๐๐ุด๐๐๐๐๐๐ซ
135 posts

๐๐ุด๐๐๐๐๐๐ซ
@Abshidane
๐ป๐๐ ๐ป๐๐๐๐ ๐ฐ๐ ๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐ ๐ผ๐๐๐๐ ๐ป๐๐ ๐ฌ๐๐ โจ๐
Cape Town, South Africa Katฤฑlฤฑm Aฤustos 2022
92 Takip Edilen130 Takipรงiler

@Booskapro Shayga free'ga ah dadka qiimo uma lahan waxayna dadkeenu aaminsanyihiin meelba meesha ay ka qaalisantahay inay katayo badantahay waana aragti qaldan.! Waxan filaa Ustad @cryptostocks247 iyo dadka lamid ah ee cilmiga u saaxiibkaa in aan kawada faaiideysano InShAllh.
Filipino

Xogta Crypto 24/7 โ FREE Portfolio Management ๐ฅ
Portfolio lacag lagaga iibiyaaโฆ runta?
Badanaa waxa lagaa iibinayo waa wax aad adigu baran karto. ๐ค
Maxaad lacag u bixinaysaa?
Hadii aad si FREE ah ugu baran karto Xogta Crypto 24/7
โข Faham suuqa
โข Dhiso portfolio adiga kuu shaqeeya
โข Ka fogow khaladaadka dadka lacagta kaa qaata
Dooro caqliโฆ ha dooran kharash.
Imow t.me/Xogtacrypto ๐

Filipino


@MAbduweli Alahumma amin. Sheikhuna Sh M Abdiweli.
Indonesia

In shaa Allaah
Insha Allaah Tonight we will begin Salaatu Tahajjud at 02:00 AM (Tuesday morning) at Tawheed Islamic Centre.
ุฑุจููุง ุชูุจู ู
ููุง ุฅููู ุฃูุช ุงูุณูู
ูุน ุงูุนููู
In shaa Allaah, caawa waxaa Markazka Tawxiid ka bilaabanaya Salaadda Tahajjudka saacadda Marka ay tahay 2:00 habeenimo.
Allow Cibaadada naga aqbal oo noo danbi dhaaf.

@HajiDahir336605 Halka Milyan ee haray, Hadii lugu so mine gareeyo waxkayar filashada (114 sano) maxa dhici kara? Oo tusaale next 10-30years laso wada Mine garreeyo.
Filipino

๐ฅ WAR DEGDEG AH: Bitcoin la qoday (mined) ayaa gaadhay 20,000,000 (20M) $BTC.
1 milyan ee ugu hadhay ee $BTC waxay qaadan doontaa qiyaastii 114 sano si loo qodo. โ๏ธ๐
Tani waxay muujinaysaa sida uu Bitcoin u yahay hanti aad u yar (scarce asset), maadaama wadarta guud ay tahay 21 milyan oo kaliya. ๐
Ninkii $BTC Aruursanin mustaqbakjiisa maaliyadda iyo kaydkiisa ayuu dayacay.

Filipino

@cryptostocks247 Shaqo wacan baad qabateen allaha idin barakeeyo.
เคนเคฟเคจเฅเคฆเฅ

