Hassan Awad

144 posts

Hassan Awad banner
Hassan Awad

Hassan Awad

@HassanCawed

Former Managing Director of Dahabshiil Group South and Central Somalia||Executive Board Member Dahabshiil Group.

Somalia Katılım Eylül 2017
22 Takip Edilen859 Takipçiler
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Many Somali politicians, scholars, and commentators misrepresent how states break apart, often portraying separation as entirely peaceful or voluntary. History tells a different story. Since 1971, many countries have split under various circumstances. Some splits occurred peacefully and without outside pressure, such as those in Ethiopia and Eritrea, Czechoslovakia, and the former Soviet Union. Others were violent, like Yugoslavia and Pakistan's breakup, which led to Bangladesh's independence. In some cases, separation involved pressure from superpowers, especially in Sudan and South Sudan, as well as Indonesia and East Timor. In every case, the outcome of state separation was ultimately shaped by geopolitics and the interests of major powers. Ignoring these historical facts will not change the direction of the Somaliland independence issue. After 34 years of repeated refusals by Somalia to accept Somaliland’s demands or to engage in serious negotiations, Somaliland has now gained recognition from a influential country, Israel. In my opinion, the Somaliland case has reached a point of no return, and it is time for Somalia’s political leaders to abandon outdated assumptions and adopt a practical approach to find a workable, sustainable solution. #Somalia #Somaliland
English
1
0
1
681
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
@ProfHusseinWar Waa run Hassan Sheikh waa garnaqsaday garina sideedaba laba dhinac ayay ka dhaxaysaa, dhinicii kale ma maqashay?!!! Arrinta SL iyo Somaliyana halkii hore waa ka guurtay caqli kii hore ka sarreeya ayay u baahan tahay. Arrntani waxay qayb ka noqotay loolanka quwadaha caalamiga ah.
Filipino
0
0
0
31
Prof Hussein Warsame
Prof Hussein Warsame@ProfHusseinWar·
Saaxiibayaal: Waxaan dhegeystay khudbad uu Madaxweyne Xasan Sheekh jeediyay 8-da Janaayo, 2026. Gar waa loo islaame, wuu garnaqsaday. Wuxuu si cad uga hadlay dhaliilihii aniga iyo dad badan oo midnimada danaynayaa u jeedinaynay, isaga oo soo bandhigay tallaabooyin macquul ah oo lagaga bixi karo xaaladda taagan. Isla markaana waxa uu ka digay afxumada dadka qaar. Waxaa lagama maarmaan ah in dib loo bilaabo wadahadalladii u dhexeeyay Dawladda Dhexe iyo #Somaliland (SL). Waxaan ku raacsanahay Madaxweynaha in waddada keliya ee Somaliland ku heli karto ictiraaf ay tahay wadahadal. Yaanay walaalahay SL ka baqin wadahadala. Sida aan marar hore ku dooday, Somaliland kama heli karto Qaramada Midoobay ictiraaf aysan oggolayn dawladda #Soomaaliya. Na qanciya, haddii aan nahay midnimodoonka. Bilee idin kuba raacnay in aad iska go'daan. Waana dhici kartaa in aan idiin soo bandhigno talooyin aad ugu qanci kartaan midnimo. Horumar baan qarka u saaranahay. Dhaqaalihii Soomaaliya (Koonfur iyo Woqooyi) oo dhan hoos buu ka soo dhismay. Haddana indhaha dunida ayaa inagu soo jeeda. Sannadkana batrool bay Soomaaliya qodaysaa. Haddii aan ahay nin Reer Somaliland ah, qaybtayda batroolkaas ayaan rabaaye, ha ila qo'ina walaalayaal. Aqalkaygii yaraa ee #Borama iyo beertii aabahay aan dhaxlay ayaan rabaa in aan hawlgabkayga ku qaato. youtube.com/watch?v=LDqTKo…
YouTube video
YouTube
Filipino
54
12
41
12.2K
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
@Shakurshire101 Prof. Hassan ardayda uu soo saaraa siday noqon doonaan tolow?!!!! Had iyo jeer waxa iskaga qasan caadifaddii iyo aqoontii.
Indonesia
2
0
1
179
𝐒𝐇𝐀𝐊𝐔𝐑 𝐒𝐇𝐈𝐑𝐄
Waa markale iyo casharkii faafinta jahliga. Waa Prof Hassan oo idin sharacaya qaybaha geographic u qaybsamo dhagaha furta waa xiisad muhim ah Afarta qaybood ee u qaybsamo Geographic gu ♦️الجغرافية العامة ♦️الجغرافية السياسيه ♦️Geopolitics ♦️Geo siyaasi Ninkasi waa prof dhan oo arday wax u dhiga
Català
25
3
45
5.7K
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
@MAWareSO Congratulations to you and your son, Mr. Abdirahim! As a father, I understand the joy and pride that comes with a child's graduation. Abdirahim, Adeer, you made an excellent choice by pursuing a degree in Cybersecurity—one of the most sought-after fields in today’s job market.
