Hikma Center for Research & Training

44 posts

Hikma Center for Research & Training banner
Hikma Center for Research & Training

Hikma Center for Research & Training

@hcfrt2020

Official account for Hikma Center for Research & Training. Follow us on twitter and Facebook.

Hargeisa, Somaliland Katılım Mart 2020
3 Takip Edilen43 Takipçiler
Hikma Center for Research & Training
"Haweenku waa Lafdhabarta iyo aasaaska Nolosha, Waxa an soo jeedin laha sadex iyo tobonka gole ee baarlamaan in lix laga dhigo Dumar , Si ay taasina usuurto gasho waa in shacabka iyo dawladuba taageero buuxa siiyaan Dumarka." Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar #DooddaBoorama
Hikma Center for Research & Training tweet media
Filipino
0
0
0
0
Hikma Center for Research & Training
"Farogelinta Xisbiyada iyo siyaasiyiinta kale ayaa waxwalba qaldaya, iyaga ayaana ka hagardaamo badan cuqaashu inta yar ee ay qaldayaan" Suldaan Ibraahim Dacar Yuusuf. #DooddaBoorama
Hikma Center for Research & Training tweet media
Filipino
0
0
0
0
Hikma Center for Research & Training
Siyaasaddu waxa ay u baahantahay bisleyn, aragtidaydana annaga ayaa bisleynta siyaasada u musdambeed ah. Bulshada aanu metel no cid nooga lexejeclo badanina ma jirto, masiibada aanu dadka ka badbaadinayno ayaa tiro beel ah". Caaqil Axmed Cabdi Cige Salsal. #DooddaBoorama
Hikma Center for Research & Training tweet media
Filipino
0
0
0
0
Hikma Center for Research & Training
"Anigu ma arko haween u tartamaya meelahan, iyagaana dhankooda gabay ayaan is leeyahay, aniguna shakhsiyan waxaan leeyahay hala doorto iyagana waxaan ku boorinayaa inay is doortaan iyaga ayaa ah dadka ugu tirada badan bulshadeena". Suldaan Muse Cilmi Dugsiiye.
Hikma Center for Research & Training tweet media
Filipino
0
0
1
0
Hikma Center for Research & Training
"Doodda Boorama waxaannu ugu talagalnay in ay noqoto madal la isku waydaarsan karo hadba arrimaha taagan ee xidhiidhka la leh, Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo caqabadaha hadba bulshada ku gadaaman". Dr. Mohamed Jamac Madar
Hikma Center for Research & Training tweet media
Indonesia
0
0
1
0
Hikma Center for Research & Training
Mudane/Marwo: Xarunta Xikma ee Cilmi-baadhista & tababarada waxay kugu martiqadaysa inad kaso qaybgasho Barnamijka Doodda Boorama o Markii Sadexad Ka qabsomi Doona Haldoor Hotel.
Hikma Center for Research & Training tweet media
Eesti
0
1
2
0
Hikma Center for Research & Training retweetledi
Borama Book Fair -BBF
Borama Book Fair -BBF@Borama_Bookfair·
"Akhrisku waa habka ugu wanaagsan ee loo kobcin karo aqoonta. Waana hub kaa caawinaya inaad ka tallawdo caqabadaha kusoo wajaha nolosha" -Dr. Madar Caabi Director, @hcfrt2020
Borama Book Fair -BBF tweet media
हिन्दी
0
2
4
0
Hikma Center for Research & Training retweetledi
Borama Book Fair -BBF
Borama Book Fair -BBF@Borama_Bookfair·
Our deepest and most heartfelt appreciation goes to our “sign language translator”. We see that there’s fairness & equality in learning the sign language. Let’s make it in our New Year’s resolution to learn, communicate and understand better. #BBF2020 @bbfair2020
Borama Book Fair -BBF tweet mediaBorama Book Fair -BBF tweet mediaBorama Book Fair -BBF tweet mediaBorama Book Fair -BBF tweet media
English
0
4
11
0
Hikma Center for Research & Training
Our director had the privilege of participating the national conference for technology and innovation, #SLICT2020. It was indeed an honour for our institution to take part and share our experiences.
Hikma Center for Research & Training tweet media
English
0
0
6
0
Hikma Center for Research & Training
Islam is a religion of peace, principles and etiquettes. It protected all religious beliefs and their practitioners. On the other hand, all laws whether domestic or international failed in doing what Islam did in 1400 years ago.
Hikma Center for Research & Training tweet media
English
1
0
3
0
Hikma Center for Research & Training
“Women should be involved in decision making so that the voices they represent be heard and the system of governance must support it.” Lama Huran Forum.
Hikma Center for Research & Training tweet media
English
0
0
3
0
Hikma Center for Research & Training
Lama Huraan Forum is a platform dedicated to discuss women issues in different contexts whether it is related to social, economic and political issues. Lama Huraan has its first series debated on and thoroughly discussed on women in Politics.
Hikma Center for Research & Training tweet media
English
0
0
3
0