@Maryooley7 Mahadsanid Ustad Ashkir @Maryooley7
Eesti

Quick markets update:
Tan & Sabtidii hore 28 February ~ o ahayd marki ugu horaysay ee u qarxay dagaalada udhaxeeya Israel-US Vs Iran....
Waxaan arkaynay, warka naso gaarayo saacad walba ee sheegaaya ~ Gantaalo hor leh o lariday ๐๐ qiic & uurada meel walba isqabsatay ~ dagaal saadaalintiisa ay ahayd in kaliya udhaxayn karo Israel ~ US โก๏ธ Iran...
Balse isku badalay ๐ค dagaal saf balaaran, kuna fiday badi dalalki bariga dhexe ugu tunka waynaa~ walaalihii carbeedna dhegta dhiigga loodaray!!
Su'aasha hortaalay dhamaan suuqyada isbuuca ugu horeeyay dagaalka bilawga ahaa~ sidokalana qofwalba madaxiisa ka guuxaysay waxay ahayd ," Talow side dagaalkaan socda ~ usaamayn karaa suuqyada"?
Si walbo isbuucaa 1aad~ warka cabsida leh suuqyada dhaqaalaha caalamka saamayn degenaasho la'aan ah ay ku yeeshen~ hadana isbuuc kaamil ah o dagaalkana socday~
majirin falcelin saamayn o lataaban karo~ si walba o ay saxaafada caalamka u qoreen in ay saamayn wayn jirto.
Bal'e waxay u ahayd suuqyada taa cagsigeeda, sida suuqa crypto & stockska~ Isbuuc trade-yo qurux badan ~ aana aragnay $BTC o samayay kudhowaad +17%๐ from 63k - 74k ~ iyadoo kudartay qiimaheeda 11k nadiif ah, $ETH 15%๐
Balse arinka shoogga leh waa marwalba arin saamayn yeelan kartay ~ oo aan saamaynteeda markiiba la arkin, durba waxaa so if-baxa Narrative madhalays~ o gacan ku samays ah:-
"Bitcoin "Digital gold. Safe haven. Hedge against chaos."
Waa waxaan micno wayn lahayn ~ o badi~ dad aan micno wayn lahayn ay ku hadlaan, iyago raadiya Views & engagement~ halka kuwa kalana ay kaso Copy gareeyaan...
Sawabto ah, marwalba dagaalo ka qarxaan bariga dhexe ~ kuna salaysa yahay dagaalka energy ๐ข๏ธ ๐ช
Suuqyada speculative marketska loo yaqaano sida :- Equities-ka & crypto iwm
Hantidooda waa kuwa lo socdo hawada lagu dubto.
Waawayn-kana ๐๐ณ fursadaa marwalba ma dayacaan, marka narrative-yada so baxaan
Hadda Bitcoin waa kudhowaad โ 10% ~ halka Stock marketkina lagasaaray Maanta, kudhowaad hal trillion...๐ฉธ
Hadaba maxaa isbadalay hada?
Koow Marka lagaso tago inaan isbuuci 2aad si galayno ~ o dagaalkana dheeraanayo-karo, arinta kale ee samayn leh waa in qiimihi shidaalka sii sare ๐ kac sameeyay..
Ogow arinka maahan kaad wuu kacay meel Walba ku arkaysay....
Yes qiimaha shidaalka wuusi kacayay tan & marki dagaalada sii socdeenba ~ lkn waxajirta arinkalo xiiso gaaro leh maanta o ah:-
Hadii aad lasocotay falanqaynteena YouTube-ka๐ youtu.be/pFyXicfJ78o?siโฆ
Arinta muhiimka leh aan tilmaanay waa in saamaynta saxda suuqyada caalamka culays wayn Ku keeni doonta in aytahay marka qiimaha Saliida ๐ข๏ธ sii gaaro $90
Exactly waa waxa maanta dhacay ~ qiimaha shidaalka waa $90, durba suuqyada stocksa Kudhowaad hal trillion Hawada lagu dubta.
Maxaan Kugu sheegaya intaan o idil~ waa hal mid โ๏ธ
Arin badi dadka aad aysan ugu baraarugsanayn, o ah in qiimaha shidaalka maanta u maraayo isla qiimahii saxda ahaa~ maalinta ugu horaysay u Ruushka ku duulay Yukrayn~ sanadki 24 February 2022dii. Illa & ugu dambayn qiimahii shidaalka ku gaaray $130 /๐ข๏ธ.
๐ธ๏ธ 4 sano kadib~ waxaan so gaarnay halkaan , weliba markaan iyado~ guud ahaan dunida ๐ hadal- haynteeda % xiisaheeda ugu wayn uu yahay Energy-ga๐ช
Waa arin ay tahay in aadan marna il-duufin adigo raacaaya Narrative-yo bug ah, waayo in aadan hilmaamin wixi ka sareeya $90 qiimaha shidaalka ๐ข๏ธ waa kala wareeg ๐ซ Shift cycle dhab ah~ o ay samayn doonaan suuqyada dhaqaalaha caalamka, magaarayo & wu gaari arinka marnaba maahan, balse waa mucno ma uleedahay go'aan daadashadaada.
Si fudud, Daadashada ma istaagi doonto illa oil-ka uuka gaaro meeshiisa ugu saraysay ๐ 7 March 2022 - 13 June Macro top 2022.
Arinka kale ee exceptionalka aha ee kaso haraayo arimaahaan o ah different scenarios insha'ALLAH ๐ updateskeena ๐ฅฌ kale.
Guulaysta.

YouTube

Filipino

$BTC waxa suuragal ah in ay ku adkaato inay dib ugu laabato halkii ay shalay gaartay oo ahayd +$74K iyadoo aan laga hoos marin $60K.๐ #Abshidane #somalitraders #BtcSomali #Somalia #Africa #Cryptocurrency

๐๐ุด๐๐๐๐๐๐ซ@Abshidane
#BTC waxa markale suuragal ah in halkaan ay joogto $73K ay ka kala wareegto iyadoo ka hoos mari karta $60K InShAllh.๐
Filipino

#BTC waxa markale suuragal ah in halkaan ay joogto $73K ay ka kala wareegto iyadoo ka hoos mari karta $60K InShAllh.๐

๐๐ุด๐๐๐๐๐๐ซ@Abshidane
#BTC waxwaliba sidii aan ka fileynay ayee ku socdaan Alx ilaahbaa ku mahadsan.๐ฅ
Filipino

