
Hothan Ali
13 posts



Thank you to everyone who sent me well wishes my brother is recovering well from his accident Alhamdulilah ❤️

Shabeelay,Gobolka Faafan,DDS Waxyar Bay ujirtaa Jigjiga. Waxay Caan Ku Tahay Wax Soosaarka Beeraha Iyo Dhaqashada 3sadexda Caanaha Macaan Gaar Ahaan Geele" Ganacsatada Qurbajoogta Dhalinyarada Deegaanka Dhamaan Waxay U Doontaan Caanaha Geela Oo Diiran" Waxaad Sugaysaa Inta Laga Dhufanayo (Laguu Lisayo) Haddaad Taqaano Lisida Geele" Waad Lisi kartaa" Balse Haddii Aad Reer Magaal Cidiyo Dhaadheer Tahay" Ma Taaban Kartid Horaadka Hasha. Waad kasoo adeegan kartaa Jigjiga Shabeelay Waxaad ka Helaysaa Biyaha,laydhka, Waxbarashada,Caafimaadka iyo Dhamaan Nolosha aas Aasiga ah. Deegaan Qurxoon Meel Aan Dhoobo iyo Boodh midna Lahayn. @AbdinurMAhmed @FarahGeylan @zemzemahmedmp @Mustafe_M_Omer @Farouk_H_Warfa @Caaqilmawlid @JimcaleMohamed4 @Sadaam_2 @CabeeyeA @amiirqalinle1

Just want to ask everyone to please keep my precious brother @Mkooshin1 in your prayers He was in a really horrible car accident and was airlifted to the med He's alive and I thank God for that but he definitely has a very long road to recovery please keep him your prayers














