Sadaam cabeeye

471 posts

Sadaam cabeeye banner
Sadaam cabeeye

Sadaam cabeeye

@Sadaam_2

somali journalist And Activist Social Media.

somali galbeed Katılım Mayıs 2022
544 Takip Edilen281 Takipçiler
Bashiir-Wabax
Bashiir-Wabax@BashiirWabax·
Waxaan Maanta Garoonka Caalamiga Ah Ee (Garaad Wiil-Waal International Airport) Ee Magaaladda Jigjiga Ka Sa Gootinay Xildhibaan Heer Qaran Ahna Waziirka Dhismaha Iyo Dimuqraadiyada Xisbiga Barwaaqo Ee Ethiopia🇪🇹, #Dr_Abdiwaasac_Suldaan_Abdullahi_Suldaan_Bade. Dr Nabad Ahaw🫡🇬🇶
Bashiir-Wabax tweet mediaBashiir-Wabax tweet mediaBashiir-Wabax tweet media
Filipino
3
0
6
646
Adanech Abiebie
Adanech Abiebie@AdanechAbiebie·
ክቡር ጠቅላይ ሚኒስትራችን ዶ/ር ዐቢይ አሕመድ እንኳን ደስ አለዎት! ክቡር ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር ዐቢይ አሕመድ በአፍሪካ ሕብረት የሰው ሰራሽ አስተውሎት (Artificial Intelligence) እና የዲጂታል ጤና ዘርፍ መሪ (Champion) ሆነው በመሾምዎ በራሴና በከተማ አስተዳደሩ ስም እንኳን ደስ አለን ለማለት እወዳለሁ። ክቡር ጠቅላይ ሚኒስትራችን @AbiyAhmedAli የጥረታቸው ፍሬ በአፍሪካ ደረጃ እውቅና አግኝቶ ለዚህ ሹመት መብቃታቸው ለኢትዮጵያን ሁሉ ኩራት ነው ። ፈጣሪ ኢትዮጵያንና ህዝቦቿን ይባርክ ! Kabajamoo Muummee Ministeeraa Keenya Dr. Abiyyi Ahimad baga gammaddan! Kabajamoo Ministira Muummee Dr. Abiyyi Ahimad, Gamtaa Afrikaatti damee Artificial Intelligence (AI) fi Fayyaa Diijitaalaatiin hogganaa (Champion) ta'uun muudamuu keessaniif, maqaa koo fi maqaa bulchiinsa magaalichaan baga gammanne jechuun barbaada. Kaka'umsaa fi carraaqqiin Kabajamoo Ministira Muummee keenyaa sadarkaa Afrikaatti beekamtii argatee muudama akkanaatiif gahuun isaanii Itoophiyaanota hundaaf boonsaadha. Waaqni Itoophiyaafi uummata ishee haa eebbisu!
Adanech Abiebie tweet media
AM
75
169
622
12.9K
Sadaam cabeeye
Sadaam cabeeye@Sadaam_2·
@abdiOumeri Ahaanshaha itoobinimada waxaa ka horaysa inaan somaali nahay, qawmiyadnimadeena somaali ahaan inoogu ku faanayna ayeynu itoobiyaan nahay. lkn itoobiya dal ee ma aha qawmiyad, qawmiyad walbaana waxayku faantaa oo ay horaysiisaa magaca qawmiyadooda.
Filipino
0
0
0
118
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
ከSofumer Media ጋር ያደረኩት ቃለ መጠይቅ
54
17
84
5.8K
Sadaam cabeeye retweetledi
Mohamed Farmaajo
Mohamed Farmaajo@M_Farmaajo·
President Hassan Sheikh Mohamud’s legal term in office ends on May 15, 2026, and he needs broad consensus and a political agreement to prevent a political and constitutional vacuum.
Abdiaziz Hassan Mohamed@Laftagareen

I, President of Southwest State H.E. Abdiaziz Laftagareen, resign as Deputy Chairman of the JSP effective today, March 18, 2026. I cannot support unconstitutional actions that weaken our unity. My commitment remains to Somalia’s unity, democracy, and the rule of law.

