Sabitlenmiş Tweet
Borama Book Fair -BBF
368 posts

Borama Book Fair -BBF
@Borama_Bookfair
The official account for the Borama Book Fair.
Borama, Somaliland Katılım Aralık 2020
2 Takip Edilen493 Takipçiler

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Azmed Jaamac Barre.
#BBF2024
#Ceelalyo
@BoramaBookFair

Indonesia

Waxa socota Dood lagu falaqaynayo " Xagay Somaliland u Socotaa?". Dooddan waxa marti ku ah Xil. Mukhtar Hassan Maydhane , Hasan Suudi, Muna Wacays iyo Mahamed Haruun, oo lafa guray jihada cusub ee Somaliland u tisqaaday.
#BBF2024
#boramabookfair2024
#bandhiggabuugaagtaborama

Indonesia

Kullanka Awooda Qarsoon , ayaa gallabta qabsoomay. Kullankan waxa marti ku ahaa Asma Ahmed , Abdifatah Farhan iyo Ahmed Abdi , oo bulshada la wadaagay caqabadihii ay bulshada kala kulmeen muddadii ay wadeen waxbarashada.
#BBF2024
#Boramabookfair2024
#BandhiggaBuugaagtaBorama

Indonesia

Dr. Cabdirahman Ducaale Bayle ayaa sharraxaad ka bixiyay baahida loo qabo in wakhti la geliyo waxqabadka loona istaago sidii bulshadeena wax loo tari lahaa.
#BBF2024
#Boramabookfair2024
#BandhiggaBuugaagtaBorama

Filipino

Maxamed Cabdi Ismaaciil - Agaasimaha Amoud Foundation .
#BBF2024
#boramabookfair2024
#bandhiggabuugaagtaboorama

Eesti

Agaasimah Xikma Foundation ayaa mahadiyay Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.
#BBF2024
#boramabookfair2024
#bandhiggabuugaagtaboorama

Indonesia

Ahgaasimaha Bandhigga Buugaagta Boorama - Dr. Maxamed Madar Jaamac.
#BBF2024
#boramabookfair2024
#bandhiggabuugaagtaboorama

Filipino

Dr. Mohamed Madar, director of @hcfrt2020, inaugurated the @BoramaBookFair on its 6th term. He emphasised the importance of this year's theme #Ceelalyo, a quest for a transformative journey of discovery.
#Ceelalyo
#BBF2024
@BoramaBookFair

English

Kulanka Qoraayada - 1, Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad.
#BBF2024
#BoramaBookFair2024
#BandhiggaBuugaagtaBoorama

Filipino

Saamaynta Siyaasadda iyo Dhalinyarada - Falanqayn, Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad.
#BBF2024
#BoramaBookFair2024
#BandhiggaBuugaagtaBoorama

Filipino

Kulanka Qoraaya 2 - Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad.
#BBF2024
#BoramaBookFair2024
#BandhiggaBuugaagtaBoorama

Filipino

Akhris Wadareed iyo Maaweelo - Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad.
#BBF2024
#BoramaBookFair2024
#BandhiggaBuugaagtaBoorama

Filipino







