SPA Learning Lab

537 posts

SPA Learning Lab banner
SPA Learning Lab

SPA Learning Lab

@SPALearningLab

SPA Learning Lab is a training and capacity development facility run by @somalipubagenda.

Mogadishu Sumali Eylül 2020
20 Sinusundan708 Mga Tagasunod
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
𝗦𝗮𝗮𝗺𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗲𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮, 𝗔𝗺𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 February 28, 2026, Israa’iil iyo Mareykanka oo is kaashanaya ayaa weerar cirka ah ku qaaday magaalada Tehraan ee ah caasimadda Iiraan, halkaas oo ay ku beegsadeen hoggaamiyihii sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran iyo saraakiil sarsare. Weerarkaas ka dib waxaa billowday weerarro is dabajoog ah oo aargoosi ah kuwaas oo ay Iiraan ku qaadday Israa’iil, dalalka khaliijka iyo qaar ka mid ah saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe. Dagaalkan ayaa abuuray cabsi laga qabo in uu ku fidi karo dalal hor leh oo ay ka mid yihiin dalalka Geeska Afrika sida Soomaaliya. Agaasimaha SPA Policy Lab, Dr. Aweis Ahmed, ayaa faalladan ku gorfeynaya saameynta dagaalka Bariga Dhexe uu ku yeelan karo Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda. youtu.be/fqCJiXwmsiI?si…
YouTube video
YouTube
Filipino
0
3
3
235
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
Read the first of our @SPAPolicyLab Occasional Paper Series! This Occasional Paper so-authored by @FarhiaMohamuud, @Aweisade & @derekbmiller distills and adapts key findings from a longer Policy Design Solution Paper on Public Financial Management (PFM) in Adado District. While the original design paper offers a detailed account of research findings, design propositions, and implementation blueprints, this version extracts the core analytical and practical insights and presents them in a concise, decision-oriented format for policymakers and practitioners. 🔗 Read it here: somalipublicagenda.org/rebuilding-the…
English
0
6
6
500
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
Muqdisho, February 17, 2026: Xarunta tabararada @SPALearningLab ee Somali Public Agenda ayaa qabatay xafladda qalinjabinta dufcada 10aad ee koorsada blog qorista. Koorsadan oo socotay muddo bil ah ayaa waxaa ka aflaxay 16 dhallinyaro ah (11 rag ah iyo 5 dumar ah). Qorayaasha cusub waxaan u rajeyneynaa in ay cod u noqdaan bulshada, soona gudbiyaan sheekooyin waxtar leh oo sare u qaada wacyiga iyo aqoonta bulshada qeybaheeda kala duwan. #SPALearningLab #BlogWriting
Somali Public Agenda (SPA) tweet mediaSomali Public Agenda (SPA) tweet mediaSomali Public Agenda (SPA) tweet mediaSomali Public Agenda (SPA) tweet media
Indonesia
0
5
14
352
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
“It taught me that a single story can resonate widely, inspire change, and connect people across borders. Thanks to Somali Public Agenda for helping me become a blogger and for introducing such a rare training course in Somalia. That four-week-long course, four years ago, was my window into the blogging world.” Read @AliHilowle8’s blog on his fourth anniversary as a blogger; he took a blog-writing course from @SPALearningLab. alihilowle.medium.com/four-years-sin…
English
0
2
2
847
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
We have successfully concluded our annual Board meeting in #Mogadishu. The meeting this year focused on strengthening SPA’s engagements, partnerships, and resource mobilization to sustain and scale impact in a changing political and funding environment.
Somali Public Agenda (SPA) tweet media
English
0
2
10
396
SPA Learning Lab nag-retweet
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
2025 was a record-breaking year across our programmes! 📄 We published 23 research and analytical papers — our highest ever. 🤝 We convened 31 forums, both in person (Nairobi, Mogadishu, Kismayo, Garowe, Bosaso, Qardho, Dhusamareb, and Adado) and online, engaging 1,300+ participants. 🎓 We trained 73 trainees, primarily youth, in research and writing. 🎙️ We released 36 podcast episodes, reaching hundreds of thousands of listeners. 📘 Read our 2025 Annual Report here: 🔗 somalipublicagenda.org/annual-report-…
