Sabitlenmiş Tweet
AbdulAzziz
323 posts


@YassSomali @PAVNewsNow “The so-called Somali government is not a real state — it is just a gang of bandits. International donors must stop funding the regime in Mogadishu immediately. Al-Shabaab will soon take over the capital.”
English

Equitable Federalism in Somalia: Federal Transfers Must Include All Member States panafricanvisions.com/2026/05/equita… via @PAVNewsNow
English

@AbdifatahO_Adde muuqaladaydii oodhan profilka iiyaalaan qofka isqarinaya ee fulayga ahi waa adiga. Qof jidhkisa ka ganacsada sida Abdi Halas oo kae waa adiga Anigu nin garad faraxa ahay xisabtuna igama khladana laascanod maxay shacabki kubadalatay kajawaab
Indonesia

@Alden6543 Adigu Qabiilkaga Maad aamintid? Waa adiga Dhulbahante iska dhigaye? Raganimo aad qabiilkaga ku shegatid ma lihid . Kuwa ku dhaha Dadka soo cay ayaa la xisabtamayna adiga Jidhkaga ka ganacsada waxba ku Oran mayno kk
Indonesia

@dunia_work @AbdirizackAgoo3 Garoowe waa magaaladisi
Adoo xamar ushaqynaya rabta Ina garowe iyo lascnod kadhigto laba cadaw isku ah
Filipino

@DnDubad Somalia lacagaha xaaraanta sooqadata inaad ladhaqyso oo calanka buluuga profilka kuusii saarnado isqabadsii
Maxumee
Suomi

@Alden6543 I do understand your point boss lakin armay fiicantahay inaysan waxba nagaso gaarin oo inagu iskeen wax u qabsano. Because waxyalaha dalalaka shisheeye lagaso qaado %90 wa wax xaraan ah lacagahaas mishay ka yimadeen hadaad daba kashid meelo fiican maha.
Filipino

@AbdifatahO_Adde @somaligeezer @dunia_work Maalinta been masheegin waligiin qofka ini lugooyo beenta inii sheega jeceshihin waxii malinta lagu haystay sooma ahayn arinta masharicda
Filipino

@somaligeezer @dunia_work Qof liita qofkaas inta waxa u dheer nacasnimada iyo garasho xumada
Indonesia

@ACeegaag @OmarSalah7b Wixi dawlada faderlaka kulahayn hala raadiyo puntldn baynu kuwaalanaye
Filipino

@OmarSalah7b Garaad waan yaabanay wakee meeshan waxa kasoo sicdaa ma yara hadaan hada laga gaadhin iskastoo aanay jirinba meel laga soo celiyaa kkkk
Filipino

War cusub. Qardho
Ciidanka ku xaraysan xerada Xorgoble ayaa raba iney xerada ka baxaan waxasr la isku dayay in xoog lagu celiyo. ciidan inta tababar lagu xareeyo hadana la yidha gaajo iyo daryeel la'aan ku jooga xerada.
Bl waxbaa ka soo jiijiile walee
#Dowladnimo_taageer
Indonesia

@dunia_work Dunia xumaan aad deni uqabtid
Deegankayaga uma xaraashi kartid
SooL mamul bay katirsantahay diotshana kadhicimayso ha is daalin
Filipino

@SoilMatra @AJabaar04 Jifi yar oo harti kamida weeye isaaqu ileen waakuwan nadhex ordaya anaga iyo taolkayaga majerten.
Indonesia

@AJabaar04 Cheap Dhulbante everyday someone there begging is abusing them we don’t have to share a name with these people
English

Wiilkaas Cali Yuusuf awoowgiis geela u raaci jiray hadal sax ah buu ku hadlay. Adoonyow aabahaa was.
In nin Sacad ah saas u hadlo Afweyne iyo Dhulbahante baa sabab u ahaa.
safiir ahmed@safiirk
Imasaan lahaa walla ka joog xagaa ha aadan Somali baad doonayaa
Filipino

@DifaacaSomalia Xamar iyo hargaysa kala raacdeene xishooda oo xitaa hadaydan isku fikir ahyn waxun lakala hadha 😂
Indonesia

Rag maydadka tolkood soo qaatay miyaa wax laga mudaharaado ah?😂
War joojiya mudaharaadka walaalayaal.
Ali Samatar@AliSamattar
Waar hadaam Runta sheegay Soomaaliyeey maxaa laygu mudaharaadayaa.🤣🏃♂️⁉️
Filipino

@hoodohaybe1 Gabdhaha isaaq waa na jecelyihiin anagaana gacanta kuhayn jirnay.meeshan ninba wax kuqora umalynayaa 😂
Filipino

@Alden6543 @Halgamaassc99 Literally ….lmaoooo I can’t stand when they do that ☠️
English

@Osman_estate @MoBakayle Waxan aad kahadlayso waxa iga quseeya buuhodle oo an kasoo jeedo codsi .ha hafrin buuhodle Waxba looma diyaarine waxbana kamajiraan
Filipino

Mashruuca Buuhoodle–Tuulo Samakaab ma aha hadal; lacag ayaa loo qoondeeyay daraasadda iyo naqshadeynta. Waa waddo dhan 110 km oo horeyba ugu jirta qorshaha 2026 2028 qorshaha qaranka Somalia.
Hadda kala duwanaanshaha waqooyi bari iyo Somalilad
Gobollada waqooyi-bari, go’aamada ku saabsan dhulka iyo horumarka waxaa gaara cidda dhulka si dhab ah u maamusha.
Laakiin waxa loo yaqaan Somaliland, xaaladdu way ka duwan tahay, waxay u egyihiin hanti istaraatiiji ah oo lagu gorgortamo, halka go’aamada muhiimka ah lagu sameeyo albaabada xiran iyo saameyn dibadeed.
Kuwa taageera oo ka shaqeeya Hargeysa iyo Burco, su’aasha adag waa tan:
Adigu ma adaa go’aanka leh mise waxaad noqotay wax lagu gorgortamo, iyadoo kuwa kale ay ka heshiinayaan dhulkaaga?
Indonesia

Maamulka Woqooyi-bari ayaa laga reebay dawlad-gobolleedyada dalka ee deegaanadooda laga fulinayo Mashruuca Bulsho ee loogu talagalay in lagu horumariyo maamul-daadejinta, kaabayaasha bulshada, iyo xasilinta deegaannada, kaas oo Bangiga Adduunku maalgelinayo kuna kacaya 35 milyan oo dollar.
30 Milyan oo kamid ah lacagtaas waxa leh maamulada Koonfurgalbeed, Jubaland, Galmudug, Hirshabeele & Puntland, halka 5 milyanna si gaar ah loogu qoondeeyay Somaliland.
Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa mashruucan maanta Muqdisho ku daahfurtay, waxaana loo qaabeeyay hanaankii uu dalka uga hawlgeli lahaa hindisaha barnaamijkan oo laga fulinayo dawlad-gobolleedyada dalka marka laga reebo Woqooyi-bari.
Mohamed Yusuf Bakayle.

Indonesia
AbdulAzziz retweetledi
















