Adan Amin

874 posts

Adan Amin banner
Adan Amin

Adan Amin

@AdanAmin8

Official Twitter account for the District Education Officer Burhakaba Minister of Education SW-state of Somalia.

Baidoa Somalia Katılım Temmuz 2019
1.2K Takip Edilen581 Takipçiler
Crypto Maryooley
Crypto Maryooley@Maryooley7·
Waxan goordhow sogelin dona mashaaric aan isleeyahay intiina bdn wu ku habonyahay, xambaarsana guuxa suuqa / Narrativeka taagan Meelo hoose taagan o ah high risk/high reward ee isha kuhay insha'Allah
GIF
Filipino
5
1
30
1.3K
Crypto Maryooley
Crypto Maryooley@Maryooley7·
@moha_m101 Wxa jirta Hal wado o kaliya lacag logu samayn karo meme coin ma ahan 2 Wa xirfad sare o qofka ay macquul tahay in lacag ugu samayn karo isago adegsanayo farsamadi & toolski ugu dambeyay, mana lesku hubo hadad rabtan wan idinla wadagi karaa lkn meesha sheeko baraleydan matalo
Filipino
8
2
17
1.7K
Mohammed.M
Mohammed.M@moha_m101·
Hadaan ka hadlo waa la xanaaqa No comment 🙏🏻
chng yrslf@engscd

@moha_m101 Well job ustaad ka waran dadka xayeysinaya shitcoinka oo dadka dhahaya lacag aya laka hela they are treu or false thier info

Indonesia
5
0
11
2.4K
Crypto Maryooley
Crypto Maryooley@Maryooley7·
✍️Si aan uga mid noqono Safka hore ee Guulaystayasha bull rankan Idinla ALLAH, marka hore waxa muhiim ah inan hoosta Ka xariiqno habraacyo aas aasi ah door muhiim ah Ka ciyaari suurtagalnimada hiigsigaa... Hadaba wxn Ku tilmaami dono qadobo Iska bilaw ah o qofwlba samayn Karo👇
Crypto Maryooley tweet media
Eesti
5
7
37
3.1K
Mohammed.M
Mohammed.M@moha_m101·
Coins-ka aad ku jirtaan ii soo qora si gaar aan ula socon doona in sha allah comments-ka ku soo qora ✔️
Indonesia
249
24
450
226.2K
Adan Amin
Adan Amin@AdanAmin8·
@moha_m101 Malaga yaaba in hoose hore uga sii dhaco suuqa ustaadow
Eesti
0
0
1
15
Mohammed.M
Mohammed.M@moha_m101·
waxay qaadan doontaa wakhti dheer in fed u ka hadlo dhimista heerka dulsaarka. Marka la soo koobo, xogtu waxa ay gabi ahaanba u fiican tahay dollarka Maraykanka iyo mana u fiicana suuqa .
Indonesia
2
0
10
273
Mohammed.M
Mohammed.M@moha_m101·
🔴 • Tirada shaqooyinka lagu daray ku dhawaad wa ​​303 kun Heerka shaqo la'aanta ayaa hoos u dhacay ilaa 3.8%, in ka yar intii la filayay 3.9%.
हिन्दी
2
0
16
536
M.TRADES.SOL⛏️
M.TRADES.SOL⛏️@mtradesuk·
Ganacsade @Solana wuxuu iibsaday $10,000 qiimihiisu yahay $WIF (@dogwifcoin) marxaladdii hore, laakiin wuxuu ku iibiyay khasaare $5000 ah 3 maalmood ka dib. Maanta, boorsadiisa waxa ay ahaan lahayd $156M. 🤯
M.TRADES.SOL⛏️ tweet media
Filipino
1
0
6
441
Crypto Maryooley
Crypto Maryooley@Maryooley7·
• Waxase Kasi muhiimsan aan idinla wadagi Dona INSHA'ALLAH si aad u samayn lahayden," Basic on chain analysis ⛓️ o maalmaha so socda idinla wadagi Dona, si aan Kaliya #DYOR idin dhihin lkn aad isku filnaantaan. Mahahsinidin dhamaantiin markale
Filipino
6
0
31
1.8K
Crypto Maryooley
Crypto Maryooley@Maryooley7·
🤏 Waxan Raba qodobo kooban inad ila fahantan... ❌kuma tilmaami dono mashaaricda caanka ah e ad wada taqanan, sida $BTC $Eth $Sol $Avax iwm wayo mashaaricda iyaga istilmamay tilman kale Uma baahna. ❌ Sidokale kuma tilmaami dono Coin kiciraba sabab 👇
Indonesia
1
1
18
1.1K
M.TRADES.SOL⛏️
M.TRADES.SOL⛏️@mtradesuk·
Fadlan ka digtoonow kaftanka April Fools, asaxaabta.
Filipino
2
0
2
296
Mohammed.M
Mohammed.M@moha_m101·
🔴 Hadda la sii daayay: 💎 America - 🇺🇸 🔵 Tusmada Kalsoonida Macmiilka CB ▪️ kii hore: 106.7 ▪️ inta la filaayay: 106.9 ▫️ Hadda: 104.7 Natiijada: uma fiicna dollarka Mareykanka
Indonesia
5
0
18
661
Adan Amin
Adan Amin@AdanAmin8·
Sanad dugsiyeedaka 2023/2024 waxaa furmi doona sep 2023. Maalimaha waxbarasha waxaa laga dhigey 6 maalin sabti--khamiis.
Adan Amin tweet media
Filipino
0
0
2
156