Somali Public Agenda (SPA) tweet media
English
0
10
13
1.3K
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
𝗡𝗘𝗪 𝗥𝗘𝗦𝗘𝗔𝗥𝗖𝗛 𝗥𝗘𝗣𝗢𝗥𝗧 𝗜 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗶𝗻𝗶𝗻𝗴 𝘁𝗵𝗲 𝗥𝗼𝗹𝗲 𝗼𝗳 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗙𝗶𝗻𝗮𝗻𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁 (𝗣𝗙𝗠) 𝗦𝘆𝘀𝘁𝗲𝗺𝘀 𝗶𝗻 𝗜𝗺𝗽𝗿𝗼𝘃𝗶𝗻𝗴 𝗙𝗶𝘀𝗰𝗮𝗹 𝗣𝗲𝗿𝗳𝗼𝗿𝗺𝗮𝗻𝗰𝗲 𝗶𝗻 𝘁𝗵𝗲 𝗙𝗲𝗱𝗲𝗿𝗮𝗹 𝗚𝗼𝘃𝗲𝗿𝗻𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗼𝗳 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 (𝗙𝗚𝗦) 𝗮𝗻𝗱 𝗙𝗲𝗱𝗲𝗿𝗮𝗹 𝗠𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝗦𝘁𝗮𝘁𝗲𝘀 (𝗙𝗠𝗦) This study examines how Somalia’s public finance systems have evolved since 2012 and how these reforms have affected revenue collection, public spending, transparency, and relations between the federal and state governments. The findings show that while Somalia has made notable progress—particularly in meeting donor-driven targets—the fiscal system remains fragile and heavily dependent on external pressure and support. Read the full research report here: somalipublicagenda.org/examining-the-…
Somali Public Agenda (SPA) tweet media
English
0
5
8
400
SPA Learning Lab nag-retweet
Mahad Wasuge
Mahad Wasuge@MahadWasuge·
Isbuucii hore @SPALearningLab waxa ay soo gunaanadday tababar lagu baranayay sida cilmibaaris loo sameeyo. Isbuucan waxaa furmay codsiga tababar lagu baranayo blog qorista oo la bixin doono bisha soo socota ee Janaayo. Waxa ay inta nasiibka u hesha kamid noqon doonaan dufcada 10-aad ee qaadata tababarka blog qorista. Inta daneyneyaa, oo qaar siyaabo kala duwan iilasoo xiriireen, halkan ayay kasoo codsan karaan muddada kooban ee uu codsiga furan yahay. somalipublicagenda.org/call-for-appli…
Filipino
0
6
9
451
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
𝗤𝗮𝗹𝗶𝗻𝗷𝗮𝗯𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗮 𝟯𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 Xarunteenna tababarrada ee @SPALearningLab ayaa sanadkii 3-aad qabatay tababarka cilmibaarista kaas oo ay ka faa’ideystaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee daneysa cilmibaarista. Tababarka sanadkan oo ay ka qalinjabiyeen 26 dhallinyaro (11 dumar iyo 15 rag), ayaa waxaa bixinayey macallimiin khibrad leh in muddo ahna ku soo dhex jiray xirfadda cilmibaarista. Halkan ka daawo muuqaalka xafladda qalinjabinta. #SPALearningLab #ResearchTraining #SPALearning
Eesti
0
4
9
221
SPA Learning Lab nag-retweet
Ibrahim Osman Afrah
Ibrahim Osman Afrah@Ibraahinnolosha·
26 new researchers have successfully completed a #researchtraining program conducted by the @SPALearningLab at @somalipubagenda (SPA). We are very proud to have produced more than 56 young researchers over the past three years. Congratulations to all of them.
Ibrahim Osman Afrah tweet mediaIbrahim Osman Afrah tweet mediaIbrahim Osman Afrah tweet mediaIbrahim Osman Afrah tweet media
English
0
1
1
54
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
Muqdisho, Diseembar 11, 2025: Waxaa si guul ah noogu soo idlaaday tababarkii cilmibaarista oo socday muddo 7 isbuuc ah. Tababarkan oo ay ka faa’ideysteen 26 dhallinyaro (11 dumar iyo 15 rag), waxaa bixinayey macallimiin khibrad leh in muddo ahna ku soo dhex jiray xirfadda cilmibaarista. @SPALearningLab waxa ay ku faaneysaa in ay soo saartay wadar ahaan 56 dhallinyaro ah oo faham ballaaran ka haysta sida loo sameeyo cilmibaaris waxtar leh. Waa dufcadii 3aad ee ka aflaxda xarunta tababarrada ee SPA Learning Lab. Hambalyo ayaan leennahay. #SPALearningLab #ResearchTraining
Somali Public Agenda (SPA) tweet mediaSomali Public Agenda (SPA) tweet mediaSomali Public Agenda (SPA) tweet mediaSomali Public Agenda (SPA) tweet media
Indonesia
1
8
12
388
SPA Learning Lab
SPA Learning Lab@SPALearningLab·
Galabta waxaa kulan kubbadda cagta ah wada ciyaaray kooxda SPA iyo kooxda dufcada 3aad ee tababarka cilmibaarista. Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 6-13 oo ay guushu ku raacday kooxda dufcada 3aad ee tababarka cilmibaarista. Hambalyo ayaan leennahay ardaydeenna.
SPA Learning Lab tweet mediaSPA Learning Lab tweet media
Eesti
0
0
2
77