#BTC waxwaliba sidii aan ka fileynay ayee ku socdaan Alx ilaahbaa ku mahadsan.๐ฅ

๐๐ุด๐๐๐๐๐๐ซ@Abshidane
$BTC waxaa ka muuqata fursad ay ku tagi karto ilaa iyo $75K maalmaha soo socda InShAllh.
Suomi


@HajiDahir336605 Xaqiiqatan aadbaa loogu baahnaa qof fahan fiican ka haysta Macroecomic indicators waxan rajeynaa in habeenkaas aad ku taagtaagsan doonto @HajiDahir336605 adbana umahadsantahay Sxb.
Eesti

Asc. Habeen danbe waxaan si fiican u lafa guri doona Aaska Suuqyadda Maaliyada Gaar ahaan Halbeegyadda Dhaqaalaha kuwaas oo sameeya Suuqayadda Maaliyadda ๐๐ una baaahan inuu qofkasta oo Tradeer ah ama Investor inuu fahan fiican ka haysto.
Insha allah waxan rajaynaya wixii iiga baxsan inaan si Hagar laโaan walaala soomaaliyeed inaan la wadaago.

Indonesia

@cryptostocks247 MAHADSANID @cryptostocks247
Eesti

Please wax iska baar, wax aqriso, lacagtaada adaa ka masโuul ah, ka hor inta aadan iska wasaqayn lacagtaada Xalaashu ah aduunkaan waa laba maalmo, arsaaq xalaal ah mar walba raadso. Anything that you donโt own the underlying asset no matter what is not permissible is islam, very simple diinteena is not complicated. Boqolaal research and books ayaa laga qorey, think before you take a futures trading, wax iska baar donโt take my word for it. Linkiyadaan hoose aqriso goโaanka adaa iska leh
Hadith
Even haday shubahaad ay tahay iskaga fogoow, waayo haithka wuxuu ahaa,{Xalaashu way cadahay xaaraantuna way cadahay, waxaa u dhexeeya arimo kale oo shubahaad ah qofkii ku dhaca arintaas xaaraanta ayuu ku dhacay}
Xalaashaa kaa badan.
Baaritaan culimada Full article economics ๐๐
{In conclusion, a perpetual futures contract contains gharar (uncertainty) because it allows us to sell something we do not own. It also contains maysir (speculation) since it is a zero-sum financial instrument that permits us to exchange something with no value.}
๐๐
academy.musaffa.com/things-about-pโฆ
{Most experts provide strong arguments upholding futures trading as haram.}very detailed research please aqriso
๐๐
cryptoummah.com/is-futures-traโฆ
๐๐
forum.islamicfinanceguru.com/t/genuine-quesโฆ
Research kale ๐๐๐
forum.islamicfinanceguru.com/t/genuine-quesโฆ
Xitaa binance square ka aqriso ๐๐๐
binance.com/en/square/postโฆ
Research ๐๐
mohammedamin.com/Islamic_financโฆ
Videos ๐๐
youtube.com/shorts/YlfQ8wrโฆ

YouTube
Filipino

@dhoodi909 Waa sax Cawa aniga ciladaas wan arkay waxba ma maqleyn.
Filipino

@somaliwhale Sidaas bee maalmo kahor iila muuqatay walina aragtideydii waxba iskama badalin. New Althโ๏ธ๐

Filipino

@AbdiqaniTripleA @AbdiqaniTripleA fahan guud ma naga siin kartaa aniga iyo dadka ila midka ah waxa kugu qasbaya inaad Course duubto kadibna aad $1k ku iibiso?!
Filipino

Waxaan isku daba riday hanaan uu raaci karo qof weliba oo raba in uu fahmo crypto from A to Z.
Waxa ugu muhiimsan waa Mentality-iga oo ah sidee ayuu qofka uu u fakiri lahaa marka suuqan la joogo, sida loo heli lahaa community Supportive ah iyo Albaabka aan ka geli karno suuqan cusub.
Waxaan fahmi doontaa qaabka uu nidaamkan u shaqeeyo kadibna waxaad ka doodi doona oo aanu dhisi doona system crypto ah oo suuqan ku geli karno.
Barashadda habka crypto ay u shaqeyso kadib waxaan uruurin doonaa oo hal goob aan isugu keeni doonaa xirfadlayaal kala duwan kuwaas oo dhisi doona nidaam lacag joogto ah aan ku sameyn karno iyo in la ilaaliyo hanyidda walaalaha kale in jeeb shisheeye aysan ku dhicin.
Talaabadan ma ahan inan anigu u socdo shaqo abuur ee waa soo afjarid aan rabo inan habkii hore ee aqoonta liidatay, wax soo saar laโidda ina heysata aan wax uga bedeli karno.

Indonesia











