
$BTC in waxyar dib loogu soo laabto $70K-$71K kadibna lasii daato waa suuragal.👀
𝐀𝐁𝐃𝐈𝐑𝐀𝐇𝐌𝐀𝐍 𝐒𝐇𝐈𝐃𝐀𝐍𝐄
135 posts

@Abshidane
𝑻𝒉𝒆 𝑻𝒓𝒆𝒏𝒅 𝑰𝒔 𝒀𝒐𝒖𝒓 𝑭𝒓𝒊𝒆𝒏𝒅 𝑼𝒏𝒕𝒊𝒍 𝑻𝒉𝒆 𝑬𝒏𝒅✨📈

$BTC in waxyar dib loogu soo laabto $70K-$71K kadibna lasii daato waa suuragal.👀











$BTC waxa suuragal ah in ay ku adkaato inay dib ugu laabato halkii ay shalay gaartay oo ahayd +$74K iyadoo aan laga hoos marin $60K.📉 #Abshidane #somalitraders #BtcSomali #Somalia #Africa #Cryptocurrency


#BTC waxa markale suuragal ah in halkaan ay joogto $73K ay ka kala wareegto iyadoo ka hoos mari karta $60K InShAllh.📉


#BTC waxwaliba sidii aan ka fileynay ayee ku socdaan Alx ilaahbaa ku mahadsan.🔥


$BTC waxaa ka muuqata fursad ay ku tagi karto ilaa iyo $75K maalmaha soo socda InShAllh.