English
86
130
724
98.4K
Sadaam cabeeye
Sadaam cabeeye@Sadaam_2·
@abdiOumeri Wasiir Faatax nin dagan aqoon iyo waayp arag ah, ma ahayn inaad ku aflaagaadayso, xukuumadii buu ka tirsanaaye muxuu wax iiga sheegay, dhibta, hagar daamadii, xasuuqii, boobkii, barakicintaad ku kacday ma aha mid la ilaawi doono.
Filipino
0
0
0
71
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Madaxtooyadii hore, garoonkii hore, iyo guriga martida ee Qadh-Yahan Dhoodaan hal goob oo isku dhow ayey ahaayeen. Haddii aad maqli jirtay, lax-dhakani col iyo abaar toona moog waa Maxamed Fatax. Ninka xafiiska uu madax-xafiiskeed ama wasiir ka yahay iyo qaab-dhismeedka uu ku shaqeeyo, bosaska shaqo ee isaga iyo shaqaalah uu maamulo ay ku Mushar qaatan account iyo jeega uu saxeexo cidda samaysay, in ay xukumadeyda aheyd hada iskaba daaye waagii horeba wuu ka dhakanaa. Maxamed Faatax Marka uu shirku dhammaado ayuu odhan jirey Muxuu yidhi Madax-weynuhu? Kadina ninka garab fadhiya ayaa midaar ahaan ugu sheegi jirey Nin ayaan ku idhi war horta ninkii maxamed Fatax ahaa maqalkii ma u soo nodey wuxuuna igu yidhi mayee dam ayuu noqdey balse qalab casri ah ayuu dhagaha soo gashadey. Hadii aan wax yar uun hoos u dhaadhaco Madaxtooyadii hore garoonkii hore iyo guriga martida ee Qadh-Yahan Dhoodaan hal goob oo isku dhow ayey ahaayeen. Guriga martida waxaa deggenaa madaxdii Al-Itixaad xiligii ay soo xaroodeen Halkaas ayaa lagu soo booqan jirey. Salaaddii subax kadib, aniga oo jimicsi sameynaya ayaan orod ku ag maray askari haystay qalab isgaarsiineed. Waxaan maqlay cod sheegaya in Maxamed Faatax oo ku socda Madaxdii Al Itixaad uu bannaanka taagan yahay, Intii aan orodka ku jiray ayaan isweydiiyey sababta masuul dowladeed Judha hore u sameynayo booqasho aan rasmi ahayn. Galabtii isla maalintaas, kadib markii aan shaqada ka baxay, ayaan xaqiijiyey in ninka la sheegay uu ahaa Maxamed Faatax laftiisa. Wixii intaas ka danbeysay taarikhdiis sida dagaaldii uu ku dhawacmey iyo kii uu ku dhago beeley goobta ay ahaayeen khibradiisii shaqo in uu hospital dadka lagu daaweeyo ka shaqeyn jirey iyo in kaawanka dadka lagu qalo ka shaqeyn jirey isaga ayaan u dhaafi doona taasina waxay aheyd sababta uu shaqadiisii ku waayey.
Abdi Mohamud Omer tweet media
Eesti
100
10
80
8K
Senator Maryan Farah kahiye
Senator Maryan Farah kahiye@senator_farah·
Ramadan Mubarak 🌙 Alle ha naga aqbalo soonka iyo salaadda, hana nagu gaarsiiyo dhammaadka bisha annagoo caafimaad qabno 🤲
Senator Maryan Farah kahiye tweet media
Indonesia
60
34
455
11.1K
Sadaam cabeeye
Sadaam cabeeye@Sadaam_2·
@abdiOumeri Garaad Wiil waal saw ma ahayn kii aad ehelkii iyo dadkiisa xaqoodii aastay, saw ma ahayn kuwiii aad dhulkoodii dhacday duudsiday, hantidoodiina dhacday. maxaad u reebay ee xurmo iyo karaamo ah ee aad maanta ku amaani ?
Eesti
0
0
0
96
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Garaadadii taariikhda lahaa, Ilaahay ha u naxariisto. 1.Garaad Xirsi Garaad Faarax (Garaad Wiil-Waal) 2.Garaad Maxamed Dool 3.Garaad Maxamuud Dool Raggan waxay ahaayeen geesiyaal taariikhda Soomaaliyeed meel sare kaga jira, run-sheegayaal aan gabanin, dhaqan-yaqaanno Soomaaliyeed oo ku suntanaa sharaf iyo karaamo. Waxay ahaayeen rag aan cidna ka wajigaban, runta iyo caddaaladdana ku garsoora. Waxay ahaayeen dhaqan-yaqaanno si buuxda u ilaaliya sharafta saldanadda ay hayeen, mana oggolaan jirin in cidna ku takri-fasho, weligoodna kama gabanin runta, haba qadhaadhato e. Ilaahay ha u naxariisto Garaadada sharafta leh ee qaaliga ahaa. Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Abdi Mohamud Omer tweet media
Eesti
49
10
112
7.4K
Bashiir-Wabax
Bashiir-Wabax@BashiirWabax·
Ninkii Dadkiisa Sharfa iyaguna Way sharfayaan , Hadaadse Xabaalaha Kula Dirirto iyaguna Xabaal bay kuu rajaynayaan 😂 @M_Farmaajo waa Madaxwanihii ugu Horeeyey ee Abaalmarin Kahela Shacabkiisa ,
Bashiir-Wabax tweet media
Eesti
3
2
28
347
Bashiir-Wabax
Bashiir-Wabax@BashiirWabax·
"Toddobo beri ayaan u soomay Xasan Sheekh, si uu xilka ugu soo laabto. Anigoo Culimo ah ayaan ku biiray Badbaado Qaran. Ducadaas ismaan lahayn waxa maanta ku haysta ayaad ka dhaxli. Waan ku qasbanahay inaan markale u soomo, si Alle noo dhaafiyo." Sheekh C/raxmaan oo ka mid ah
Bashiir-Wabax tweet media
Filipino
4
0
11
283
Mohamed Farmaajo
Mohamed Farmaajo@M_Farmaajo·
Hambalyo Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan. Guddoomiyaha cusub waxaan Eebbe uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo doortay.
Mohamed Farmaajo tweet media
हिन्दी
115
153
989
67.1K
Sadaam cabeeye
Sadaam cabeeye@Sadaam_2·
Xarunta Dalxiiska Shabeelay Ee Gobolka Faafan Dawlad Deegaanka Somalida, Waa mashruuc ahmiyad wayn u leh, shacabka deegaanka iyo dalka,Korna u qaadi dona dhaqalaha shcabka shaqo abur badana samayndoona, waa midkamid ah hindisaha R/W Abiy. @AbiyAhmedAli @Mustafe_M_Omer
Sadaam cabeeye tweet mediaSadaam cabeeye tweet mediaSadaam cabeeye tweet mediaSadaam cabeeye tweet media
Indonesia
1
1
2
99