud, degdeg ah, oo ammaan ah. Adigoo adeegsanaya adeega 𝗪𝗲𝘀𝘁𝗲𝗿𝗻 𝗨𝗻𝗶𝗼𝗻, waxaad si kalsooni leh ugu diri kartaa lacag qoyskaaga iyo asxaabtaada meel kasta oo ay joogaan. #WesternUnion
Bushra Business Bank tweet media
Indonesia
0
0
1
5
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
Bushra Business Bank wuxuu si diiran ugu hambalyeynayaa macaamiisheena iyo guud ahaan ummada Islaamka bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxaan idiin rajeyneynaa farxad iyo caafimaad ku sooma kuna afura. Ramadaan Kariim! #RamadaanMubarak #BBBANK #ramadan
Bushra Business Bank tweet media
Indonesia
0
0
0
67
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽 wuxuu kuu ogolaanayaa inaad si fudud oo degdeg ah u bixiso biilashaada adigoo jooga gurigaaga ama goobta shaqadaada. Soo degso 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽 maanta oo sifudud umaamulo akoonkaada. #BBBank #fundtransfer #MobileBanking #Bills
Bushra Business Bank tweet media
Eesti
0
0
0
2
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
Macmiil ma ogtahay? BB Bank 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗻𝗴 wuxuu kuu oggolaanayaa 𝗕𝗮𝗻𝗸-𝘁𝗼-𝗕𝗮𝗻𝗸 𝗧𝗿𝗮𝗻𝘀𝗳𝗲𝗿 si fudud, degdeg ah, oo ammaan ah Lacag cadaan ahna looma baahna isticmaal oo kaliya 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗻𝗴 ee BB Bank #BBBank #OnlineBanking
Bushra Business Bank tweet media
Indonesia
0
0
1
15
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
Macaamiisheena sharafta leh ku soo dhawoow 𝗔𝗽𝗽-𝗸𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗕𝗮𝗻𝗸, si aad isu diiwaan geliso fadlan raac tilmamahan soo socda hada laso dag 𝗔𝗽𝗽 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗕𝗮𝗻𝗸: iPhone: apps.apple.com/us/app/bushra-… Android: play.google.com/store/apps/det…
Indonesia
0
0
1
23
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗕𝗮𝗻𝗸 wuxuu soo kordhiyey 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽 oo kuu sahlaya in aad si fudud uga maamulatid 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗻𝗴𝗶𝗴𝗮. laso dag hada iPhone: apps.apple.com/us/app/bushra-… Android: play.google.com/store/apps/det… #BBBank
Bushra Business Bank tweet media
Eesti
0
0
1
17
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
𝗗𝗵𝗮𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗙𝗶𝗹𝗼 𝗪𝗮𝘅 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 Isbeddel cusub, adeeg cusub iyo khibrad cusub — wax ka duwan kii hore. Ha moogaan! #ComingSoon #WaxCusub #BBBank
Bushra Business Bank tweet media
Indonesia
0
0
0
4
Bushra Business Bank
Bushra Business Bank@BBBankso·
Iska Ilaali 𝗤𝗮𝘁𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗰𝗮𝗴-𝗾𝗮𝗮𝗱𝗶𝘀𝘁𝗮 Adeegso oo kaliya adeegena 𝗥𝗧𝗚𝗦 𝗥𝗧𝗚𝗦 wuxuu kuu suurtagelinayaa inaad si toos ah, degdeg ah, oo ammaan ah ugu dirto lacag bangi kasta oo dalka ah, adigoon halis gelin lacagtada. #RTGS #LacagAmmaan #BangiyadaDalka
Bushra Business Bank tweet media
Indonesia
0
0
0
17