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
𝗝𝗮𝗺𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗮𝗱𝗱𝗲𝘅𝗮𝗮𝗱 𝟮𝟱 𝗦𝗮𝗻𝗼 𝗞𝗮𝗱𝗶𝗯 𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗲𝗲 𝗖𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗜 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 25 sano ayaa laga joogaa markii bishii August 2000 lagu dhisay Jamhuuriyadda Saddexaad ee magaalada Carta ee dalka Jabuuti. Shir lagu maamuusayo sanadguuradaas ayaa dhawaan lagu qabtay magaalada Carta. Geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya rubuc qarni kadib weli waa qabyo. Nidaamkii federaalka weli lama dhameystirin. Dib-u-eegista dastuurka weli waa socotaa. Dowladda federaalka iyo qaar kamid ah dowlad-goboleedyadana khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan. Qeybtan 62-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge & @DrBaadiyow, oo ah Lataliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh ee Arrimaha Dib-u-heshiisiinta, ayaa ku gorfeynaya jamhuuriyadda 3-aad 25 sano kadib. #SPAPodcasts #MaamulWanaagPodcast #MaamulWanaag #SomaliPublicAgenda #MahadWasuge #DrBaadiyow
Eesti
0
6
9
418
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
𝗖𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗞𝗮 𝗝𝗶𝗿𝗮 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗞𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗴𝗮 & 𝗦𝗶𝗱𝗮 𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗡𝗜𝗥𝗔 𝘂 𝗠𝗮𝗮𝗿𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗜 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 Hay'adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed (NIRA) ayaa waxa ay ku howlaneyd in muddo ah bixinta karaarka aqoonsiga dadweynaha. Balse dhowrkii bil ee ugu dambeeyay waxaa jirtay in dadweynuhu aad ugu xoomeen qaadashada kaarka, halkaasoo culeysyo kala duwan ay la kulmeen dadweynaha kaarka dalbanayay iyo howlwadeennada Hay’adda. Qeybtan 39-aad ee Adeeg Wanaag, @Aweisade iyo @Mohamedjuuni, oo ah agaasimaha Waaxda Howlgelinta ee hay’adda @NIRASomalia, waxa ay ku falanqeynayaan waxyaabaha sababay dadweynuhu in ay isku ciriiriyaan qaadashada kaarka aqoonsiga, culeysyada soo kordhay, sida Haya’ddu ay u maareysay illaa iyo hadda iyo waxa uga qorsheysan in la fuddudeeyo qaadashada kaarka. #AdeegWanaagPodcast #SomaliPublicAgenda #AweisAhmed #NIRA
Filipino
0
3
4
634
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
On November 12, 2025, we had the pleasure of meeting our alumnus, Abdi Ibrahim Mudey, for a catch-up meeting. Abdi is a graduate of the 4th cohort of SPA’s Blog Writing Training Program. During the meeting, we reflected his blogging journey since 2023. The purpose of the meeting was to provide advice and guidance to the alumni. It was a pleasure reconnecting with Abdi and learning about his progress. #SPALearningLab #Blogger
Somali Public Agenda (SPA) tweet mediaSomali Public Agenda (SPA) tweet media
English
0
2
10
1K
SPA Learning Lab nag-retweet
Somali Public Agenda (SPA)
Somali Public Agenda (SPA)@somalipubagenda·
𝗠𝗮𝗮𝗿𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗞𝘂 𝗫𝗲𝗲𝗿𝗮𝗻 𝗜 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku jirtaa sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Hannaanka doorashada waxa aanan qeyb ka ahayn siyaasiyiin ay kamid yihiin madaxweynayaal & raysal wasaarayaal hore. Raysal Wasaarihii hore ee dalka, @OmarSharmarke, waxa uu kamid ahaa afar siyaasi oo ka tirsanaa Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo heshiis siyaasadeed la galay hoggaanka dowladda federaalka 25-kii August ee sanadkan. Hadda waa hoggaamiyaha urur siyaasadeed 6-dii September la diiwaangeliyay oo qorsheynaya in uu ka qeyb galo doorashooyinka dowladaha hoose ee la qorsheynayo in ay dhawaan qabsoomaan. Qeybtan 61-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge & Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo Raysal Wasaare soo noqday labo jeer, sidoo kalena sanadkii 2017 ahaa musharrax Madaxweyne, waxa ay isla gorfeynayaan maareynta doorashooyinka Soomaaliya iyo caqabadaha ku xeeran. #SPAPodcasts #MaamulWanaagPodcast #MaamulWanaag #SomaliPublicAgenda #MahadWasuge #OmarAbdirashid
Eesti
2
6
7
5.1K