Post

Berkan
Berkan@cryptostocks247·
DYOR🔥🔥 Qof walba Solana waxay flash gareyneysaa a rare bullish crossover on the weekly MACD, waa a momentum indicator oo aan inaba saan isugu soo aadin ilaa May 2025. Taariikh ahaan markaan fiirino arintan markay dhacdo mar walba waxay horseedi jirtey kor u kac aad u wanaagsan oo u dhaxeeya 100% to over 800%. Mida kale RSI ayaa wuxuu ku sii darayaa miisaan kale oo aad u weyn waa levels noogu danbeysey inaan aragno bottomkii suuqa ee 2022.
Berkan tweet media
Filipino
1
1
17
568
Paylaş