Ali Samatar
11.7K posts

Ali Samatar
@AliSamattar
Dad, Husband, Journalist Studied Mass Media and financial Control. Interested in Peace and Good Governance.
Ankara, Türkiye Beigetreten Şubat 2020
1.2K Folgt6.9K Follower

@AliSamattar @MustafeGuufe @Sadia_Elmi1 @DifaacaSomalia @FarahJuxa 🤣🤣🤣 Taas baaba ugu daran 🤣 jini kugu turub ( balo ku ciyaadhay)
Indonesia

#Deni Has Removed from His Cabinet the #PuntlandFirstGroup.
This is an apology to the Hawiye community For the Somalia Election 2026.
A great revolution will result.
@MustafeGuufe @DekBinanle @Sadia_Elmi1 @DifaacaSomalia @FarahJuxa

English

@DekBinanle @MustafeGuufe @Sadia_Elmi1 @DifaacaSomalia @FarahJuxa Waa war xanuun badan somali waa kala tolnimo cararay🤣🤣 islaan @DekBinanle
Suomi

@AliSamattar @MustafeGuufe @Sadia_Elmi1 @DifaacaSomalia @FarahJuxa 🤣🤣 Somali kusoo qor Sultan waxaan aad ku falfalaaday asluub luuqad dowladnimo maadan qorine .
Suomi

Waa run qadhaadh.
Ahmed madobe wa nin Daarod ah. In reerkasta awood yeesho wa sida kaliya o cadaalad ay ku heli karaan.
Dawladnimada Somalida👇
Ali Samatar@AliSamattar
#Murusade Ma waayo Jawaabta Ugaas ku bahasha ma raad raadin @AbdikarimAKaar .🤣🤣🤣 inagu kala wad baa ka dhacday.
हिन्दी

#DEGDEG Wasiirkii hore ee Warfaafinta SSC-Khaatumo, Najiib Barkhadle, @Najibbarkhadle ayaa Puntland u magacowday Wasiiru-dowle.

Indonesia

#Murusade Ma waayo Jawaabta Ugaas ku bahasha ma raad raadin @AbdikarimAKaar .🤣🤣🤣
inagu kala wad baa ka dhacday.
हिन्दी

@mireadam2 @Qani56270199 Waar isaaqow maxaad wadan dee kkkk Suldaan mire🤣🤣 bal noo warama.
Indonesia

SULDAAN, Boqortooyo kama shaqeyso Soomaaliya.
Mucaaradka Muqdisho waa ka awood badan yihiin Xasan, mana la isla barbar dhigi karo.
Xasan waxa lagu ixtiraamaa waa xilka madaxweynenimo, not awood shaqsiyeed. Xil la’aantiis, ma muuqato miisaan kale uu leeyahay.
Ali Samatar@AliSamattar
#NextStep Madaxwayne Xasan shiikh Hal Dagaal baa u hadhay oo Muqdisho ah kaas oo ah Mucaaradka ay isku haybta yihiin haduu kaasna ku guulaysto Waa Boqorka Somalia mudo dheer. Baydhabo Dagaal kama dhicin kaarto Dawlado kale dhigeen baa guulaystay.
Suomi

#NextStep Madaxwayne Xasan shiikh Hal Dagaal baa u hadhay oo Muqdisho ah kaas oo ah Mucaaradka ay isku haybta yihiin haduu kaasna ku guulaysto Waa Boqorka Somalia mudo dheer.
Baydhabo Dagaal kama dhicin kaarto Dawlado kale dhigeen baa guulaystay.

Filipino

@AliSamattar @Daily_Mogadishu Walah waa magac u yaal? War bal maamul aan 1k askari oo amaankiisa suga lahayn
Indonesia

#Three Pronoun States Waa magac uyaalayaal uun kuma jiro mid 30 daqiiqo is difaaci kara.
Waana qaab dhismeed loo sameeyay siyaasiyan, Military iyo Boolis u gaar ah oo ay amri karaan oo Mushahar siin karaan oo daacad u ah deegaankooda iyo maamulkooda ma jiro 100%.

हिन्दी

#BREAKING: South West State President Deletes Resignation Post After Leaving Baidoa
The President of #Somalia's South West State, Abdisiis Hassan Mohamamed (Lafta Gareen), who earlier announced his resignation, has removed the statement from his official Facebook page after departing #Baidoa and arriving in #Nairobi, #Kenya’s capital.
The development comes shortly after his initial announcement, raising fresh questions about the situation surrounding his resignation.
It remains unclear what the removal of the message from his Facebook page signifies, and no official clarification has been issued so far.
Political and security analysts in the region say that deleting the message carries little significance, as members of his cabinet, military commanders, and many of his forces have already joined the change, and he was defeated on the battlefronts.

English