English
0
0
0
43
Mohamed Abdi Ware
Mohamed Abdi Ware@MAWareSO·
Extremely blessed to spend an amazing day, attending the graduation of my son, Abdirahim, who graduated with a Bachelor’s in Cybersecurity from Heriot Watt University in Dubai, UAE. A parent never forgets the first day they take a child to school. And it seems like yesterday! Good luck and God Bless!
Mohamed Abdi Ware tweet mediaMohamed Abdi Ware tweet mediaMohamed Abdi Ware tweet media
English
96
15
361
28.4K
Abdi Barud
Abdi Barud@AbdiBarud·
Somalia will begin trading equities and government-issued sukuk bonds on a new exchange early next year, as the Horn of Africa nation seeks integration into regional and global financial markets bloomberg.com/news/articles/…
English
4
11
32
2.6K
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
@AbdiBarud @osmando Somalia's private sector faces challenges, but it has functioning institutions. The lack of a strong regulatory framework impedes growth. Engaging in stock trading and issuing government-backed Sukuk requires a transparent government system, which Somalia currently lacks.
English
2
0
3
51
Abdi Barud
Abdi Barud@AbdiBarud·
@osmando The Somali private sector does have a stable and credible governance system. There are challenges—currency being one of them, of course; however, this is a promising journey, and we are only at the beginning of it.
English
2
0
1
169
UNTMIS
UNTMIS@UNTMIS_·
#PhotoOfTheWeek 📸 – There are an estimated 2.5 million #Somalis living with disabilities, including about 360,000 people with vision impairment - braille can help empower them to fully unlock their potential to pursue their #humanrights. Shown here, a visually-impaired person reviews a braille document in #Mogadishu.
UNTMIS tweet media
English
4
3
25
61.1K
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Cabdisalaam waxa kale uu noqday ardaygii ugu akhlaaqda wanaagsanaa Iskuulka. Aabo Ilaahay if iyo aakhiroba ha kugu guuleeyo. Waxaan u mahadnaqayaa macalimiinta iyo maamulka Al Nour International School iyo cidkasta ka qayb qaadatay gaadhida himilooyinkaas.
Indonesia
0
0
1
125
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Maasha Allah. Waxaan Ilaahay ugu mahadnaqayaa in inankayga Cabdisalaam Xasan Cabdi Cawad uu ka mid noqday afartii arday ee ugu saraysay ardaydii sannadkan ka qalin jebisay dugsiga sare ee Alnoor International School ee ku yaal magaaladda Istanbul.
Hassan Awad tweet mediaHassan Awad tweet mediaHassan Awad tweet media
Filipino
4
0
9
609
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Ciid Mubarak Ummadda Muslimiinta meelkasta oo ay joogaan. تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال. كل عام وانتم الف خير.
Hassan Awad tweet media
1
0
2
210
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Labada Suldaan aqoon Master iyo PhD ba waa yaqaaneen laakiin aqoontoodii ayay formal ka dhigeen. Salaadiintu dhallinyarada far waaweyn ugu qoreen muhimadda aqoon korodhsiga. Waxay mudan yihiin in lagu daydo.
Hassan Awad tweet mediaHassan Awad tweet mediaHassan Awad tweet mediaHassan Awad tweet media
Filipino
0
0
1
182
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Waxaan halkan hambalyo iyo duco uga dirayaa Suldaan Yuusuf Cabdi Cawad iyo Suldaan Maxamud Guuleed Mire oo maanta shahaadada Masterta ka qaatay ( Master of Sharia) Jaamacadda American Open University.
Indonesia
1
0
2
224
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Dhacdo ama qof midna ha ku mashquulin ee nolosha aragti ka yeelo. Aragtida ayaa waxa jooga iyo waxa soo socdaba lagu maareeyaa.
Filipino
0
1
4
323
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Haddii doodi idin dhexmarto qof aan caqligiisa iyo aqoontiisu ku fillayn, aayadan hoose ayaa kugu filan. “And when they hear vain talk they turn away from it, and say: "For us, are our deeds, and for you are your deeds. Peace be to you! We desire not the ignorant”
English
1
0
1
138
Hassan Awad
Hassan Awad@HassanCawed·
Maanta dunidii waa isku furantay waxa wada doodaya laba qof oo xitaa inay kulmaan aanay ahayn. Laba qof oo heerkooda aqooneed ka sareeyo, waxa lumay kala danbayntii iyo xuduudihii. Doodaha ka soconaya Social Media waxay u badan yihiin kuwo aan caafimaad qabin ama ma dhalays ah.
Filipino
1
0
3
286