
@WaisAbdi1 Hawd reserve area wa dhul somaliland lahyed o xiligi ingirska lagu warijiyey Ethiopia 🇪🇹, Isaaq badan waxay u dhimanyen 1977 side dhulkena hawd reserve area lo horeyen laha mana qableyno inay ethopia shegto malin kasta wax dadkena isaaq lagu dulma Ethiopia
Filipino











































